Hasan Kaafi Dhegocadeh

  • Home
  • Hasan Kaafi Dhegocadeh

Hasan Kaafi Dhegocadeh Wararkii ugu danbeeyay ee caalamka ka.

29/05/2024

Wali ma aragtay neef lo, a oo nool oo dhiga laga shubaayo.

Kulanka maanta Chelsea vz man city. Yaad isleedahay way guulaysanaysa taageere?
17/02/2024

Kulanka maanta Chelsea vz man city.

Yaad isleedahay way guulaysanaysa taageere?

Aynu ku salino nabiga salalahu calayhi wa Salam.
16/02/2024

Aynu ku salino nabiga salalahu calayhi wa Salam.

Chelsea oo guul dirqi ah gaadhay. Kaalintee ayaad isleedahy akhriste way ku dhamaysan karta xilli ciyaareedkan?
30/12/2023

Chelsea oo guul dirqi ah gaadhay.

Kaalintee ayaad isleedahy akhriste way ku dhamaysan karta xilli ciyaareedkan?

Xulkee u sadaalineysaa ku guuleysiga Tartanka Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir 2023 ?Mid u codee
29/12/2023

Xulkee u sadaalineysaa ku guuleysiga Tartanka Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir 2023 ?

Mid u codee

Kaalintee arsenal gali kartaa sanadkan?Rayigaaga ka dhiibo taageere.
29/12/2023

Kaalintee arsenal gali kartaa sanadkan?

Rayigaaga ka dhiibo taageere.

19/12/2023
19/12/2023

Sidee ayuu udhacay shilkii alle ha unaxariisto ee uu ku geeriyooday mushaarax afgaduud.

Maanta waa jimce aynu ku salino nabiga zcw zcw.
14/12/2023

Maanta waa jimce aynu ku salino nabiga zcw zcw.

Mohamed Salah ayaa ku guulaystay ciyaaryahanka ugu fiican Premier league bishii September.
24/10/2023

Mohamed Salah ayaa ku guulaystay ciyaaryahanka ugu fiican Premier league bishii September.

Maadama oo ay u eeg tahay inuu messi ku guulaysanayo Bollondorkiisi 8aad.Waa kuma goatka saxda ah?
24/10/2023

Maadama oo ay u eeg tahay inuu messi ku guulaysanayo Bollondorkiisi 8aad.

Waa kuma goatka saxda ah?

Aynu uducayno walaalaheen reer falastiin in ilaahay dulmiga ka bixiyo nasriga iyo guushana haleeshiyo.
20/10/2023

Aynu uducayno walaalaheen reer falastiin in ilaahay dulmiga ka bixiyo nasriga iyo guushana haleeshiyo.

Kursi tayadiisu sarayso oo laga sameeyay rabadh kuna isticmaali kartid goobtaada ganacsi iyo gurigaaga.  Koobab ka dhirt...
08/06/2023

Kursi tayadiisu sarayso oo laga sameeyay rabadh kuna isticmaali kartid goobtaada ganacsi iyo gurigaaga. Koobab ka dhirta ubaxyada lagu beerooo muddo badana ku haynaya lagaagu sameeyay Hargaysa uugu kaalay shirkada Eco-Tyres.

Magacyadii Magaalada Burco loo yaqaanay.= 1880-kii waxa la odhan jiray Ceel-Gooni= 1900-kii waxa la odhan jiray Burco-Gu...
27/05/2023

Magacyadii Magaalada Burco loo yaqaanay.

= 1880-kii waxa la odhan jiray Ceel-Gooni

= 1900-kii waxa la odhan jiray Burco-Gubad

= 1920-kii waxa la odhan jiray Burco ilaa maanta

Tix-Raac
dhaxal-reeb...... Boobe yuusuf Ducaale.
Cali comay .

Maareeyihii dhamaa ee laga sugaayay inuu hargaysa biyaha gaadhsiyo waxaabu taagan yahay foostada biyihii hargaysa waxay ...
12/05/2023

Maareeyihii dhamaa ee laga sugaayay inuu hargaysa biyaha gaadhsiyo waxaabu taagan yahay foostada biyihii hargaysa waxay ka joogta 2,900shsl.

Waa hargaysada 8 da degmo ah ee 2 ba mooye Inta kaleba booyodo udhaamiso.

Kala war la.

01/04/2023

Xaaladii udanbeysay dagaalka laascaanood ....

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hasan Kaafi Dhegocadeh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share