Indhaha Shacabka Media

Indhaha Shacabka Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Indhaha Shacabka Media, Nairobi.

Halkan waxaad ka Helaysaaa Barnaamijyo.Madadaalo ah,waxaanu u faydaynaa shacabka siyaasada siyaasiyiintu nagu qaldeen annagoon u INDHAHA SHACABKA idinka qaadi doono unna diyaar garooba oo folawgareeya meheradda.

Balan Qaadka Musharax Cirro Iyo Saylac
30/10/2024

Balan Qaadka Musharax Cirro Iyo Saylac

Kusoo Dhawoow Kuliyada Miftah Online Academy .Kuliyadu Waxay Bixisaa Qaybaha Kala Duwan Ee Waxbarashada Qaab Online Ah Ama Maqal Iyo Muqaal Ah Sida :• Quraa...

Caqli Wanaagsan Iyo Aragti Sax Ah , Laf Dhabarta Libaaxu Lama Mid Aha Laf Dhabarta Xayawaanka La Gaadiidsado Ee Fardaha ...
20/09/2024

Caqli Wanaagsan Iyo Aragti Sax Ah ,
Laf Dhabarta Libaaxu Lama Mid Aha Laf Dhabarta Xayawaanka La Gaadiidsado Ee Fardaha Iyo Dameeruhu Ka Midka Yihiin Oo Way Ka Laf Nugulyihiin Sidaa Darteed Diin Ahaan Iyo Dadnimo Ahaanba Waa Qalad In La Fuulo Noole Aanu Alle Ina Odhanin ((والخيل والبغال والحمير لتركبوها وزينة...).
Suxufi Khadar Boodo

Roobab Dabeylo Watay Oo Ka Da’ay Demada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag, Ayaa Sababay  Khasaaro Isugu Jiray Dhaawac Soo Gaad...
14/08/2024

Roobab Dabeylo Watay Oo Ka Da’ay Demada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag, Ayaa Sababay Khasaaro Isugu Jiray Dhaawac Soo Gaadhay Qaar Ka Mid Ah Dadka Deegaanka Iyo Burbur Hantiyeed.

“Doorashada yaan laynaga Carqaladayn. Xaq uma laha madaxwaynuhu inuu u jeediyo Komishanka nooca ay doorashada u qabanaya...
26/06/2024

“Doorashada yaan laynaga Carqaladayn. Xaq uma laha madaxwaynuhu inuu u jeediyo Komishanka nooca ay doorashada u qabanayaan. Madaxwaynuhu wuxuu ku xad-gudbay awoodda Komishanka, xaqna umuu lahayn inuu sidaa ula hadlo, oo uu awoodii Komishanka qaato.”
Ku/Xigeenkii Xeerilaaliyaha Guud ee Qaranka ee h**e Garyaqaan Mawliid Cabdi Muuse(Maax)

WAR CUSUB :- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa saaka shaaciyey inuu dhex ka yahay doorashada d...
16/06/2024

WAR CUSUB :- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa saaka shaaciyey inuu dhex ka yahay doorashada dalka ka dhici doonta .

“ Shacabka Somaliland waxaan leeyahay doorashada cidii aad doontaan u codeeya … “

Saylici ayaa hadalkan ka yidhi khudbadii Salaada Ciida .

Dad badan waxay filayeen in Saylici aanu doorashadan wax olale ah u geli doonin Madaxweyne Biixi iyo xisbiga Kulmiye maadama aanu u sharaxneen madaxweyne ku xigeen , isla markaana laga saarey hogaankii xisbiga Kulmiye Suxufi Khadar Boodo

05/06/2024

Ka Garnaqa Dilkan.

31/05/2024

Madoonaysaa Barashada Quraanka Iyo Culuumtiisa H**e ugaadh 63 8358005

12/05/2024

waa kuma kani

10/05/2024

Bushaaro bushaaro Madoonaysaa inaad Quraanka , Higaada Iyo Carabiga aad Kubarato Hab casirya Nala soo Xidhiidh WhatsApp Kan 63 8358005

10/05/2024

Hello 👋

Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaa munaasabadda ciidul-Fidriga, waxaanna Al...
09/04/2024

Waxaan guud ahaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaa munaasabadda ciidul-Fidriga, waxaanna Allah ka baryayaa inuu naga wada aqbalo camalkii samaa iyo cibaadadii aan soo gudanay bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Bulsho weynta Soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa in munaasabadda Ciidda awgeed ay ka qeyb qaataan farxad-gelinta iyo kaalmeynta danyarta Soomaaliyeed ee duruufaha nolosha ay ku heystaan daafaha dalka, ayna fuliyaan dardaarankii Nabiga NNKH.

Ciid Mubaarak, kullu Caam Wa Antum Bilkheyr. Waxaanna Eebbe ka baryayaa in dhammaanteen uu ciiddan ciiddeeda nagu gaarsiiyo horumar iyo barwaaaqo.

04/06/2023

Habeeen wanaagsan zxbayaal

05/02/2023

Fanaanada Caanka ah ee Hibaaq Gobaad oo Guur Keddis loogu soo bandhigay iyo Xiliga Meherka.

08/01/2023
02/10/2022

Wiil yar OO Ambada wllo faafi muuqaalkan sii ay isku helaan hooyada iyo ehelada wiilkani mahadsanid

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Indhaha Shacabka Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share