War doon TV

War doon TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from War doon TV, TV Channel, .

30/04/2021
Midka mida libaax yada uu dhaqdo Cali Maxamed (warancade) ayaa lasheegayaa inuu baxsaday caawa siddaasi waxa wakaalada w...
29/04/2021

Midka mida libaax yada uu dhaqdo Cali Maxamed (warancade) ayaa lasheegayaa inuu baxsaday caawa siddaasi waxa wakaalada wararka jsl u sheegay
taliyah ciidanka booliska soomaaliland mudane maxamed adan saqadhi daba gale

Xigasho maxamed axmed yuusuf

29/04/2021

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Baadigoobaaya Mid Kamid Ah Libaaxyadii Warancade Oo Baxsaday.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Saqadhi Dabagale ayaa warbaahinta qaranka u xaqiijiyey in caawa uu baxsaday mid kamid ah Libaaxyadda Cali Maxamed Warancade uu ku haystay magaaladda Hargeysa.

Taliyuhu waxa uu sheegay in ciidanka Boolisku ay wadaan hawlgal balaadhan oo ay ku raadinayaan Libaaxaas baxsaday.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland waxa uu dadweynaha usoo jeediyey in ciddii aragtaa Libaaxaas ay kusoo wargeliyaan Ciidamada Booliska.

28/04/2021

"Shacabka Somaliya isma necbin laakiin waxaan usheegaya shacabka xamar kunool , beledwayne kunool , Gaalkacayo kunool waxaa manta idinka haysta Xamar iyo maamulkeeda ee aduunka la yaabahay ayaa 30 sano la haystay" Muuse biixi Cabdi.

28/04/2021

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhaweeyay war-murtiyeedka ay soo saareen Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hir-Shabeelle ee ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka.

Sidoo kale Guddoomiyahu wuxuu soo dhaweynayaa War-qoraalka Xafiiska RW Mohamed Hussein Rooble ee ah in Dalka Doorasho loo jiheeyo

Guddooniyahu wuxuu u mahadcelinayaa cid kasta oo kaalin ka qaadatay, waxa uuna ku boorinayaa dhammaan masuuliyiinta in ay qaataan doorkooda masuuliyadeed si dalka loogu jiheeyo doorasho wadar-ogol ah oo ku dhacda jawi nabdoon.

Meeshan Yaa garanaya?
28/04/2021

Meeshan Yaa garanaya?

28/04/2021
26/04/2021

Boorame; Ciidamada Booliska ayaa goordhoweyd Xabsiga u taxaabay Saxafi Abdulqadir Ishqi oo loo haysto in uu muuqaalo ka duubay Sheikh Hassan Diheeye oo kamid ah culimada Somaliland ee Gobolka Awdal kaas oo Gudaha Boorame si weyn uga taageera Madaxweyne Farmaajo.

Source:-Mohamed Yusuf Bakayle

26/04/2021

Jabuuti ayaa sheegtay in ay ku mowqif tahya Golahha Nabadda iyo Ammaanka ee midowga, isla markaana dano siyaasadeed laga leeyahya eeda dowladda Soomaaliya ay u soo jeedisay.

TANI WAA JAWIGA MAGAALADA HARGAYSA OO MAANTA AH MID ROOBAN KADIB MARKII ROOBAB LAGU DIIRSADAA KA DA EEN MAGAALAD ALLA MA...
25/04/2021

TANI WAA JAWIGA MAGAALADA HARGAYSA OO MAANTA AH MID ROOBAN KADIB MARKII ROOBAB LAGU DIIRSADAA KA DA EEN MAGAALAD ALLA MAHAD LEH

25/04/2021

Roob lagu diirsaday ayaa magaladw Burco galabta Helay. Maasha allah Allow waa kugu mahad.

19/04/2021
19/04/2021

Faysal Cali Waraabe oo Clubhouse ka hadlaya ayaa sheegay in uu Xamar tegeyo si uu dadka reer Muqdisho u weydiiyo waxa ku jaban in Somaliland ay fasaxaan oo ay noqdaan laba dal oo walaallo ah.

Sidee U Aragtaa Hadalka Gudoomiye Faysal ?

19/04/2021
15/04/2021

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when War doon TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share