Shacabka Media production

Shacabka Media production Poster

Permanently closed.
09/02/2023

Mataanaha maamul wadaaga puntssc

Madaxweynihii waa soo ambabaxey xamarey ma nabad baa
19/04/2022

Madaxweynihii waa soo ambabaxey xamarey ma nabad baa

Muqdisho iyo dhammaan Soomaaliweyn, maanta diyaar waa tihiin sow ma aha.

Guul Insha Allah.

Dhaxal awoowe bey gacanta ku heystaan Dhalaankaan jaceylka puntland lagu koriyey 1❤️
27/07/2021

Dhaxal awoowe bey gacanta ku heystaan
Dhalaankaan jaceylka puntland lagu koriyey
1❤️

08/07/2021

Nelzom mandelaha gobolka mudug

Ganacsato lacagta maalin walba
Baada ee khawaarij-tu idin ka qaado
Hadii iinan ku taakuleyn ciidanka dowlada
Xoog baa la idin kaga qaadin.

Puntland iguma maamulayo wiil aan u dhalan.

Gaalkacayo:Puntland ayaa saanad shidaal iyo raashin ah ku wareejisay Galmudug, taasi oo la sheegey in loogu talogalay la...
08/07/2021

Gaalkacayo:Puntland ayaa saanad shidaal iyo raashin ah ku wareejisay Galmudug, taasi oo la sheegey in loogu talogalay la-dagaallanka Al-shabaab.

Puntland iyo Galmudug ayaa h**e u kala saxiixday in ay iska taageeraan amniga.

04/07/2021

Dhaliyaro daawada muuqaalkaan noloshiina ayuu wax ka badali doona

04/07/2021

Cawaale stadium wuxuu qayb ka noqdey garoomada ugu caalamisan aduunka

We love gaalkacyo ❤️

Mention: dheh rer galkacyo uguna hambalye hirmarka ay gaareen

Waxaan  maanta  Shir Guddoomiyey Fadhiga 10-aad ee Kalfadhigii 48-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo Xildhiba...
04/07/2021

Waxaan maanta Shir Guddoomiyey Fadhiga 10-aad ee Kalfadhigii 48-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo Xildhibaannadu Cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen wax-ka-bedel ay Guddiga Shuruucda iyo Cadaaladda kusoo sameeyeen Xeer Hoosaadka Golaha Wakiilladda.

ALLAAH MAHADLEH
ALLOW DHAWR PUNTLAND🙏

17/04/2021

Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa qaadacay muddo kordhintii ay sameysteen Goleyaasha DFS Soomaaliya ee Wakhtigu k dhammaaday, Baarlamaanka Puntland ayaa go’aankan ku gaaray ka dib kulan ay warbixin uga dhegaysteen Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Kulanka Golaha Wakiilada oo uu Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-Xigeenka koowaad Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, waxaana kulanka soo xaadiray 52 Mudane .

Golaha ayaa cod aqlabiyad ah ku qaadacay
muddo kordhintii ay sameysteen Goleyaasha DFS Soomaaliya ee wakhtigu ka dhammaaday, 49 Mudane ayaa u codeeyay, 1 Mudane ayaa diiday, 2Mudane ayaa ka aamusay.

Waxaa weli socda la tashiyo Madaxweynaha Dowladda Puntland la leeyahay Goleyaasha kala duwan ee Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, Iyadoo dhowaan Puntland soo saari doonto mowqifkeeda ku aadan muddo kordhinta sharci darada ah ee uu sameystay Madaxweynihii DFS ee Wakhtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

BAAQ NABADEEDWaxaan ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Dhabar-Dalool ee gobolka Sool ...
16/04/2021

BAAQ NABADEED

Waxaan ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Dhabar-Dalool ee gobolka Sool inay si shuruud la'aan ah u joojiyaan gulufka colaadeed ee ka taagan halkaas, lagana wada shaqayeeyo sidii xal waara looga gaadhi lahaa dhibaatada soo noqnoqotay ee sababtay dhimashada iyo dhawaacaba.

Waa wax aad looga xumaado in iyadoo lagu jiro bishii barakaysnayd ee Ramadaan la daadiyo dhiig qof Muslim ah oo sooman, taas oo ah ficil ka baxsan diinteena suuban.

Waxaan ugu baaqayaa Isimmada, culimada, aqoonyahanada, dhallinyarada, haweenka iyo cid walba oo wax ka geysan karta sidii loo damin lahaa dhibaatadaas in ay kaalintooda nabadeed ka qaataan.

Maareeye Muhiadin Mohamet

Address

Garowe

Telephone

+252906848840

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shacabka Media production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category