Naciima Abwaan Qorane

Naciima Abwaan Qorane waxaad Kala socon kartaa muuqalada ugu xiisaha badan maalin walap


follow
share
and
like

Hooyo ayaa saaka wiilkeeda lagu hortoogtay
11/08/2022

Hooyo ayaa saaka wiilkeeda lagu hortoogtay

11/08/2022
"Mooge miyaanu ahayn kii kursiga ku yimid doonista iyo dareenka shacabka ee Reer hargaysa siiyeen Codkii ugu badnaa ee a...
11/08/2022

"Mooge miyaanu ahayn kii kursiga ku yimid doonista iyo dareenka shacabka ee Reer hargaysa siiyeen Codkii ugu badnaa ee abid la siiyo qof somaliyeed"

WQ. Xildhibaan Maxamed Abiib

"Waxa layaab leh hadalka ka soo yeedhay Maayarka Hargaysa oo ku sugan Idaacadda Radio Hargeysa oo leh wax dhibaato ahi ma dhicin saacadan.

Iyadoo la ogaa in Isla subixii horaba dhimasho iyo dhaawac jireen hadaba
Dhimashada 2da qof ee hargaysa inta la ogyahay iyo Dhaawaca shacabka ee tiro beelay tolow Maayar Mooge inuu dafiro maxaa ku kellifay?

Mooge miyaanu ahayn kii kursiga ku yimid doonista iyo dareenka shacabka ee Reer hargaysa siiyeen Codkii ugu badnaa ee abid la siiyo qof somaliyeed oo tartan dhaba ka qayb galay?

Iyada oo aynu ognahay dhimasho iyo dhaawacba inay ina daan wayne yihin Hargaysana maanta ay ka dhacayeen noocayada kala duwan ee hubku, oo aad moodaysay furin laba ciidan isku hor fadhiyaan sidee qof masuuli u odhan karaa dhibaato majirto.

Ugu yaraan maanta bukan badni waa daawo beelay qoysas badanina way masruf beeleen Dhibta maqani waa maxay maayarkii Caasimadoow sxb??

Degdeg; Somaliland; Dawlad ku meel gaadha ah ayaa Sabtida lagu dhawaaqayaa sida uu sheegay Guddoomiye Faysal Ali Waraabe...
11/08/2022

Degdeg; Somaliland; Dawlad ku meel gaadha ah ayaa Sabtida lagu dhawaaqayaa sida uu sheegay Guddoomiye Faysal Ali Waraabe.

Burao
11/08/2022

Burao

Wasiirka arimaha Gudaha ayaa Musharax Cirro ku eedeyey inuu xidhiidh la lahaa , lacago-na uu u diray saraakiil ka tirsan...
10/08/2022

Wasiirka arimaha Gudaha ayaa Musharax Cirro ku eedeyey inuu xidhiidh la lahaa , lacago-na uu u diray saraakiil ka tirsan ciidamada Somaliya oo Hargeysa lagu qabtey

Sidoo kale wasiirka Arimaha gudaha ayaa sheegay in beesha caalamku ay soo gaadhsiisay xogo ku saabsan qaraxyo dalka laga fulinaayo .

Magaalada burao ayey xukuumadu sheektay inaanay Ku aaminayn police Ka oo ay milatriga wadanku soo Gali doono
10/08/2022

Magaalada burao ayey xukuumadu sheektay inaanay Ku aaminayn police Ka oo ay milatriga wadanku soo Gali doono

10/08/2022

Ciidamo hubaysan oo xamar laga keenay ayaa dalka lasoo geliyay si ammaanka khalkhal loo geliyo.
cidda ciidanka xidhiidhka la samaynaysayna waxa ka mid ah Cabdiraxmaan Cirro.

waxa hadda sidaa yidhi wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed.

"Boqor Buurmadaw oo beeshiisa ugu baaqay inay si mugleh uga qayb qaataan mudaharaadyada badbaado qaran ee bilaabmaya maa...
10/08/2022

"Boqor Buurmadaw oo beeshiisa ugu baaqay inay si mugleh uga qayb qaataan mudaharaadyada badbaado qaran ee bilaabmaya maalintia berito

Cilmi baadhisahan halaysoo shego cida samaysa walaalayaalo😁Cilmi Baaris dheer ay sameyeen dhakhatiir ayaa waxaa lagu oga...
10/08/2022

Cilmi baadhisahan halaysoo shego cida samaysa walaalayaalo😁

Cilmi Baaris dheer ay sameyeen dhakhatiir ayaa
waxaa lagu ogaday shirka dumarka Cafimaad yahay
una roon yahay Xasuusta soo celinta Raga .

Sidaad u aragta hubka ay adeegsanayaan mucaaradka somaliland
10/08/2022

Sidaad u aragta hubka ay adeegsanayaan mucaaradka somaliland

Abdirashiid, bal dhadhami qadhaadh iyo macaan midka ay yihiin midhaha Adeer beeray.
10/08/2022

Abdirashiid, bal dhadhami qadhaadh iyo macaan midka ay yihiin midhaha Adeer beeray.

SHEEKO: ka dhacday Gambia 🇬🇲 caasimada Banjul muwaadin ayaa xabad ku dhuftay marwadii uu qabey kadib markii ay hadlaka k...
10/08/2022

SHEEKO: ka dhacday Gambia 🇬🇲 caasimada Banjul muwaadin ayaa xabad ku dhuftay marwadii uu qabey kadib markii ay hadlaka ku badisay laakiin ma ay dhiman oo ma ay dilin xabadii kadib muwaadinkii dacwad ayuu ku qaaday shirkadii samaysay rasaasta

Waxa uu ku yidhi shirkadii rasaastiinu maaha mid tayo leh oo wax dilaysa, kadibna shirkadii ayaa samaysay baadhis waxana ay ogaatey in ay tahay rasaas dhacday oo qol ku raagtay oo la sameyey burburki Midowgi Ruushka 1990 🤣 ta waxa kasi daran waxa lasiiyey ni
haweenaydiina gurigeedii ayay kusoo laabtay markii laga soo saaray xabadii sigtay laakiin markan xaajiyadu hadalkii waa yaraysay

RAALIYO iyadoo xabad lagu dhutay ayey weli diyaar u tahay in ay reerkeeda dhaqato !

Alla ragga soomaliyeed samir badanaa maxay xaasaskooda muran kula joogaan!
🤣

Alle Ha U naxariistee Waxaa Goordhow Ciyaal  Toorey Ay Ku Dileen Degmada Dharkenley Taagerihii Waynaa Ee Degmadaas Saala...
10/08/2022

Alle Ha U naxariistee Waxaa Goordhow Ciyaal Toorey Ay Ku Dileen Degmada Dharkenley Taagerihii Waynaa Ee Degmadaas Saalax Jini.

Koox Ciyaal Toorey Ah Ayaa Dilka U Adeegsaday Toorey Iyo Baangado.

Mar kaliya Aynu u Wada Ducayno Walalkeen in ilahay u naxariisto

Xigasho : Abdulkadir Mohamed Dulyar

10/08/2022

Siyaasadda Kenya ilaa iminka 62% waxa gacanta sare hoggaanka u haya Musharax Ruto.

✅ 53% of Governors
✅ 57% of Senators
✅52% of W/Reps
✅76% of Members of Parliament
✅ 82% of MCAs

Wasiir Rooboow ayaa yidhi; "Waxaan ku dedaalayaa in aan la tashado culimada Soomaaliyeed si midnimo lehna loo wajaho kha...
10/08/2022

Wasiir Rooboow ayaa yidhi; "Waxaan ku dedaalayaa in aan la tashado culimada Soomaaliyeed si midnimo lehna loo wajaho khalad kastoo Diini ah oo jira”

10/08/2022
Raila Odinga wuxuu horay u sheegay haddii uu guuleysto inuu Aqoonsan doono Somaliland.
10/08/2022

Raila Odinga wuxuu horay u sheegay haddii uu guuleysto inuu Aqoonsan doono Somaliland.

Sheikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ayaa maanta si rasmi ah, xilka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ku wareegay.Ma Islee...
10/08/2022

Sheikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ayaa maanta si rasmi ah, xilka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ku wareegay.

Ma Isleedahay Dhaqanka Muqdisho Oo Doorsoomay Waxbuu ka Baddeli, Mise Mushaarkiisuu Fiirsan.

Aragtidaada inala wadaag

Degdeg:Wefti sare oo ka socda Mareykanka ayaa imanaya Somaliland kana soo degaya Egal Airpot goordhaw,sida warar hoose i...
10/08/2022

Degdeg:Wefti sare oo ka socda Mareykanka ayaa imanaya Somaliland kana soo degaya Egal Airpot goordhaw,sida warar hoose ii sheegeen saacadaha Siidhiga ka h**eeya ayay soo wajahanyihiin.

Waxay leeyihiin dibad-baxa dib haloo dhigo,iyadoo saacado kooban ay ka hadheen balankii Mucaaradku u sameeyeen shacabka.

Mareykanka iyo Somaliland ayaa isu dhaw baryahan waxaanay kala saxeexdeen heshiisyo kala duwan oo dhanka amaanka ah iyo qodobo kale.

Mucaaradka Somaliland ayaa h**e u hakiyay banaanbax ay shacabka u balanqaadeen oo u tanaasulay Ergadii labeenta Somaliland,balse tan Mareykanka makula tahay in ay tanaasuli doonaan?.

Maxay kula tahay adiga,aragtidaadu waa muhiim
Cabdisalaan Germany, ku xidhnow oo waligaa ha anbanin.

Wadanka Sucudiga ayaa laga ceeriyay kaliya inuu qurux badanyahay, waxay sheegeen inuu fidno kuyahay gabdhaha.
10/08/2022

Wadanka Sucudiga ayaa laga ceeriyay kaliya inuu qurux badanyahay, waxay sheegeen inuu fidno kuyahay gabdhaha.

Maanta waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee kasoo wareegtay dharaartii u horreysay ee masuul Soomaaliyeed, nin...
10/08/2022

Maanta waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee kasoo wareegtay dharaartii u horreysay ee masuul Soomaaliyeed, nin Ajaanib ah Macawis u guntiyo/geliyo/xidho. Taariikhdaa foolxumada iyo nuqsaanta dadnimo xambaarsanayd ayaa ahayd 10-Augst-2021. Masuulkaas oo ahaa Rooble-B.

Maalintan ayaa ku suntan dharaartii Dadweynaha Qabka la nool ee Soomaaliyeed Yaxyaxa la hoydeen.

Doorashada Kenya oo laysla habeensaday aad baa laysugu dhow yahay, waxaana hoggaaminaya Ruto.
10/08/2022

Doorashada Kenya oo laysla habeensaday aad baa laysugu dhow yahay, waxaana hoggaaminaya Ruto.

Madaxweynaheeni ii dhiibtii Kampala waa tii wixii innaga raaceen. Bal soo duceeya inaan tii Musafani oo kale kusoo dhici...
10/08/2022

Madaxweynaheeni ii dhiibtii Kampala waa tii wixii innaga raaceen. Bal soo duceeya inaan tii Musafani oo kale kusoo dhicin Abdirahman Abdishakur.

Illaahayoow waxan wax dhaaama, Illaahayoow ma baahnina beryadaan la qabsanee nagu du’ qaniimooyinkaad na siisay.

Hargaysa Waxaa dooxa weyn ee magaalada laga helay inan yar oo lagu soo tuuray yadoo wali wan socodka aan baran waxa lagu...
10/08/2022

Hargaysa Waxaa dooxa weyn ee magaalada laga helay inan yar oo lagu soo tuuray yadoo wali wan socodka aan baran waxa lagu hayaa saldhiga Maxamed Mooge

Kala aamin-bax dawli ah ayaa halkan ka muuqda. Raysalwasaare Xamse wuxuu xilka u kala wareejinayaa Rooboow iyo Wasiirkii...
10/08/2022

Kala aamin-bax dawli ah ayaa halkan ka muuqda. Raysalwasaare Xamse wuxuu xilka u kala wareejinayaa Rooboow iyo Wasiirkii h**e.

Sida sawirada kaaga muuqata xafiiska Rooboow lagu wareejinayo waxa Raysal wasaaraha ilaaladiisu kaga jirtaa dhufays, banaanka waxa dhufays kaga jirta Amisom, sidaasi iyadoo ah oo xilka lagula kala wareegay Baaloow ibixi, hadana Mukhtaar golaha wasiirada ayuu kamid ahaan doonaa.

Waxaa inta badan qofta dabeecadiisa iyo shaqsiyadiisa lagu sifeeyaa halka uu ka bilawdo xariiqa casaanka ah ee gacantiis...
10/08/2022

Waxaa inta badan qofta dabeecadiisa iyo shaqsiyadiisa lagu sifeeyaa halka uu ka bilawdo xariiqa casaanka ah ee gacantiisa

A : hadii aad tahay waxaa lagu tibaxaa inaa tahay qof hogaamiye ah oo jecel inuu gooni u socdo

B: hadii aad tahay waxaa tahay qof ilaaliyo dareenka dadka iyo dadka arintu kala dhaxeyso sido kale dadka B waa dad la qiyaani karo

C : hadii aad tahay waxaa ledahay tilmaamaha A lakiin waxaa kusii dheer inaa tahay qof romance ah

D : hadii aad tahay waxaa tahay qof samir badan jecelne inuu dadka wanajiyo waxne u qabto

Midkee tahay ?🤔

Dalka Hindia ayaa laga Bilaabay Keydinta & ka Ganacsiga Dhuusada Bini'adam-ka . Si loogu daweeyo Dadka qaba Xanuunada Qa...
10/08/2022

Dalka Hindia ayaa laga Bilaabay Keydinta & ka Ganacsiga Dhuusada Bini'adam-ka . Si loogu daweeyo Dadka qaba Xanuunada Qaar .

Halkii Kiilo Ee dhuusada ah ayaana lagaa siin doona Qiima dhan $ 100 dollar

' Sida loo kala Dhuusa Badan yahay ayaana Fursadan looga kala Faiideesan donaa lacag badana looga Sameen doonaa.

Ciwankaygii h**e waa la diiday Kan ayaan noqon doona page dasmigaa ee 100k halagaadhsiiyo asxaabeey
09/08/2022

Ciwankaygii h**e waa la diiday Kan ayaan noqon doona page dasmigaa ee 100k halagaadhsiiyo asxaabeey

Maxaad Ka xasuustaa madaxwaynaheenii h**e ee farmaajo
09/08/2022

Maxaad Ka xasuustaa madaxwaynaheenii h**e ee farmaajo

Shirkadda Whatsapp ayaa samaysay isbedel cusub; maanta kaddib haddii aad sawir qof kuugu soo diray daaqada yar ee marka ...
09/08/2022

Shirkadda Whatsapp ayaa samaysay isbedel cusub; maanta kaddib haddii aad sawir qof kuugu soo diray daaqada yar ee marka qudha laga arko waxa laguugu soo diro aad screen-shot ka qaadid ama duubtid muuqaal wuu ku ogaanayaa qofkaasi.

Sawirada & muuqaalada halkan oo aad hal mar arki karto laguugu soo diro k**a qaadi kartid wax screen-shot ah maadama oo loo sheegayo qofka kusoo diray.

Ciidamada Itoobbiya oo gaadhay guddaha Doolow, waxaa lasoo warinayaa inay toos u degeen garoonka diyaaradaha ee Doolow.
09/08/2022

Ciidamada Itoobbiya oo gaadhay guddaha Doolow, waxaa lasoo warinayaa inay toos u degeen garoonka diyaaradaha ee Doolow.

dalka -ka Philipin Waxaa ku Nool Qabiil Hadii Ninku Uuna Calool Lahayn Aan Gabdhuhu Salaanta Ka Qaadin , Gabadh-ba mida ...
09/08/2022

dalka -ka Philipin Waxaa ku Nool Qabiil Hadii Ninku Uuna Calool Lahayn Aan Gabdhuhu Salaanta Ka Qaadin , Gabadh-ba mida ay Ka qurux badan tahay Waxaa Guursada nin ka Caloosha leh Haduu doono Yuuna Lacag Haysan ba kaliya Waa inuuu Caloool leeyahay

Ninka Dhuuban waxaa looga Yaqaanaa Gabdhaha walaal kood , Shukaansina Uma Banaana, Gabdhaha somaliyed ee Ragga GYM ta kuwaalay ha ogaadaan Gabadho Caloosha jecel baa dunida kula nool”

Mention soo dheh mid aad uga shakisantahay😂Ganacsatada waxaan farayaa inaanay waxyaabahanoo kale wadanka keeninWaayo idi...
09/08/2022

Mention soo dheh mid aad uga shakisantahay😂

Ganacsatada waxaan farayaa inaanay waxyaabahanoo kale wadanka keenin
Waayo idinka laftigiina laydinku qaldi karaaa ganacsatoy

Ciidamada Booliiska ee Ethiopia ayaa qabtay lacag dhan 1.2 Milyan Birr oo loo waday deegaanka Tigreega.Lacagtan ayaa arr...
09/08/2022

Ciidamada Booliiska ee Ethiopia ayaa qabtay lacag dhan 1.2 Milyan Birr oo loo waday deegaanka Tigreega.

Lacagtan ayaa arrinta la yaabka lihi ay ahayd in lagu qabtay nin ajanabi waxaanu ku gray Fareejada ama istoobada xaga dambe ee baabuurka iyo gudaha isla baabuurka waliba xaga sare ah.

Waxaana lagu qabtay deegaanka Canfarta iyada oo ninkii baabuurkaasi watay xabsiga loo taxaabay.

Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Fei Sheng Chao, oo khudbad ka jeedinayey shir ka dhacay Muqdisho, ayaa d...
09/08/2022

Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Fei Sheng Chao, oo khudbad ka jeedinayey shir ka dhacay Muqdisho, ayaa dhiniciisa midig waxaa kasoo muuqday Gantaal kamid ah kuwa xambaara Dayax gacmeedka.

Xiisad culus oo soo jireen ah ayaa ka dhex taagan Shiinaha iyo Taiwan taas oo si weyn cirka iskugu shareertay todobaadkan markii ay Jaziirada booqatay Afhayeenka Golaha Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi.

Sida lasoo warinayo doorashada Kenya waxaa hoggaaminaya Murashax RUTO.Dhanka kale Raila Odinga, waxay u eeg tahay inuu m...
09/08/2022

Sida lasoo warinayo doorashada Kenya waxaa hoggaaminaya Murashax RUTO.
Dhanka kale Raila Odinga, waxay u eeg tahay inuu markii 4aad dhulka galay.

Guddaha Soomaaliya, Odinga wuxuu taageerada ugu badan ka haystay Somaliland oo uu sheegay haddii uu guulaysto inuu aqoonsan doono.

Somaliland ayaa bilowday raafida dadka aan dhaladka ahayn kana hawalgashay casimada hargysa
09/08/2022

Somaliland ayaa bilowday raafida dadka aan dhaladka ahayn kana hawalgashay casimada hargysa

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay in Ciyaal weero ka dhalatay ama katimi, Ciidamadii mucaaradku sameeyeen, dawladd...
09/08/2022

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay in Ciyaal weero ka dhalatay ama katimi, Ciidamadii mucaaradku sameeyeen, dawladdana dagaalka ku qaaday ee Badbaado Qaran.

Madaxweyne Erdoğan, ayaa saacad kahor khadka taleefanka kula xidhiidhay Madaxweyne Hassan Sheikh.Madaxweynaha Jamhuuriya...
09/08/2022

Madaxweyne Erdoğan, ayaa saacad kahor khadka taleefanka kula xidhiidhay Madaxweyne Hassan Sheikh.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Turkigu wuxuu cadeeyey inay Soomaaliya barbar taagan yihiin, Degenaanshaha Soomaaliyana ay muhiim tahay.

Madaxtooyada Soomaaliya iyo Warbaahinteeda ayaan ilaa iyo iminka warkan meelna ku baahin kana hadlin.

Address

Wadada Cad
Hargeisa
+252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naciima Abwaan Qorane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Naciima Abwaan Qorane:

Videos

Share

Category