Lammaanaha 22

Lammaanaha 22 Madadaalo

Guddiga Doorashooyinka Federaalka oo shaaciyey in ay bilaabayaan shahaado-bixinta, xilli uu jiro khilaaf ka dhashay kura...
01/04/2022

Guddiga Doorashooyinka Federaalka oo shaaciyey in ay bilaabayaan shahaado-bixinta, xilli uu jiro khilaaf ka dhashay kuraas la hakiyey.

Taliyihii h**e ee qaybta Gobolka Karkaar G/Sare Faarax Nuur Islaan ayaa Madaxweyne Deni uga mahad-naqay fursada uu u sii...
01/04/2022

Taliyihii h**e ee qaybta Gobolka Karkaar G/Sare Faarax Nuur Islaan ayaa Madaxweyne Deni uga mahad-naqay fursada uu u siiyay in dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa ugu adeego.

" Waxaan soo dhawaynaya magacaabista taliyaha Booliiska Gobolka Karkaar Gashaanle-sare Cabdi Faarax Warsame [Cabdi Dheere], Isbadalka saraakiisha Police-ka waa wax sune dowladeeda ah, bulshada rer Karkaar waxaan ka codsanayaa in la soo dhaweeyo
taliyaha cusub sidii aniga la ii soo dhaweeyay oo kale.

Waxaan u mahadcelinaya Madaxwaynaha Dawlada Puntland Dr Siciid Abdulaahi Dani oo mar labaad fursad ii siiiyay inaan kala shaqeeyo siyaasada Somalia waxaan bulshada ka codsanaya inay gacan naga siiyaan raadinda madaxtinimada Somalia oo aan rabno in madaxwaynaha Dr Dani uu wax ka badalo maamul xumada Villa Somalia madaaama u yahay hogaamiye isbadal keeni kara"

06/03/2022

Saadaali Kulanka Caawa ee dhexmaraya

Man City Vs Man UTD

Address

Gureye
Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lammaanaha 22 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Lammaanaha 22:

Share

Category

Nearby media companies