Mohamed Geelle

Mohamed Geelle Kusoo dhowaw Somali Star Tv kala soco warar sugan iyo warbixino

02/02/2025

PUNTLAND,"Duqaynta waxaa lagu diley 46 ay kujiraan 5 sarkaal iyo 12 ajaaniib ah, ciidankuna saaka ay ku guureen goobihii".

26/01/2025

Wax ka ogow Cimilada adag ee Cal-miskaad, Dhaxanta daran ,Qarfaha qararka dhaadheer iyo Nolosha dhabta ee ay wajahayaan Ciidamada Difaaca si ay nabad u helaan Shacabku.

Faafi oo share garee si loo dhiirigaliyo ciidamada Difaaca Puntland

DEG-DEG: Wasaaradda arimaha gudaha Puntland ayaa soo saartay go'aano culus oo lagu xak**aynayo  Ajaanibta yimaada Deegaa...
25/01/2025

DEG-DEG: Wasaaradda arimaha gudaha Puntland ayaa soo saartay go'aano culus oo lagu xak**aynayo Ajaanibta yimaada Deegaanada Puntland .

12/01/2025

"Puntland baa hortaagan horumarka SSC Khaatumo" Shacabka oo ka hadlay Dabaaldagii Garowe ku baaqday

Mohamed Geelle

Puntland sanadkii 2024 waxaa ka dhacay 1594 shil oo sbaaby dhimashada 52 qof, dhaawaca in kabadan 760qof iyo kasaare han...
11/01/2025

Puntland sanadkii 2024 waxaa ka dhacay 1594 shil oo sbaaby dhimashada 52 qof, dhaawaca in kabadan 760qof iyo kasaare hantiyeed sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka waddooyinka Puntland.

PUNTLAND IYO SOMALILANDBooliska Puntland ayaa soo dhoweeyay ciyaartoy ka timi Somaliland oo ka qayb galayay Koobkii gobo...
11/01/2025

PUNTLAND IYO SOMALILAND

Booliska Puntland ayaa soo dhoweeyay ciyaartoy ka timi Somaliland oo ka qayb galayay Koobkii gobolada Puntland , Halka Ciidanka Somaliland ay xabsiga dhigeen ciyaartoy ka tagtay Puntland oo ka qayb gali lahaa koob ka dhacaya Magaalada Berbera .

Nin Yemeni ah ayaa sheegay in28 sanno daqiiqad uusan  daankiisa ka saarin  taqsiinta qaadka, "xataa waxan xasuustay habe...
11/01/2025

Nin Yemeni ah ayaa sheegay in28 sanno daqiiqad uusan daankiisa ka saarin taqsiinta qaadka, "xataa waxan xasuustay habeeno badan oo taqsiinta qaadka oo igu jirta aan ku seexday" ayuu yiri..!

08/01/2025

Laacibkii h**e ee gobolka Nugaal iyo Puntlandba koobabka kula guulaystay oo xaalad caafimad ku haysato Garowe garabna uga baahan dadkiisa.

Mohamed Geelle

04/01/2025

Arooskan oo ka dhacay Deegaanka Garyaqaan waxaa ku aqal galay Garaad Cabdi Garaad Xasan Gaaad Maxamed iyo Farxaan Garaad Maxamed Garaad Jaamac..

04/01/2025

Garaad Siciid Xaaji Cabdulle oo ka hadlay xaalada Puntland isagoo ku baaqay in la taageero Ciidamada Puntland ee howlgalada ka wada buuralayda gobolka Bari.

02/01/2025

Sheekada Taageerihii ugu yaraa gobolka Nugaal oo taageero helay.

Waa sawirada qaar kamida Ciidamadii naftooda u huray inay nabad ku noolaadaan shacabka Puntland ee ku geeriyooday weerar...
31/12/2024

Waa sawirada qaar kamida Ciidamadii naftooda u huray inay nabad ku noolaadaan shacabka Puntland ee ku geeriyooday weerarkii Dharjaale Allaha Unaxariistee .

Guuleed Saalax Barre iyo Hasan Abgaal oo kamid ahaa musharixiintii uu Madaxweyne Deni ka guulaystay oo taageero u muujiy...
31/12/2024

Guuleed Saalax Barre iyo Hasan Abgaal oo kamid ahaa musharixiintii uu Madaxweyne Deni ka guulaystay oo taageero u muujiyay Ciidamada Difaaca Puntland oo dagaal kula jira Ururada Alshabaab iyo Daacishta ku dhuumaalanaysa buuralayda gobolka Bari.

DEG-DEG: Faahfaahino dheeraada  ayaa kasoo baxaya weerar kooxo ka tirsan Daacish ay ku soo qaadeen saldhigga Ciidamada D...
31/12/2024

DEG-DEG: Faahfaahino dheeraada ayaa kasoo baxaya weerar kooxo ka tirsan Daacish ay ku soo qaadeen saldhigga Ciidamada Difaaca Puntland ee deegaanka Dharjaale.

Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo iyo ismiidaamin , kadibna waxaa xigay kooxo gudaha u galay taliska ciidanka Dharjaale, Ciidamada difaaca Puntland ayaa iska caabiyay laayayna ragii weerarka soo qaaday.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaana soo gaaray ciidamada dhinaca kale wararka qaar ayaa sheegaya in weerarka ay ku dhinteen ajaanib ka tirsanaa kooxaha weerarka soo qaaday.

Dowladu wali war k**a soo saarin weerarkan , waxaana uu kusoo aaday xilli guud ahaana Puntland gaar ahaana gobolka Bari uu ka socda diyaargorow ay wadaan shacabka iyo dowladu kuwaas oo lagu doonayo in lagu soo afjaro kooxaha argagixiso ee ku sugan buuraleyda gobolka Bari.

21/12/2024

Koobka Puntland iyo rajada gobolada ku tartamaya Mire Awaare.

18/12/2024

Ma ogtahay Sheekada Da'yarta garoonka Mire Awaare shaqada ugu adag ka qabta.

Address

Garowe, Puntland
Garowe
252

Telephone

+252906882280

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Geelle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share