Abwaan Qorsheeye

Abwaan Qorsheeye Wll Geeri Ayaynu kuwada xukumanahay aaynu isusoo ducayno waala kala horeeyaaye

12/06/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Sahra Cabdi, Hassan Abuuyasir, Bisharo Abdi Botan

02/05/2024

1. Saba Sugan Barwaaqiyo Sagal Soobaxaayiyo Soon Baan Sugaayaayo Sabadii Abwaanada Hrgeisaan Ku Suganahaye Safkiiyaan Kabeermiyo Soomaaliyo Idiley Marka H**e SalaanGuud
Aan siinka Maansada Qodobeeyo hadalkoo Sarta Aan Kasaare Suunkaan Adkaystoo Socotaan Ku Reranahay Safarkaygu Waa meel Saranseeri maayo Sarka dhaban Madegaye Safkiiyaan Ka Beermiyo Soomaaliyo Idiley sabeenbaa Inoo Qalan

Soomaali Hadalkeed Maah Maah Horaatidhi saawiri af darana Sunbona Hadal dhanaana Sarta Aan Kaqaade Malaa Waa suluugi doontaane Sasabaad Ma Hadalba? Soodh Laysku Saraya Kaftan muu Ahaan Jirey Sarta Aan Kaqaade Sool Markay Dumayse Sooku Uuku Dhacaye Seefuhu Sarsarayaan Soomaalilaney sideebaa Ka sugaysaan

Ma ogtahay Sokeeyuhu Waa sar Adiga Kaamida Sankaagoo Bukoodana Seef laguma Gooyo Waa Sed adiga Kaa maqan
3dexdaa Sarbeebiyo Suul Habaale Maan Gelin Waanigaa Safeeye Sabadeedi geeye 3dex Kale Waxay Taahy
1. Saamigii Abwaanada kuwii Siinka Curin Jirirey Heeliyo Safkiisi Maxay Uga Sahwiyayaan Ma siibashay Ka baqayaan
2. Saaxiib Waadigii Sarbeebaha Xada Xoor Kamaale Siinkana iska Raacso subag Waad Ka Helaysaaye Seeftaada Maasada Sinka Waynaad Ku Maasha
3. Saaxiib Su Aal saran Ma Suul Dhabaalad Maqashoo Meelaan Ogsoonahaybaad Haku siiban Leedahay
4. Samanadaan Dhex Marayniyo Kuwa soosocdee Maqan Inta Aan Ogsoonahay Suugaan Dhamaanteet Shacirbaa Suldaan U ah Suunkeeda Xidhanoo Siinleyna Joogo Maantana Sifayn waa
Saaxiib Suldaan Guud Suugaan dhamaanteet Samankaan Dhexmarayniyo Kuwa soosocdee Maqan Adaan kugu Sifiiyo Suunka Kuugu Laabe Been seef Kamaan Dhigano Saan Kuuma Tolaye saaxiib Waad Ogsoontahay

WAA su Aal Sarbeebano saaxiibkaana Kula Qabaye Maxaad Uga Sahwiyaysa
Saranseerkan Dhacayiyo waxan Seed Laharaye Siniintoodo Baxaysee Sababdu Bislaadeene Sasabaada Lagu Wado Mamaleelaan Ogsoonahaybaad Haku Siiban Leedahay

30/04/2024

Maaamul Xumada Waa Lagu Jaba Mudan Markay Joogto
Maahi Maayo Oo Hadalka Waan Maalo Sarayaaye
Murti Iyo Aqoon Wada Socda Masuul Magac Ku Yeeshaaye
Muuse Hada Garanaya Maamul xumadiisa

Abwaan Qorsheeye

❤️
02/12/2023

❤️

Noloshu way gaabantahay
25/11/2023

Noloshu way gaabantahay

Follow pageka soo dheh
14/11/2023

Follow pageka soo dheh

Aroos wacan
10/09/2023

Aroos wacan

Follow  igu sharaf
18/08/2023

Follow igu sharaf

26/07/2023
12/07/2023

Gabay jacayl ah

08/07/2023

Tax Aan Su aal Ku waydiiyey Soomaaliland

Siday Kadoonayso Gobolka sool

Follow  dheh
13/06/2023

Follow dheh

Followdii Maxaa Ku Dhacay Miyay Dabaal Degaysaa?
13/05/2023

Followdii Maxaa Ku Dhacay Miyay Dabaal Degaysaa?

Xaqulciidkaygu aniga waa Followda   Asxaabey
26/04/2023

Xaqulciidkaygu aniga waa Followda Asxaabey

Ramadaan Mubaarak
07/04/2023

Ramadaan Mubaarak

Followda Igu  sharaf
01/04/2023

Followda Igu sharaf

Address

Hargeisa

Telephone

+252633924543

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Qorsheeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share