Tayo keen Multiservice

Tayo keen Multiservice Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tayo keen Multiservice, Social Media Agency, xaruuntu waxa ay ku taalaa dhinaca galbeed ee suuqa sariflayaasha hargeisa, Hargeisa.

Tayokeen Multiservice waa xaruunta maamulka iyo samaynta social pages ka sidoo kale waxay kuu diyaarinaysaa dhamaan nashqadaynta designs kala duwan sida logoyinka ,social post iyo cover pages ka

Soo dhawwaada macaamiisha qaaligaa
06/05/2024

Soo dhawwaada macaamiisha qaaligaa

06/05/2024

Tayo keen Multiservice
1: Hadii aad haysato ganacsi baahi qabtay in si maalin leh ah lagugu maamulo barahaaga bulshada sida Facebook, Instagram iyo waliba tiktok taada nagu soo booqo xafiiska tayokeen multiservise
2:sidoo kale waxan kuu diyaarinay nashqadaynta iyo samaynta loogooyinka ganacsiyeed ama urureed si aad ugu soo bandhito nashqado qurux badan
3: waxa kale oo aan meesha ka maqnayn cilad saaridii social media
+252634067483

Hadii aad u baahantahay in lagaa caawiyo alaab dalbida  sida china ,turki ,dubai  sidoo kale waxa  an kuu diyaarinayna d...
29/04/2024

Hadii aad u baahantahay in lagaa caawiyo alaab dalbida sida china ,turki ,dubai sidoo kale waxa an kuu diyaarinayna dhamaan nashqadaha kala duwan sida loogo ka turjumaysa ganacsigaa iyo nashqad kasta oo aad u baahantahay haday tahay social posts ka kala duwan
hadaba macmiil hadii aad u baahantahay adeegyadan si dhakhso ah noola soo xidhiidh #0634067483

06/11/2023

Ma doonaysaa oo ma jeceshahay in aad ganacsi bilawdo ama ganacsi ma leedahay oo ma jeceshahay in aad alaab ka dalbatid ALIBABA.COM oo ah meelaha laga helo alaabaha ugu jaban hadaba adeega waxa kuu soo kordhisay Tayo keen Multiservice oo si hufan kuugu qabanaysa sidoo kale Dubai iyo Turkey waa lagaaga dalbayaa hadaad u baahato.

29/09/2023
11/09/2023

Ma doonaysaa in alaab lagaaga dalbo wadanada CHINA, DUBAI & TURKEY. Sidoo kale ma doonaysaa in social media aad uga faaidaysatid ganacsigaaga ama adeega aad bixinaysid si uu u gaadho bulsho badan hadaba adeegyadaas iyo qaar kale oo badanba waxa kuu soo kordhisay Shirkadda Tayo keen Multiservice.

Ma doonaysaa oo ma jeceshahay in alaab lagaaga keeno dalka china oo laguugu keeno xagaad joogtid hadaba adeega waxa kuu ...
03/09/2023

Ma doonaysaa oo ma jeceshahay in alaab lagaaga keeno dalka china oo laguugu keeno xagaad joogtid hadaba adeega waxa kuu qabaysa Tayo keen Multiservice hada jeceshahay nala soo xidhiidh.

Subax Wacan macaamiisheena Ku xidhan Tayo keen Multiservice
28/08/2023

Subax Wacan macaamiisheena Ku xidhan Tayo keen Multiservice

26/08/2023

Madoonaysaa in alaab lagaaga dalbo China | Alibaba | Dubai | Turkey || Sidoo kale ma doonaysaa in ganacsi ONLINE ah aad samaysid oo laguu maamulo lagaaga shaqaysiiyo adoo hawlahaagii kala iska haysta hadaba adeegyadaa iyo qaar kale badan waxa kuu soo kordhisay Tayo keen Multiservice nala soo xidhiidh wixii faahfaahin ah ee intaa dheer.

25/08/2023

Ganacsade ganacsigaagu maka maqanyahay suuq weynaha internetka ama barta ugu weyn ay bulshada aduunku ku kulanto ? Hadii aad leedahay sidii aad doonaysay ma kuugu shaqayn waayay ? Ma doonaysaa ama ma ku hanwayntahay in aad ganacsi furato ? hadaba suaalahaas oo dhan iyo qaar ka badanba hadaad qabto Tayo keen Multiservice ayaa kaa haqabtiraysa soo dhawoow.

Address

Xaruuntu Waxa Ay Ku Taalaa Dhinaca Galbeed Ee Suuqa Sariflayaasha Hargeisa
Hargeisa
002522

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:00
Tuesday 07:30 - 21:00
Wednesday 07:30 - 21:00
Thursday 07:30 - 21:00
Saturday 07:30 - 21:00
Sunday 07:30 - 21:00

Telephone

+252634067483

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo keen Multiservice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tayo keen Multiservice:

Videos

Share