Shabakada Qodaalnews

  • Home
  • Shabakada Qodaalnews

Shabakada Qodaalnews Shabakada Qodaalnews Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Aduunka Oo Xaqiiqo Ah Si Gaar Ah Somaliand , Somalia, Djibouti, Ethiopia Iyo Kenya

27/12/2025

Mayer Daacad Oo Reer Gabiley Ugu Baaqay

27/12/2025

Chef Caaqilka Guud Ee Gobolka Gabiley Oo Fariin U Diray..See More

27/12/2025

DEGDEG:-Wasiir Kaltuun Sh Hassan Abdi Oo Fariin U Dirtay Reer Gabiley...See More

27/12/2025

"Somalia Waxay U Midawdaa Xasadka Somaliland
"Chef Caaqil Shucayb Maxamed Maxamuud

Amniga Caasimadda Hargeysa oo la xoojiyey Ictiraafkii kadib iyo ciidanka booliska oo door muuqda ka qaadanaya.Ciidanka B...
27/12/2025

Amniga Caasimadda Hargeysa oo la xoojiyey Ictiraafkii kadib iyo ciidanka booliska oo door muuqda ka qaadanaya.

Ciidanka Booliska oo ku jira heegan iyo feejignaan dheeraad ah ayaa si dhow isha ugu haya goobaha ay dad weynuhu isugu yimaaddaan iyo guud ahaan shaaricyada caasimadda kuwaasi oo ay kala socdaan qalab casri ah iyo Kamaraddaha wax duuba ee CCTV Camera.

Shacabka hargeysa ayaa sidoo kale la faray in ay laamaha amniga soo war galiyaan haddii ay la kulmaan wax nabadda iyo xasiloonida dalka wax u dhimaya.

27/12/2025

Wasiir Kaltuun Sh Hassan Abdi Iyo Masuuliyiin Kale Oo Hada Soo Gaadhay Gabiley Iyo Udiyaar Garawga..See More

27/12/2025

DEGDEG:-29/12/2025 Isniinta Oo Golaha Amniga Qaramada Midoobay La Hor Gaynayo Somaliland

27/12/2025

"Xasan Sheekhaw Somaliland Waa Ta Ugu Horaysa Ee Magangalyada Ky Siinayasa Marka..See More

27/12/2025

"Moofadaada Ruug Inaan Muranaa Waa Ceebe" Abwaan Da,uud Aw Yoome

27/12/2025

Mareeyaha Wakaalada Biyaha Mustafe Axmed Sh Maxamed Iyo Dabaaldagii Wakaalada Biya Gabiley

27/12/2025

Xildhibaan Dooran Mukhtaar Sh Maxamed Muxumed Xabiibka...

27/12/2025

Gabiley Xildhibasn Khaalid Maxamed ismaciil H***e Oo Kala Hadlay Khayriyada

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabakada Qodaalnews posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shabakada Qodaalnews:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share