Abdinuur techo

Abdinuur techo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdinuur techo, Digital creator, Techo, Garowe.

13/03/2024
29/05/2023

Faysal Cali Waraabe: Hannaanka madaxtinimo ee Soomaaliya ee la soo jeediyey waa kii dili lahaa G21, waxa ayna daaha ka rogaysaa tiradooda yar."

29/05/2023

Lammaane ku soo baxay doorashada Puntland.

Waa Bashiir Cabdiraxmaan iyo Ruqiyo Axmed oo ka soo kala baxay Mideeye iyo Kaah, degmada Waaciye, Karkaar.

29/05/2023

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa qalinka ku duugay xeer dhigaya in la dilo dadka isku jinsiga ah ee wax isu raadsada.

Xeerkan oo h**e Baarlamaanku u ansixiyeen ayaa dhaliyey buuq badan oo ka yimi dhinaca reer Galbeedka iyo Qaramada Midoobay kuwaas oo ku hanjabay in ay Uganda tallaabo ka qaadi doonaan haddii sharciga la dhaqan geliyo.

Waddamada reer Galbeedka ayaa ku doodadaya in sharcigani uu yahay mid ka hor imanaya xaquuqda Aadanaha.

Xigasho: foodhaadhi

Mujaahid wayn ee reer ssc
13/03/2023

Mujaahid wayn ee reer ssc

13/03/2023

Dadaaal oo ha daalin

Address

Techo
Garowe

Telephone

+252906408863

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinuur techo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Digital creator in Garowe

Show All