#Imisa Maalmood'Ayaa u,Hadhay Sama-fale Coldoon?
Mareykanka oo weerar ‘is-difaac ah ku dilay’ 15 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab.
Maxaa kasoo baxay shirkii Maantaa Ee golaha wasiirada Somalia?
#Askari ka tirsan ciidanka jiida Hore ee somaliland, Ayaa Beeniyay warar uu ku Tilmaamay inay been Abuur Yihiin. kuwaas oo lagu baahiyay Baraha Bulshada saacadihii lasoo dhaafay. Walow, waraysiga askarigu bixiyay, iyo sawirka ay dadku Ka haystaan dhac-Dadan ay yihiin kuwo aan is waafaq-Sanayn, Hadana ilaa Hadda lama oga,wax Xog Ah, oo dhamaystiran.
waa sidee jawiga Goobta aad ku sugantahay?
(فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ,)
#Wakhti-Maad Daawatay Riwaayadan?
#Intii dhimatay (AUN)
Wasaarada Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland, (#Ministry of #water) ayaa 24-kii Saacadood ee la soo dhaafay samaysay isbedal dhanka biyaha Ah, Shacabka Ku dhaqan magaalada Hargaysa ayaa saaka Ku baraarugay Tayada socodka Biyo heerkoodu sareeyo.
#Waa Kuma Sheikh Mustafe H. ismaaciil Haaruun (حفظ الله الشيخ)
#Qur,aan iyo Cod aad u,Macaan.
#Suuratul xaaqa ____ Aayada (19) ilaa (37)
#U,SHeeg Naftaada Inaad Tahay Qoraa.
#Waxa Laga yaaba, Inaad qalinka soo qaadato, oo aad wax,qorto.
$Ciidamada dawlada #somalia, oo Ay weheliyaan #macawiislaydu, Ayaa dib ULA wareegay deeganka #yasooman oo ka mid Ahaa, kuwii Ay dhawaan soo Baneeyeen.
#wiilkii Geedka. sheeko Ku saabsan "AUN" general farhaan (#qaroole) iyo Taariikhdiisii ciidan, Halkiii Ay ka soo bilaabantay._____
Sida uu sheegay maareeyaha guud ee qaranka somalia, Dr sulaymaan maxamed maxamuud.haddii kooxda Al_shabaab laga xiro ilaha dhaqaale ee ay hesho. Maxaa is bedeli doona? Yaase bixiya dhaqaalaha Al_shabaab?
Marka laga Reebo shacabka ganacsatada Ah oo iyagu Baad ahaan ugu Af-duuban kooxda Al_shabaab ma la heli karaa irido kale oo ay quutaan kooxda Al_shabaab?
Hadii Ay dhacdo in ganacsatada lagu Amro inay joojiyaan lacagaha ay ka qaado Al_shabaab.dawladu ma damaana qaadi doontaa, amniga jiritaanka ganacsigooda.
Go,aan kan oo lasii xoojiyo. Laguna daliishado guul_Ama geeri, ma Sababi karaa. in Albaabada loo laabo isku socodka ganacsiga ilaa ay wiiqdo awooda Al_shabaab .
Ugu dambayn Hadii qorshaha dawladu xagal_Daaco, ma dhici doontaa in si gaar Ah loo beegsado qabiilo gaar Ah oo wakhti xaadir-kan ganaf-ka ku dhuftay hadalada al_Shabaab xoojiyayna dagaalka Lagula tacaalaayo dabar-goynta kooxda.
Mxd ka xasuusataa su,aalihii weriye sh/clmalik mouse coldoon
#Dib u,milicso su,aalihii ugu qosolka badnaa ee coldoon weydiiyay reer Burco[?]
Hadii lagu dhaho dooro xulka dunida yaad gelin lahayd Positionkan?