Weedha nagu sugan somaliland

Weedha nagu sugan somaliland Durbaan Ha Utuman Waxan Laguu Ku khusayn

Permanently closed.
14/11/2022
Shakhsi la xejeclo ka leh somaliland wa oday reer somaliland ah warancade
14/11/2022

Shakhsi la xejeclo ka leh somaliland wa oday reer somaliland ah warancade

Waa odaygii oo idinleh subax wanagsan
03/11/2022

Waa odaygii oo idinleh subax wanagsan

01/10/2022
01/10/2022

Gudoomiyaha Gobolka Gabiley Ayaa Hambalyo u diray Golaha Guurtida Somaliland ee mudad 2 sano ah u kordhiyay Madaxwaynaha Somaliland iyo xukuumadiisa.

Waxaa mar walba innagu waajib ah inaan waqtigeenna uga faa’idaysanno sida ugu habboon kagana faa’iidaysanno waxa Alle (S...
30/09/2022

Waxaa mar walba innagu waajib ah inaan waqtigeenna uga faa’idaysanno sida ugu habboon kagana faa’iidaysanno waxa Alle (SWT) raalligelinaya, si aad adiguna ugu noolaato nolol aad raalli ku tahay.

Jimce wanagsan
29/09/2022

Jimce wanagsan

Hambalyo iyo bogaadin waxan hawada umaraniyaa abdi asiis arab iyo salin yasin  ale isku kiin barakeeyo
28/09/2022

Hambalyo iyo bogaadin waxan hawada umaraniyaa abdi asiis arab iyo salin yasin ale isku kiin barakeeyo

08/08/2022

"Mudaharaadkan ay wadaan labada Urur ee markii h**e Xisbiyada ahaan jiray__" Wasiirka isgaadhsiinta

01/07/2022

Bayjkan waxa lagu sameyey dib uhabayn baladhan waxana u sidi awal ugu adeegi doona bulshadiisa

30/01/2022

Raadka qofku reebi karaa inta uu nool yahay waa tariikh ka dhalata noloshiisa aduunyada taasi oo manfaceedu noqonkaro laba mid uun inuu mid umadiisa wanag uga taga iyo mid culays kala taga

Labadaa ka aynu nahayna qofkasta naftiisa usheegaysa

Ale hainaga dhigo kuwo ifka wanag kala taga aakhirana ku meel mara

Dhamaan tood ale naxariistisa jano haugu deeqo  wuxuunbay mudan tahay in lagu cimro qaato kuweena nool ee maanta dunida ...
26/01/2022

Dhamaan tood ale naxariistisa jano haugu deeqo wuxuunbay mudan tahay in lagu cimro qaato kuweena nool ee maanta dunida ku sugan qof waliba way ina sugaysaa rabi inagana hainooga daba naxariisto

Qoysaska iyo qarabada qarranka somaliland ee ay ka baxeen rabi samir iyo imaan sadaqa hainaga wada siiyo

Rabi kitaabkooga gacanta midig hauga saaro aaamin aamin

Somaliland horomar bay gaadhay
20/01/2022

Somaliland horomar bay gaadhay

Address

Gebiley

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Weedha nagu sugan somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share