Iyax media

Iyax media Midow kusoo dhawoow wargal media
(2)

DEGDEG: Siyaasiyiinta Mucaaridka Puntland oo Maxk**adda Dastuuriga u gudbiyey dacwad ka dhan ah xukuumadda Deni iyo arim...
13/07/2023

DEGDEG: Siyaasiyiinta Mucaaridka Puntland oo Maxk**adda Dastuuriga u gudbiyey dacwad ka dhan ah xukuumadda Deni iyo arimo la Xiriira Dastuur Furista.

Share dheh

Wasaaradda Cadaalada Puntland ayaa Shaqada ka joojisay Sadex Agaasime kuwaas oo aan sanad ka shaqo galin wasaaradda, sid...
14/06/2023

Wasaaradda Cadaalada Puntland ayaa Shaqada ka joojisay Sadex Agaasime kuwaas oo aan sanad ka shaqo galin wasaaradda, sida waraaqada wasaaradda ka soo baxday ku qoran.

Bal ka waran?

Xujaydii ugu badnaa ayaa maanta ka dhoofey magaalada Boosaaso ee gobolka Bari - kuwaa oo ay qaaddey shirkadda Xajka & Cu...
14/06/2023

Xujaydii ugu badnaa ayaa maanta ka dhoofey magaalada Boosaaso ee gobolka Bari - kuwaa oo ay qaaddey shirkadda Xajka & Cumrada ee Carafaad.

Ilaa 570 xaaji ayey shirkadda Carafaad sannadkan xajka u qaadey, sida uu sheegey Guddoomiye Axmed Cabdi Samatar.

14/06/2023

Jubbaland ayaa khilaafka ka taagan gobolka Gedo ku eedeysey in ay ka dambeeyaan qaar kamid ah siyaasiin dana gaar ah leh iyo jaaliyado dibadeed, sida uu sheegey madaxweyne ku-xigeen, Maxamuud Sayid Aadan.

Shalay ayey ahayd markii magaalada Garbahaarrey laga hor istaagay in ay ka degto diyaarad sidday wafdi uu hogaaminayay gudoomiyihii dhawaan ay Jubaland u soo magacaawday gobolka, kaas oo ay ka hor yimaadeen qaar kamid ah siyaasiyiinta deegaankaas.

“Gobolka Gedo wax dhibaato ah k**a jirto laakiin marka aad fiiriso baraha bulshada iyo waxa dhawaanahan soo baxay cayayaanka baraha bulshada loo bixiyay isma laha, waxaana rabnaa inuu gobolka helo nidaamkii iyo kala dambeyntii dowliga ahaa iyadoon qofna wax loo dhimeynin, dhawaana taasi wey hirgeli” ayuu yidh Sayid.

BBC

Maxk**ada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa xukun ku ridday shan dhallinyaro ah oo lagu helay in qoys danyar ah oo...
13/06/2023

Maxk**ada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa xukun ku ridday shan dhallinyaro ah oo lagu helay in qoys danyar ah oo ku nool Magaalada Boosaaso ay dhawaan kula kaceen fal tacadi ah.

Mid ka mid ah dhallinyarada ayaa lagu maxk**addu ku xukuntay Lix sano oo xarig ah, Halka Afarta kale lagu xukumay min shan sano oo xabsi ah iyo min afar kun oo Dollar.

 : Maxk**adda Boosaaso, waxaa hadda ka socota dhegeysiga gar-maqalka Shan eedaysan oo loo haysto gabood-fal lagu sameeya...
13/06/2023

: Maxk**adda Boosaaso, waxaa hadda ka socota dhegeysiga gar-maqalka Shan eedaysan oo loo haysto gabood-fal lagu sameeyay qoys danyar ah.

Kooxdan ayaa lagu haystaa in ay qoyska gurigooda ugu dhaceen xilli habeen ah oo la hurday, islamarkaana dil iyo gubis ugu hanjabeen, si ay u cabsi geliyaan.

Dhammaan shanta eedaysane ayaa sida la caddeeyay qiraal ku ah kiiskan, kadib baaritaan ay ku samaysay waaxda C.I.D, ka hor inta loo gudbin maxk**adda.

20/05/2023

Degaanka Sheerbi waxaa maantey ka Dhacay dagaal u dhaxeeya laba belood oo walaalo ah oo halkaas wada degan.

Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa ka dhacay.
Wixii faahfaahina ila dib ayaan kasoo sheegi doonaa

Send a message to learn more

Address

Garowe

Telephone

+252906742134

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iyax media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category



You may also like