Muxsin Media

Muxsin Media Xog Ogaal

27/06/2024

BALIGA GAAFOW

Ciidanka Booliska Dagmada Wardher  ayaa gacanta ku dhigay 6 Lix dhalinyaro ah oo tahriib u socotay iBooliska Magalada Wa...
27/06/2024

Ciidanka Booliska Dagmada Wardher ayaa gacanta ku dhigay 6 Lix dhalinyaro ah oo tahriib u socotay i

Booliska Magalada Wardheer oo kaashanayay Lamaha Kale Amniga ee Gudaha magalada Wardher ka Hawlgalo ayaa qabtay 6 Lixdan dhalinyarada ah oo ka Kala yimid Garoowe, iyo Gaalkacayo una socday tahriib, Ciidanka Booliska oo Xalay Hayay xogta Dhalinyaradan Dabagalna Ku Hayay Aya Saka Subaxdi H**e Gacanta ku Dhigay Dhalinyaradi oo isku Dayayay in Ay Wardher Ka Safran

Madaxa Danbi Ka Hortaga Booliska Dagmada Wardher Gashanle ayaa sheegay in Dhalinyaradan tahriibaysay ay deegaanka soomaalida ku soo galeen Aqoonsiyo been abuur ah iyo Kuwo Mobilo Logu so diray oo Sawir Ahan ah waxana baadhitaano iyo Dabagal Lagu Haya Magafayashi oo Sharciga LA Horkeni Dona .

Booliska Dagmada Wardher Aya Dadalo Badan ugu Jiro Sugida Amniga iyo Ladagalan ka Tahriibta Waxayna Malin iyo Haben ba diyar uyihin in Ay sii Laba jibaran Wajibadka Saran

07/05/2023
DEG DEG: Ciidamada Liyuu Police ee ka hawlgala Gobalka Doollo oo kaa shanaya kuwa Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari ...
09/08/2022

DEG DEG: Ciidamada Liyuu Police ee ka hawlgala Gobalka Doollo oo kaa shanaya kuwa Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari noociisu yahay Dhayne oo wada waxyaabaha qaraxyada loo adeegsado sida ciidamadu sheegeen,

Sirdoonka DDS ayaa sheegay in ay si dhaw ula socdeen xogta gaadhigan

Isha SDM📷

19/03/2022

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muxsin Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muxsin Media:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share