Soomaalidii HORE

Soomaalidii HORE dhaqankayga wanagsan ayaan. falanqaynaya si'aan ula wadaago somalida kale

Aloow  ugargaar  Adoomadaada  lagu gardarooday  Aloow uga hiili cadawga soo duulay
18/10/2023

Aloow ugargaar Adoomadaada lagu gardarooday Aloow uga hiili cadawga soo duulay

Qurba joogta  Duduble. Iyo xildhibaan cumar Ali Abdi     maxaa kala Qabsaday  xaflad iyo ubax  uma imaan Qaraabo ee daga...
12/10/2023

Qurba joogta Duduble. Iyo xildhibaan cumar Ali Abdi maxaa kala Qabsaday xaflad iyo ubax uma imaan Qaraabo ee dagaalka ila gala oo dhulkii ila xoreeya markaas kadib iweeydiiya wixii dibu dhisaha oo doowlad nimada nooga maqan waa hadal marag iyo marqaatileh oo xaajiyo lagu kala Qortay

08/10/2023
07/10/2023
06/10/2023

Waxaa hada socoto soo dhaweeynta xildhibaan cumar Ali Abd iswedhen

Qof macnolehe  xildhibaan cumar Ali Abdi
06/10/2023

Qof macnolehe xildhibaan cumar Ali Abdi

06/10/2023
Halyeey  Dun xariirah leh  hadalyaqaanah. Geesi goobaha Dagaalka Taariiq ka dhigay miderye Dad isku wadleh    deeqsi   d...
06/10/2023

Halyeey Dun xariirah leh hadalyaqaanah. Geesi goobaha Dagaalka Taariiq ka dhigay miderye Dad isku wadleh deeqsi dugsileh xildhibaan cumar Ali Abdi yaan Rag lala simin cumar iyo inta kale halku dhigu hanoo Ahaado

XILDHIBAAN CUMAR ALI ABDI   WAXOOW QAATAY DOOR  MUHIIMAHA  OO QURBA JOOGTA  DUDUBLE LAGU MIDEEYNAYO  WAANA INAAN LOO KAL...
06/10/2023

XILDHIBAAN CUMAR ALI ABDI WAXOOW QAATAY DOOR MUHIIMAHA OO QURBA JOOGTA DUDUBLE LAGU MIDEEYNAYO WAANA INAAN LOO KALA HARIN QARAABO

Xildhibaan cumar. Saakay xagoow Naga xigaa
05/10/2023

Xildhibaan cumar. Saakay xagoow Naga xigaa

04/10/2023
Ceel Ninkii Qoday la yaqaan  Nin kii Rabo ha cabo
04/10/2023

Ceel Ninkii Qoday la yaqaan Nin kii Rabo ha cabo

Xilibaan cumar Ali Abdi    cidkastoo soo dhaweeysay  waan  uga  mahad celinayaa Guud Ahaan iyo gaarahaan  waxaana  siin ...
04/10/2023

Xilibaan cumar Ali Abdi cidkastoo soo dhaweeysay waan uga mahad celinayaa Guud Ahaan iyo gaarahaan waxaana siin doonaa shahaado sharaf wadankii jaaliyadiisa ku guuleeysato soodhaweeynta ugu mudan

03/10/2023

DUGSI MALEH QABYAALADI WAXEEY DUMISA MOOYAANE

Xildhibaan cumar  oo oslo baarlamaankeeda la gu soo dhaweeyay
02/10/2023

Xildhibaan cumar oo oslo baarlamaankeeda la gu soo dhaweeyay

01/10/2023

Maqlisame. Waa dududuble Dudublana waa xordage intaas hanoo kala joogto

01/10/2023
Maqlisame  shisheeye maa han  hadii la amaanay   caadi iska dhiga
01/10/2023

Maqlisame shisheeye maa han hadii la amaanay caadi iska dhiga

Siyaasi jufo gaarah Tirsato waa ka mug iyo miisaan weenyahay xildhibaan cumar Ali Abdi waana siyaasiga Dudubloo dhan isk...
01/10/2023

Siyaasi jufo gaarah Tirsato waa ka mug iyo miisaan weenyahay xildhibaan cumar Ali Abdi waana siyaasiga Dudubloo dhan isku raacsan yahay oo maanta Qofka xordage oo w iskugu mid yahay ee aan wada Qaadno intaan ku meereeysan la heeyn shaqsiyaad Duduble ka Qeeybin ku wado

Address

Garowe
12345

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomaalidii HORE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share



You may also like