Ina Guuxaa Dry port

Ina Guuxaa Dry port Socail media agency

Maayarka dagmada Sallaxley Axmed  Buraale oo uu weheliyo isu duwaha wasaaradda horumarinta beeraha dagmada Sallaxley Ada...
09/07/2023

Maayarka dagmada Sallaxley Axmed Buraale oo uu weheliyo isu duwaha wasaaradda horumarinta beeraha dagmada Sallaxley Adan Cabdiraxmaan iyo sidoo kale xubno kamid ah iskaashatada beeraha deegaanka ayaa kormeeray qaar kamid ah Beeraha wax-soosaarka dagmada Sallaxley iyo deegaanada hoos yimaadda.

Ujeedada kormeerka masuuliyiinta ayaa ahaa u kuur galidda xaaladda beeralayda deegaanka oo muddooyinkii dambe ka cabanayay cayayaan ka cunay Dallaga.

Sidoo kale waxa ay wacyigelin ka sameeyeen inay sharci daro tahay dadka ootay seereyaasha ee aan waxna ka beerin. Taas oo ay ugu baaqeen inay dhulka wax ku beertaan ugana digay seereyaasha sharci darada ah.

Munaasibad isugu jirtay mahadnaq iyo sagootin ayaa loo sameeyay wafdigii gurmad ka ahaa ee ka yimid Somaliland ee uu hog...
09/07/2023

Munaasibad isugu jirtay mahadnaq iyo sagootin ayaa loo sameeyay wafdigii gurmad ka ahaa ee ka yimid Somaliland ee uu hogaaminayay duqa magaalada Hargaysa Mudane C/kariin Axmed Mooge halkaas oo hadyado lagu gudoonsiiyay ciidankii damdamiska ee Somaliland ee sida hagar laโ€™aanta ah uga qayb qaatay daminta dabkii ka kacay suuqa wayn ee taywaanka Jigjiga.

Masuuliyiin isugu jiray heer deegaan iyo heer maamul magaalo ayaa sagootin iyo ambabax u sameeyay wafdigii birmadka ahaa ee ka yimid Somaliland iyaga oo gaadhsiiyay magaalo xuduudeedka Tog-wajaale.

Qaar kamid ah masuuliyiinta iyo odayaasha sagootiyay wafdiga Somaliland ayaa sheegay inay muhiim tahay in la isku gurmado oo la iscaawiyo Jigjiga iyo Hargaysana ay yihiin mataano.

08/07/2023

Baaxada Dabka ka kacay Magaalada Jigjiga

Ilaahay qalbiga hawga reerbo dadka xoolahoodi gubteen

Dabka ka kacay suuqa Taywaan ee Jigjiga ayaa weli holcaya balse waxa lagu guullaystay in laga xakameeyo in aanu ku fidin...
08/07/2023

Dabka ka kacay suuqa Taywaan ee Jigjiga ayaa weli holcaya balse waxa lagu guullaystay in laga xakameeyo in aanu ku fidin suuqyada iyo goobaha kale ee u dhow Suuqan gubanaya.

Ciidamada damdamista oo kaashanaya dadka shacabka ah ayaa la tacaalaya daminta dabka.
Magaalooyin kale ayay gurmaddo ka soo baxeen sida Diridhaba iyo Hargeysa.

Labadii sannadoood ee ugu dambeeyay suuqyo waa weyn oo Soomaaliyeed ayaa gubtay arrintaas oo suโ€™aalo badan dhalinaysa.

Deeganka lafa-ciise DDS
28/10/2022

Deeganka lafa-ciise DDS

Dooxada Qaydarka kaam Abokor ee Degmada Daroor oo Barwaaqo ah
28/10/2022

Dooxada Qaydarka kaam Abokor ee Degmada Daroor oo Barwaaqo ah

Shirkadda Isgaadhsinta casriga ah ee Telesom oo Shir Caalami ah ka qayb gashay,Qoraalkan ayay shirkadu ku faahfahisay sh...
27/10/2022

Shirkadda Isgaadhsinta casriga ah ee Telesom oo Shir Caalami ah ka qayb gashay,

Qoraalkan ayay shirkadu ku faahfahisay shirkaas ay ka qayb gashay waxaanu u dhignaa sidan,

"Waxa noo farxad ah in nalagu martiqaado shirka sannadlaha ah ee ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฒ ๐—–๐—ผ๐—ป๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ (๐— ๐—ช๐—–๐Ÿฎ๐Ÿฎ) oo saddexdii maalmood ee u danbeeyay ka socday magaalada Kigali ee dalka Rwanda, kaas oo maanta la soo gabogabayn doono.

Telesom oo ka mid ah shirkadaha ugu facaweyn dhinaca hal-abuurka tiknoolajiyadda ee Afrika ayaa sannadkan fursad loo siiyay in ay si gaar ah uga qaybqaataan dood-cilmiyeed lagu falanqaynayay doorka ay shirkadaha isgaadhsiintu ku leeyihiin Arrimaha Samofalka (Humanitarian Aid Programs) iyo wada-shaqaynta hay'adaha ku hawlan samo-falka.

Maaha markii ugu horraysay ee Telesom lagu casuumo shirarka ayay qaabanqaabiyaan ururada ku hawlan horumarka tiknoolajiyadda ee ay GSMA ka mid tahay.Telesom dhawrkii sanno ee u danbeeyay xubin firfircoon ayay ka ahayd GSMA."

 Masuuliyiinta Degmada Daroor ,shaqaalaha,qabaleeyada iyo Bulshada ku dhaqan  xarunta degmada ee   yaa saaka Gacanta ula...
27/10/2022


Masuuliyiinta Degmada Daroor ,shaqaalaha,qabaleeyada iyo Bulshada ku dhaqan xarunta degmada ee yaa saaka Gacanta ula tagay in ay moos Adag ku wareeji yaan Balli- Biyoodka Magaalada Daroor ( ) si looga hor tago fatahaada ka dhalan karta xili Roobaadka

ALLAH NIMCADA HAYNO SIYAADIYO NUSQAANTEEDANA HAYNAGA HAYO

Daroor
17/10/2022

Daroor

Baligii Santarka  Laku-qotomaleey ee degmada Haro-digeed!
17/10/2022

Baligii Santarka Laku-qotomaleey ee degmada Haro-digeed!

Santarkii La-simaleey ee degmada Haro-digeed oo mahiigaan culus helay mashalah!Najiib Jarane
17/10/2022

Santarkii La-simaleey ee degmada Haro-digeed oo mahiigaan culus helay mashalah!

Najiib Jarane

Magaalooyinka Roobku  uu Ka Da'ay" CadaadaDaba-GoryaaleDaba-raqasAyqaadMarsin             Nusdariiq          gabo-gabo  ...
17/10/2022

Magaalooyinka Roobku uu Ka Da'ay"

Cadaada
Daba-Goryaale
Daba-raqas
Ayqaad

Marsin
Nusdariiq
gabo-gabo
Dhaqayoboor

Waysha
Labihowle1
Gombise
Masno

Garwan
Toonceley
Iskudhoonley
Miirlaandheer
Quranjale

Roobka Dayrโ€™eed ayaa si fiican u helay degmada Marisin ee gobolka Qoraxay, DDS
17/10/2022

Roobka Dayrโ€™eed ayaa si fiican u helay degmada Marisin ee gobolka Qoraxay,
DDS

Haro-digeed
17/10/2022

Haro-digeed

Wadada isku xidha Jigjiga ilaa Gaashaamo  iyo Santarka Abokor
17/10/2022

Wadada isku xidha Jigjiga ilaa Gaashaamo iyo Santarka Abokor

Magaalada  Goday we Dawlad Deeganka Somalida DDS
16/10/2022

Magaalada Goday we Dawlad Deeganka Somalida DDS

14/10/2022

๐ŸŽฅ A borehole driller in Somaliland has accidentally discover crude-oil upon drilling for water in Salahlay, Somaliland.

Africa report files/ Hot Fm Zambia / Africa facts zone

Address

Ina Guuxaa Dry Port
Hargeisa

Telephone

+252634052527

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ina Guuxaa Dry port posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ina Guuxaa Dry port:

Videos

Share