Samaale Cabdi

Samaale Cabdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Samaale Cabdi, News & Media Website, Hargaysa, Hargeisa.

Permanently closed.
"Ciidankeena Hadii ay tabar la"aan yahiin ha la tabo baro "Xildhibaanada Golaha wakiilada oo baaq diray
31/12/2022

"Ciidankeena Hadii ay tabar la"aan yahiin ha la tabo baro "Xildhibaanada Golaha wakiilada oo baaq diray

Xaaladda Laascaanood oo saaka Dagan iyo meheradihii ganacsiga oo dib loo Furay.
31/12/2022

Xaaladda Laascaanood oo saaka Dagan iyo meheradihii ganacsiga oo dib loo Furay.

Barnaamijka Caawa iyo Caalamka ee Telefiahinka BBC Somali Caawa Ayuu Soo Gabagaboobey
30/12/2022

Barnaamijka Caawa iyo Caalamka ee Telefiahinka BBC Somali Caawa Ayuu Soo Gabagaboobey

CR7 ayaa hada bogiisa Instagram ku shaaciyay heshiiska uu la galay kooxda ka dhisan dalka Sucuudiga ee Alnassr, Ronaldo ...
30/12/2022

CR7 ayaa hada bogiisa Instagram ku shaaciyay heshiiska uu la galay kooxda ka dhisan dalka Sucuudiga ee Alnassr, Ronaldo ayaa sannadkii u xaadiri doona lacag dhan 75 Million.

Imika markaa ma dhiish intaan soo iibsadaan Carabta u jeediyaa. CARABSAT-KII ayaa lagu noqonayaa malaha.🤣

30/12/2022
Maraykanka oo ku baaqay nabad iyo in la dejiyo xaaladda Laascaanood.
30/12/2022

Maraykanka oo ku baaqay nabad iyo in la dejiyo xaaladda Laascaanood.

“Nabadda iyo degenaanshiyuhu waxay lafdhabar u yihiin qaaradda Afrika, Bariga Afrikana wuxuu sanaddahii u dambeeyey la d...
30/12/2022

“Nabadda iyo degenaanshiyuhu waxay lafdhabar u yihiin qaaradda Afrika, Bariga Afrikana wuxuu sanaddahii u dambeeyey la daalaa dhacayay qalalaase ka taagnaa waddamada jaarka nala ah sida Soomaaliya.
Somaliland waxay amnigiisa sugtaa wixii xuduuddeeda ku jira, iyadoo ka ilaalinaysa khataraha amnidarro.” Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Saylici.

DegDeg:- Maxaad ka ogtahay wariyayaasha wararka khaldan ka tabinaya laasacaanood?Waa sida ay wariyaasha qaar u tabinayaa...
30/12/2022

DegDeg:- Maxaad ka ogtahay wariyayaasha wararka khaldan ka tabinaya laasacaanood?

Waa sida ay wariyaasha qaar u tabinayaan wararka magaalada Laascaanood..!!

Ha ku anban wararka aan saxda aheyn

Xigasho Axmed Shimaali

Maamulka Punthland Ayaa Sheegay Iney Ciidamo U Dirayaan Magaalada Laascaaanood Si Amnigeeda Loo Sugo.
30/12/2022

Maamulka Punthland Ayaa Sheegay Iney Ciidamo U Dirayaan Magaalada Laascaaanood Si Amnigeeda Loo Sugo.

Weftigii Uu Hogaaminaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Gaadhey Maanta Deegaanada Uu Xuku...
30/12/2022

Weftigii Uu Hogaaminaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Gaadhey Maanta Deegaanada Uu Xukumo Gobolka Sool.

Deeganada Weftiga lagu Soo Dhaweeyey Waxaa Kamida Wadaamogoo Kaartada Qurulugud .

Weftigii uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa saaka gaadhay degmada wadamagoo ee gobolka sool.
30/12/2022

Weftigii uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa saaka gaadhay degmada wadamagoo ee gobolka sool.

Maxaa Ka Jira in Shirkadaha isgaadhsiinta Gobalka sool amaro la Dul dhigay?XOG: Shirkadaha Telesom Somtel iyo Golis ayaa...
29/12/2022

Maxaa Ka Jira in Shirkadaha isgaadhsiinta Gobalka sool amaro la Dul dhigay?
XOG: Shirkadaha Telesom Somtel iyo Golis ayaa lagu amray in hawada laga saaro adeega Internetka.

Warqad loosoo diray shirkadahan ayaa lagu amray in wixii loo gaadho 12ka habeenimo ee caawa ay jaraan adeega internetka walow aysan shirkaduhu wax go,aan ah weli qaadan.

Hadii ay diidaan ayaa warqada lagu sheegay in guud ahaan interka Hargaysa laga jari doono

Shirkaduhu ma qaadan doonaan amarkaas oo maka hor iman doonaan doonista shacabka.

Xigasho Warbaahinta laascaanood

Pele Ciyaaryahankii Reer Brazil Ee Maalmahanba Lahadal Hayey Dhimashadiisa Ayaa Caawa Geeriyoodey Oo Naxashkii Dahabka A...
29/12/2022

Pele Ciyaaryahankii Reer Brazil Ee Maalmahanba Lahadal Hayey Dhimashadiisa Ayaa Caawa Geeriyoodey Oo Naxashkii Dahabka Ahaa Ugu Danbeyn Xagiisa U Safrey.

Ciyaar Yahanka Reer Brazil Ee Pele Ayaa U Geeriyoodey Xanuun Ilaa Sanadkii 2021 Soo Hayey Oo Uu U Jiifey.

Pele Ayaa Geeriyoodey Isagoo Jira 82 Sano

Madaxweyneyaasha Soomaaliya Iyo Jabuuti Oo Xadhigga Ka Jaray Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga.
29/12/2022

Madaxweyneyaasha Soomaaliya Iyo Jabuuti Oo Xadhigga Ka Jaray Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga.

Caawa Xaalada Magaalada Laascaaanood Waa Sidan.
29/12/2022

Caawa Xaalada Magaalada Laascaaanood Waa Sidan.

DEGDEG: isuduwihii ciyaaraha gobolka Sool Maxamuud Aadan askar (Gurey) ayaa hada iscasilay.Maxamuud ayaa war qoraal ah u...
28/12/2022

DEGDEG: isuduwihii ciyaaraha gobolka Sool Maxamuud Aadan askar (Gurey) ayaa hada iscasilay.

Maxamuud ayaa war qoraal ah uu ka faafiyey Barrie’s Facebook ku sheegay inuu la Dareen yahay shacabka gobolka sool waa masuulkii labaad ee sheegay inuu iska casilay xilka

Aragtidaada

Dareenka dadka maanta Mekelle ka degay maanta.Muddo laba sanno kedib waxaa Tigreega dib uga furmay duulimaadyadii.W-Q: M...
28/12/2022

Dareenka dadka maanta Mekelle ka degay maanta.Muddo laba sanno kedib waxaa Tigreega dib uga furmay duulimaadyadii.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

Dalka Kuwait oo ka mid ahaa meelaha ugu kulul dalalka Khaliijka waxa saacadihii la soo dhaafay ka da'ayay roob iyo baraf...
28/12/2022

Dalka Kuwait oo ka mid ahaa meelaha ugu kulul dalalka Khaliijka waxa saacadihii la soo dhaafay ka da'ayay roob iyo baraf xad dhaafa oo la mida kii dalalka Ruushka iyo Yurub.

Waa markii koowaad ee uu baraf xaddigan lihi ku soo daato Kuwayd oo kulayl caan ku ahayd.

Dadka reer Kuwayd oo arrinkan la yaabban ayaa sawirro ku soo galay goobaha uu barafku fadhiistay.

Tan ayaa loo aanaynayaa is beddelka cimilada Adduunka iyo saamaynta ay arrintaasi ku yeelatay.

28/12/2022

Xil Maxamed Abiib Oo Mawqif Cad Daaha Ka Qaadey _Shacabka Reer Laascaaanood Fariin U U Direy.

Guddoomiye ku-xigeenkii gobolka Sool Maxamed Aadan ayaa iska casilay xilkaasi.Maxamed Aadan, ayaa  sheegay in uu dareenk...
28/12/2022

Guddoomiye ku-xigeenkii gobolka Sool Maxamed Aadan ayaa iska casilay xilkaasi.

Maxamed Aadan, ayaa sheegay in uu dareenka dadkiisa iyo deegaankiisa awgeed isu-casilay.

Waa labada wasiir ee ka soo jeeda Degmooyinka Dhoqoshay Balidhiig Iyo Degmada Qoryaale shan sano(5 sanno) ka dib manta a...
28/12/2022

Waa labada wasiir ee ka soo jeeda Degmooyinka Dhoqoshay Balidhiig Iyo Degmada Qoryaale shan sano(5 sanno) ka dib manta ayey ku noqdeen Degmooyinkaasi,iyagoo haba yaratee aaan u waddin wax mashruuc ah oo manafacaad u leh bulshada marka laga reebo dano siyaasadeed oo ay ka leeyihiin.

2017 ayey ahayd waqtigii ugu danbay ee wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin uu tago deganada hawdka waxana xusid mudan inay jiraan baahiyo ku gadaaman Degmooyinkaasi,sida gadiidkii booliska oo fadhiya.

Maxay kula tahay?

DEGDEG: Laascaanood shaqo joojin ay ku dhawaaqeen ganacsatada suuqa hilibka, Qudaarta, Saylada, Bacadlayaasha goobaha ad...
28/12/2022

DEGDEG: Laascaanood shaqo joojin ay ku dhawaaqeen ganacsatada suuqa hilibka, Qudaarta, Saylada, Bacadlayaasha goobaha adeegyada bulshada iyo hooyoyinka.

Sidoo kale dawlada hoose ee Laascaanood ayaa shaqo joojin samaysay mudo 5cisho ah.

Aragtidaada.

28/12/2022

Qosol Qosol:Yurub Iyo America Xaalada Bereefka Iyo Nolosha Dadka Xataa Isu socodka..

Halkani waa mid kamida deeganada dihin ee ku teedsan degmada Huluul [Sanaag].Degaanada ku teedsan Huluul waa dhul-hodan ...
27/12/2022

Halkani waa mid kamida deeganada dihin ee ku teedsan degmada Huluul [Sanaag].

Degaanada ku teedsan Huluul waa dhul-hodan ku ah khayraadka kala duwan ee dabeeciga sida Beeyada,noocyada Macdanta iyo Kaluunka.

Waxa xusitaan mudan in deegaano katirsan degmada Huluul ay kulaalan Marin-biyoodka Caalamiga ah ee Badda Cas.

😅

27/12/2022

Xaalka Magaalada Laascaaanood Xarumihii Shirkadaha Ganacsiga Burbur Xoogleh Shacabku u Geysteen

27/12/2022

Wax Ka Ogow Hab Dhaqanka Booliska 👮‍♂️

Shacab gadoodsan ayaa isugu soo baxay magaalada Laascaanood kuwaas oo ka xun dilkii koox hubaysan xalay magaalada ugu ga...
27/12/2022

Shacab gadoodsan ayaa isugu soo baxay magaalada Laascaanood kuwaas oo ka xun dilkii koox hubaysan xalay magaalada ugu gaysteen marxuum Hadraawi Sangub.

Laascaanood ayaa waxa ku soo noqnoqday dilalka loo gaysto dadka haldoorka ah ee gobolka iyadoo inta badan aan lagu guullaysan soo qabashada kuwa dilka gaystay.
Dadweynaha mudaharaadayay ayaa xidhay waddooyin muhiim ah.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo kala diray shaqaalaha Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka Maroodijeex.
27/12/2022

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo kala diray shaqaalaha Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Gobolka Maroodijeex.

Wax walba waad la kulmi: Anigoo Safar gaaban ugu baxaya Berbera ayaa la igu istaajiyay controlka Hargeisa looga baxo kad...
27/12/2022

Wax walba waad la kulmi:

Anigoo Safar gaaban ugu baxaya Berbera ayaa la igu istaajiyay controlka Hargeisa looga baxo kadib waxa la i weydiiyay licencekii iyo warqadii bad-qabka gaadhiga intaa kadib warqada la sheegayo h**e ayaan u fahmi waayay laakiin licencekii gaadhiga ayaan u dhiibay su’aalna wan u raaciyay ah “ warqadaasi maxay ahayd ? “.

Kadib waxa la iigu jawaabay inay tahay warqadii cadaynaysay inuu gaadhigu bad-qabo oo la baadhay “vehicle inspection”; waxan ku idhi hadaba warqadaas ma hayo ee ma sharci baa?.

Waxa la iigu jaawabay Haa waa sharci oo haddii aanad hayn laba mid un weeyaan; in aad iska noqoto oo safarkaaga baajiso iyo in aad Imika bixiso lacagta bad-qabka gaadhiga oo ah $26.

Waxan go’aansaday inaan lacagta iska bixiyo kadib warqada la i siiyo marka la hubiyo bad-qabka (safety) gaadhiga,

markaan lacagtii shubay ayaa receiptka halkan ka muuqda la ii jaray kadibna la igu idhi waad bixi kartaa oo fasax ayaad tahay

“war cabdaw birta ka qaad gaadhigaas”.

Kadib waxa aan ku idhi: “ lacagta sababta aad igaga qaaday waa in la hubiyo bad-qabka gaadhiga oo la baadho, balse gaadhigii maad baadhin waanad i fasaxday ee maxaa isbedelay?”

Jawaabtiina waxay noqotay markaad Hargeisa ku soo noqoto xarunta lagu baadho gaadhiga tag iyagaa kuu baadhi doona.

Waxan ku celiyay oo markaa maxaad lacagta igaga qaadatay haddii aanad adigu ii samaynayn vehicle inspectionka ?;

waxa la iigu jawaabay waa amar uu wasiirku nagu amray; muran badan kadib anigii ayaa la i xidhi gaadhay oo dib wada hadal u galay aakhirkiina gaadhigayga ayaan iska kaxaystay

Su’aashu waxay tahay goorma ayaa shacabka lagu soo celinayaa lacagaha lagaga qaado gaadhigaaga badhqabkiisa baadh ee aan hadana laguu baadhayn ?

Qore khadar hassan mohamoud

Macdan qodis, laga bilaabay buuralayda Degmadda Ceel-afwayn.
27/12/2022

Macdan qodis, laga bilaabay buuralayda Degmadda Ceel-afwayn.

27/12/2022

R/W Xamse Ayaa Fashiliyey Maamul Musuq Oo Dawlada Dhexdeeda Ka Adeegta.

إنا لله وإنا اليه راجعون Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyo Xaaji Maxamud Aadan Dheri, ehelkii iyo umaddii uu ka ba...
27/12/2022

إنا لله وإنا اليه راجعون
Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyo Xaaji Maxamud Aadan Dheri, ehelkii iyo umaddii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha ka siiyo. aamiin aamiin aamiin..

26/12/2022

Burco: Isdiwangaliya Bulshooy.

Weftigii Uu Hogaaminaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Ayaa Caawa Kulan Ay Isugu Yimaadeen Xubna...
26/12/2022

Weftigii Uu Hogaaminaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Ayaa Caawa Kulan Ay Isugu Yimaadeen Xubnaha Olalaha Kaabaynka Isdiwaangalinta Xisbiga Kulmiye Ayaa ka Wada hadlay Dardargalinta Hawlahaasi.

26/12/2022

Burco iyo Kaabeynka Xisbiga Kulmiye

Xeer MADAXWEYNE-11-12-2022.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Xeer Madaxweyne oo su...
12/12/2022

Xeer MADAXWEYNE-11-12-2022.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay Lr. 18/122022 uu ku meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanu u dhignaa Xeerka Madaxweynuhu Sidan:-

Xeer Madaxweyne Lr. 18/122022

Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha

Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markaan Arkay: Qodobka 44aad ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Xeer Lr. 91/2020;

Markaan Helay: Qoraalka Soo-jeedinta ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee summaddiisu tahay KDQ/XK-6/019/2022, kuna taariikhaysan 07/12/2022, ujeeddadiisuna tahay, Ku-dhawaaqidda Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha;

Markaan Ku-qancay: Soo-jeedinta wakhtiga qabashada Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka;


Waxaan Go’aamiyey;


In Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinku ka-bilaabanto Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Maalinta Arbacada ee taariikhdu tahay 28/12/2022.


Allaa Mahad Leh


Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

"Maqaaxidii ayay iga soo saareen, ninkii lahaana waxa uu iga qaaday taleefoonkeygii  oo wuu iga tirtiray dhammaan sawirr...
26/11/2022

"Maqaaxidii ayay iga soo saareen, ninkii lahaana waxa uu iga qaaday taleefoonkeygii oo wuu iga tirtiray dhammaan sawirradii aan Qatar ku galay isla markii uu ogaaday in aan Israa’iili ahay,

takaasidii wey diideen ineey nala macaamilaan, makarafoonadana kuma dhajin karno astaanta Tv-yada Israa'iil ,halkaan aad ayaan ugu dhibtooneynaa sababtoo ah qof kastaa wuu na takoorayaa "

waxaa sidaa yiri "Dror Hoffman" oo ah saxafi Israa'iili ah ....

Ciidanka Booliska JSL  ayaa Caawa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Baashe Faarax Cabdi oo ku Eedaysan in uu dilay  Marxuu...
25/11/2022

Ciidanka Booliska JSL ayaa Caawa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Baashe Faarax Cabdi oo ku Eedaysan in uu dilay Marxuum Jimcaale Rashiid Xasan ina Nuura Suudi oo 25 jir ah

Eedaysanahan ayaa ku eedaysan ina ku dilay Marxuumka tooray Abaaro 2:30 Habeenimo ee Xalay kaasi oo kaga dhuftay qoorta, Dilkan ayaa ka dhacay Huteelka Niil Ee Magaalada Hargeisa

Ciidanku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta oo isku dayda amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan iyagoo ILAAHAY talo saaranaaya.

Ugu Dambayn Ciidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba la soo wadaagaan.
FG:Sawirku Waa Marxuumka Geeriyoodey.

Address

Hargaysa
Hargeisa
1314

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samaale Cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Nearby media companies