Hayaan Films

Hayaan Films We are Hayaan films. A multimedia and video production services company based in Garowe, Somalia.

Waxaa si milgo leh usoo gebagebowday Maalintii labaad ee Shirwaynahii 1aad ee Horrumarinta Wadooyinka Puntland , iyadoo ...
11/01/2025

Waxaa si milgo leh usoo gebagebowday Maalintii labaad ee Shirwaynahii 1aad ee Horrumarinta Wadooyinka Puntland , iyadoo berri ay noqon maalinta sadexaad ee shirwaynaha ahna maalinta sida rasmi ah loo soo xirayo.

๐Ÿ’ฝMaalinta labaad ee Shirweynahii 1aad ee Horumarinta Wadooyinka Puntland oo si qurux badan u qabsoontay , waxaana lagu soo bandhigay:
- ๐๐ซ๐ž๐ฌ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ: Daraasado la xiriira Hababka Maareynta Xogta, Badqabka iyo hubinta Hawlaha Wadooyinka iyo Sidii wax looga qaban lahaa.
- ๐‡๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ซ๐จ cajiib ah oo ay soo bandhigeen Injineerada kala duwana ee qaybta ka ahaa shirweynaha



๐Ÿ“ŒMaalinta saddexaad ee Shirwaynahii 1aad ee Horrumarinta Wadooyinka Puntland ayaa la filayaa lagu soo afmeero dooddo iyo Cilmibaarisyo Xal waara u noqda Caqabada wadooyinka Puntland iyo Sidii loo Casriyeyn lahaa

Maalintii Labaad ee Shirwaynaha horumarinta Wadooyinka Puntland 2025 Doodda & Falanqaynta 1aad: Hirgalinta Nidaamka casr...
11/01/2025

Maalintii Labaad ee Shirwaynaha horumarinta Wadooyinka Puntland 2025

Doodda & Falanqaynta 1aad: Hirgalinta Nidaamka casriga ah ee maaraynta Xogta Waddooyinka Puntland (RAMS).

๐Š๐š๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š;
โœ… Eng. Yuusuf Abdinasir
โœ… Eng. Abdimahad Said
โœ… Eng. Abdirahman Adan
๐ŸŽค Hage : Eng Yasiin

Doodda ayaa lagu lafaguray sida Habka Maareynta Xogta Wadooyinka (RAMS) u horumarin karto dhismaha wadooyinka iyo ka warqabkooda, iyadoo si gaar ah diiradda loogu saaray muhiimadiisa iyo dhaqaalaha ku kici kara.

Maalintii Labaad ee Shirwaynihii 1aad ee Horumarinta Wadooyinka Puntland 2025 ๐Ÿ“‚Cutubka 3aad: Qiimaynta Agabka Dhismaha W...
11/01/2025

Maalintii Labaad ee Shirwaynihii 1aad ee Horumarinta Wadooyinka Puntland 2025

๐Ÿ“‚Cutubka 3aad: Qiimaynta Agabka Dhismaha Wadooyinka iyo Xalka Dayactirkooda

๐Ÿ“ŒMawduuca 1aad: Soo bandhigidda daraasad ku saabsan Hagaajinta & Baaritaanka Ciida/Carrada ee Dhismaha Wadooyinka, si kor loogu qaado tayada iyo adkeysiga.

Waxaa soo jeediyey Khabiir / Eng. Ali Afrah


Maalintii Labaad ee Shirwaynihii 1aad ee Horumarinta Wadooyinka Puntland 2025 ๐Ÿ“‚Cutubka 2aad: Badbaadada Wadooyinka & Maa...
11/01/2025

Maalintii Labaad ee Shirwaynihii 1aad ee Horumarinta Wadooyinka Puntland 2025

๐Ÿ“‚Cutubka 2aad: Badbaadada Wadooyinka & Maareynta Gaadiidka

Doodda & Falanqeynta 1aad : Caqabadaha hortaagan Hirgalinta Nidaamka Xakamaynta Gaadiidka & Shilalka

๐Š๐š๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š;
โœ… Eng. Maxamud Farah
โœ… Eng. Abdisamad Tooreeye
โœ… Eng. Abdihakim
โœ… Taliye : Abdifitah Saed Saleban
๐ŸŽคHage : Eng. Abdullahi Wacane


Maalintii Labaad ee Shirwaynihii 1aad ee Horumarinta Wadooyinka Puntland 2025 Doodda & Falanqaynta 2aad : Caqabadaha Naq...
11/01/2025

Maalintii Labaad ee Shirwaynihii 1aad ee Horumarinta Wadooyinka Puntland 2025

Doodda & Falanqaynta 2aad : Caqabadaha Naqshadaynta Wadooyinka

๐Š๐š๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š;
โœ… Eng. Abdimahad Mohamed
โœ… Eng. Abdirahim Muhyidin
โœ… Eng. Farah Abdullahi
๐ŸŽค Hage : Eng. Abdikadir Mohamed (Sadik)

Doodda waxaa lagu lafoguray Agabyada Casriga ah ee lagu horumarinkaro Naqshadaynta Wadooyinka iyo Sahmintooda , Sidoo kale waxaa lagu falanqeeyay Caqabadaha Qorshaynta iyo Naqshadaynta Wadooyinka

15/12/2024

GONDOGOOYE SHORT FILM: LABO XAASLE ROODO,ALIINA BEERDOON, IYO YAXBUL,LIBAX
Gondogoye Architects
Hayaan films https://wa.me//907768846

15/12/2024

Hal shay gado halshay oo free ah qaado Carwada Joog iyo Jamaal ilaa 5-1-2025
iyo Jamaal https://wa.me//905558885
Hayaan films

28/11/2024

It is a great honor for us to join you on this significant day as the university students elect their leadership in a progressive and democratic manner, guided by the principle of one man, one vote. We wish success to all the students, faculty, and the administration of University of Bosaso - Garowe as they embrace this milestone of growth and empowerment.

This message is proudly shared with you by Hayaan Films, always committed to supporting its valued clients.

08/10/2024

Mid ka mid ah shaqooyinka aanu Golis Telecom
La qabanay si ganacsigaagu u gaaro halka aad rabto fadlan ka mid noqo macaamisheena.

22/07/2024

AC Kornayl

09/07/2024

Faraxad bay nootahy in aan idinla shaqeyno
Amal Real Estate & Construction ๐Ÿ—๏ธ

27/04/2024
27/04/2024

Your Story, Our Cinematic Magic
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntlands

Dumarku Waa aasaaska Bulsho kasta.Subax wangsan.๐Ÿ‘๐Ÿฝ๐Ÿ”œโญ๏ธ
19/03/2024

Dumarku Waa aasaaska Bulsho kasta.
Subax wangsan.๐Ÿ‘๐Ÿฝ๐Ÿ”œโญ๏ธ

Every moment, every emotion, perfectly framed.๐ŸŽฌ Hayaan Films
28/02/2024

Every moment, every emotion, perfectly framed.
๐ŸŽฌ Hayaan Films

21/12/2023
11/12/2023

Address

9FXM+J9R
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan Films posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hayaan Films:

Videos

Share