22/02/2024
Hagardaamoyiinka loo maleegay bulshada aan baraarug sanayn W/ Q Muuse Aadan Jaamac.
"Hagar daamooyinka aan loo meeldayin ee ay xukuumada Kulmiye ku hayso deegaanada Wadaamo goo iyo Qorilugud.
Mudadii ay xukuumada Kulmiye haysay tallada dalka waxaa deegaanadaa ha dheeyay colaad aan uga horayn xukuumada Kumimye .
Waxaa lagala dagaalamay dhanka hor umarka iyo baahiya ha aas aasiga ee deegaan ku hor maro .
Waxaa jirta deegaankaa aan kor ku soo xusay baahi caafimaad iyo baahi waxbarasho yada aan og nahay is kuulada ku yaala inay macalimiinta dhigtaa ay bilaa mushahar yihiin.
Waxaa yana jirta wado marta deegaanada oo ay dadku ku qabaan socod xumo iyo gaadiidka mara oo ku dhibam wadada isku xidha deegaanada wadaamo goo iyo Qorilugud.
Wadada isku xidha deeganada aan kor ku soo xusay labadii mudo xilleed ee kulmiye talada dalka hayay waa lagu ololeeyay waxna lagama qaban aan ahayn in wadada la hagar daameeyo.
Waxa kaloo bulshada ka qarsoon aan rabaa inaan idunku barraarujiyo in maxamed kaahin wasiirka arimaha guduhu
Sibadheedha ula dagaalamayo deegaanka gurulugud
Isaga oo is hortaagay kabkii degmada iyo mushaharkii xildhibaanada golaha deegaanka ee qurulugud sanadkii 2023 kii iyo 2024 kiiba
Waxaa yana laga reebay miisaaniyada sandakan aan guda galay wadada qurulugud iyo wadaamogoo
Waxaa mexemed kaahin utagay dhaqanka deegaanka aqoon yahanka deegaanka siyaasiyiinta deegaanka waxaa quus ka taagan xildhibaanadii deegaanka dhamaantood wuxuu usheegay been cad iyo balan fur cad
Bulshada deegaanka qurulugud waxaan leeyahay maridage alle hadago labajeer idage anaa is dagay waxaa muuqata in bulshada deegaanka aan dan laga lahayn
Bulshada deegaanka waxaa lala damac san yahay in dib loo rido si aaanwax qabad uga hir gelin iyo horumar toona, lagu furo dagaal aan dhamaad lahayn lagana xidho haayadihii ay awalba ka qatanaayeen
Waxaa lala damac sanyahay in la inan tiro oola xoolo tiro oo la tijaar tiro laga dhigo bulsho aan cod keedu meel gaadhin waxaa laydiin qodoyaa god hadimo."
Qalinkii: Muuse Aadan Jaamac .