Aleen Magazine

Aleen Magazine Waa Magazine Ka hadlaya arimaha Bulshada

Permanently closed.
22 sano ayay da'diisu ahayd markii laxidhay waxana lagu haystay inu jabsaday sirihii dawlada wadan kalana ka gatay, waxa...
06/03/2022

22 sano ayay da'diisu ahayd markii laxidhay waxana lagu haystay inu jabsaday sirihii dawlada wadan kalana ka gatay, waxa lagu naanaysi jiray" dacaw'' maskax badnidiisa darteed.

Aabihii wa oday da'ah wax caruurana isaga oo kali ah ayuu dhalay, waxaanu jeclaa markasta wax beridda ,aqalkiisa waxa ugu dhex taalay beer, beerta inuu ka shaqeeyo awood umuu lahayn gabow iyo tamar yari awgii, oo nin waayeel ah buu ahaa.
Waxa uu warqad udiray wiilkiisi wuxuuna ku yidhi
"Wiilkaygiiyoow waxan jeclaan lahaa inaad garabkayga joogto si aad iiga caawiso qoditaanka beerta cid icaawisa mahaysto Anna awood aan ku qodo mahayo "
Mudo yar kadib wiilkii waraaq ayuu aabihii usoo diray.

"'aabo waxaan kaaga digayaa inaad beerta qodo sababto ah waxa an ku qariyay siro muhiim ah, ha isku taaban beerta cidna inay qodo haka yeelin ""
Saacadba kamay sowareegin waraaqdii ladiray waaba ciidankii dabagalka iyo kuwii booliska oo aqalkii hareereyay beertiina taako taako uqoday waxba markay kawaayen ayay iska tageen
Wiilkii ayaa aabihii waraaqad kale uso qoroy ""
*Aabo waxan rajaynayaa in beertiii sifiican looqoday intaas ayaan awoodi karaayay wixii kale aad ubaahatana iso sheeg ,

"Ma wiilka caqli badnaaa mise booliska ayaa doqomo ahaa🤔

WAR DEGDEG AH: Dhalinyaradan oo la la'aa muddo 5 cisho ah ayaa hada geeridooda la ii xaqiijiyey, Dhalinyaradan oo ka koo...
04/03/2022

WAR DEGDEG AH: Dhalinyaradan oo la la'aa muddo 5 cisho ah ayaa hada geeridooda la ii xaqiijiyey,

Dhalinyaradan oo ka koobnaa 9 qof 5 ka mid ahna la hubo iney soomaali yihiin ayaa ku geeriyoodey dooni ku qaracantey bada Lesvos ee Giriig, dhalinyaradan ayaa ka baxay Magaalada Izmir ee Dalka Turkiga 28.02.2022.

Maxamed mustafe xasan
Abdalle mohamed warsame
Ibrahin Axmed bile
Asiya ciise adan
Muna awcabdi ibrahin.

Gabadhan oo u dhalatay dalka Kenya ayaa mar qudha iyada oo ordaysa dhagax lasoo gashay garoon ku yaala dalkaasi , kadib ...
04/03/2022

Gabadhan oo u dhalatay dalka Kenya ayaa mar qudha iyada oo ordaysa dhagax lasoo gashay garoon ku yaala dalkaasi , kadib markii mid ka midda ciyaartoyda garoonka oo ay iyada xidhiidh jacayl kala dhaxeeyo uu xanaaqadeeyay ciyaartoy kale.

Gabadhan ayaana ka cadhootay dhaawaca soo gaadhay jacaylkeedda , Waxaanay dhagaxa usoo qadatay si ay ugu Aar goyso jacaylkeedda.

Jacayl kan ha kaa ahaado.😂

02/03/2022

Qalbi Jabkii Oohinta Badnaa

02/03/2022

magazine

Ku so Dhawoooow    “Waxaaad ka Heeli-doonto Dhamaaan waxyaaabahii aaad uga Barateeen Magazine ka oo dhaaan Boogaan like ...
01/03/2022

Ku so Dhawoooow
“Waxaaad ka Heeli-doonto Dhamaaan waxyaaabahii aaad uga Barateeen Magazine ka oo dhaaan Boogaan like iyo Follow dheh si aaad ugala socoto wax yaaabaha aan so waaadno “

Mahadsnid 🙏

01/03/2022
Sawirkii Adduunka Argagaxa GaliyeyWaa 1992-kii oo ahaa wakhtiyadii ay sida daran uga socdeen colaaduhu dhulka Soomaalida...
01/03/2022

Sawirkii Adduunka Argagaxa Galiyey

Waa 1992-kii oo ahaa wakhtiyadii ay sida daran uga socdeen colaaduhu dhulka Soomaalida, gaar ahaan degaanada badhtamaha iyo koonfurta. Sawirqaade Mareykan ah oo la yidhaahdo James Nachtwey ayaa yimi Muqdisho si uu sawiro uga qaado abaarta iyo macaluusha ka taagan Soomaaliya. Markii uu muddo ku dhex safrayey degaano kala duwan oo koonfurta Soomaaliya ah, James wuxu daabacay sawiro xanuun badan oo uu ku jiro muuqaalkan-haweeneydan saaran kaaryoonaha/gaadhi-gacanka oo sugeysay in la geeyo xarun quudin.

Ka dib markii sawirkan iyo kuwo kale oo la mid ah lagu daabacay bogga h**e ee wargeyska caanka ah ee New York Times, hal akhriste ayaa qoray, "ma waxaan dhihi karnaa sidan si ka sii daran ayaa dhici karta?" Si la mid ah sida akhristahan ayey sawiradani adduunka oo dhan qalbiga u dhaqaajiyeen.

Laanqayrta Cas waxay sheegtay in taageeradii dadweynuhu ay keentay in la sameeyo hawlgalkeedii ugu waynaa tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka. Dad badan ayaa la badbaadiyey. Madaxii ICRC, Jean-Daniel Tauxe ayaa sheegay in "sawiradaa James ay isbeddelka sameeyeen."

01/03/2022

Address

Hargeisa

Telephone

+252633816464

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aleen Magazine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aleen Magazine:

Videos

Share

Category