Abdifatah Kaarto

Abdifatah Kaarto Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdifatah Kaarto, Digital creator, Hargeisa.

🤍💙📍﷽ صل ِ على الحبيب …❤محمد رسول الله

-Hiilkaaga ruuxii jecel -Hoygiisa ku hiro abid-

Abdifatah Osman Kaartoh

In badan ayaa loo baahna Nin dhalinyaro ah oo System ka Ciidanka Qaranka JSL horumariya maantana waala Haya congrats 👏  ...
23/01/2025

In badan ayaa loo baahna Nin dhalinyaro ah oo System ka Ciidanka Qaranka JSL horumariya maantana waala Haya congrats 👏 Taliye Nimcaan Gaaxnuug

"Baaqa Beel Weynta Ayuub Sheikh isxaaq Beel Weynta Ayuub Sheikh isxaaq, oo ah bulsho sharaf leh oo door muhiim ah ku leh...
14/01/2025

"Baaqa Beel Weynta Ayuub Sheikh isxaaq

Beel Weynta Ayuub Sheikh isxaaq, oo ah bulsho sharaf leh oo door muhiim ah ku leh taariikhda iyo horumarka Somaliland, lama sii aqbali karo Magacaabista xilalka cusub ee dowladdu waxay si cad u Xaqirtay Beel Weynta Ayuub, iyadoo la muuqato in bulshada loo arko kuwa meel la iska dhigo oo aan muhiimad lahayn.

Waxaan halkaan ka caddeynaynaa in metelaadda yar ee Ayuub aysan ka turjumayn kaalintooda dhabta ah ee Somaliland. Tani ma ahan wax loo dulqaadan karo waqti kasta, Haddii nidaamku sii socdo isagoo aan tixgelin caddaalad leh siin dhammaan beelaha, gaar ahaaned waa hubaal inay saamayn taban ku yeelan doonto wadajirka iyo midnimada Somaliland.

Waxaan lee yahay Ayuub: SOMALILAND Waa Qabiil Waxaana ISKA leh 3 Habrood, mana aqbali karno in lagu sii hayo boos cidhiidhsi ah oo ka hooseeya qiimahooda.

isku dheelitirnaanta siyaasadeed waa furaha midnimada iyo jiritaanka Somaliland. Haddii aan taas la helin, dareenka tabashada wuu sii xoogeysan doonaa, taasoo keeni karta xaalado aan dan u ahayn qofna.

Weynta Ayuub Sheikh isxaaq: waxay ka digaysaa in la sii wado nidaamkan aan caddaaladda ku salaysnayn.

Rabbi SWT ha u raxmade waxa hadda lasoo sheegay Geeridda Madaxwaynihi H**e ee Waddanka M.D Axmed Maxamed  Maxamuud (siil...
15/11/2024

Rabbi SWT ha u raxmade waxa hadda lasoo sheegay Geeridda Madaxwaynihi H**e ee Waddanka M.D Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo).

Halmar faataxada aynu u marno una ducayno in ilaahay u raxmado qabrigana u waasiciyo.

No Caption.🫤
14/09/2024

No Caption.🫤

Habeenka Taagerayaasha Kooxda Faca wayn ee Fc Goodir iyo Macalimu Jamaal Jante   💯👏👏👏
09/08/2024

Habeenka Taagerayaasha Kooxda Faca wayn ee Fc Goodir iyo Macalimu Jamaal Jante 💯👏👏👏

Hargeisa, Capital of Somaliland.
29/04/2024

Hargeisa, Capital of Somaliland.

Sawir Cajiib ah.
04/03/2023

Sawir Cajiib ah.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634402596

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Kaarto posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifatah Kaarto:

Videos

Share