Meere Media

Meere Media wararkii ugu danbeeyey ee Calamka iyo kuwa soomaalida halkaan ugu imow. Nasoo raac oo na dhiiri-gali.

Madaxweynaha   Miguel Díaz-Canel ayaa maanta hoggaaminayay bannaanbax lagu taageerray Falastiin oo looga soo horjeeday d...
25/11/2023

Madaxweynaha Miguel Díaz-Canel ayaa maanta hoggaaminayay bannaanbax lagu taageerray Falastiin oo looga soo horjeeday dagaalka Qasa. Afaafka h**e ee safaaradda Maraykanka ee ku taalla caasimadda Cuba ee Havana ayuu banaan buxu ka dhacay.

WAR DEG DEG AH: Xisbiyada Puntland ayaa sheegay in Doorashada 2024 noqoto qof iyo cod ah oo  sida ay sheegeen ka dheer s...
25/11/2023

WAR DEG DEG AH: Xisbiyada Puntland ayaa sheegay in Doorashada 2024 noqoto qof iyo cod ah oo sida ay sheegeen ka dheer siyaasad hubaysan iyo mid beelaysan.

25/11/2023

"Qofkii qof naga dila Naftiisuu qadimay, waayo magtu Xiligaan waa fitno, qofkii qof naga dilana waa u dilnaa" Nabadoon Xabiib.

Muuqaalka Hanoolaato.

MAXAA KA TAQAANA SOOYAALKA HALGAMAA CISMAAN DIIRIYE KULANECismaan Diiriye Kulane waxaa uu ka mid ah suugaanyahannada kaa...
25/11/2023

MAXAA KA TAQAANA SOOYAALKA HALGAMAA CISMAAN DIIRIYE KULANE

Cismaan Diiriye Kulane waxaa uu ka mid ah suugaanyahannada kaalinta weyn ku leh halgankii xoraynta dhulkii maqnaa ee Soomaalida iyo halgankii lagaga soo horjeeday Kacaankii. Sidoo kale Cismaan waxa uu burburkii ka dib ka mid noqday dadkii ka dhexmuuqday siyaasadda Soomaaliya iyo mida Puntland.

Cismaan Diiriye h**ey dad badan waa ay u garanayeen, laakiin waxaa dad badan oo kale ay ku barteen barnaamij uu Juxa ka qabtay afar sano ka hor, suugaantiisa badankeed isaga hortii dadku waa ay yaqaaneen, aadna u jeclaayeen. Sida uu sheegay heeso aan 20 ka yarayn oo badankood ay duuban yihiin ayuu leeyahay.

Halgankii Soomaali-Galbeed waxa uu ku lahaa kaalin weyn oo suugaaneed oo uu kaga qaybqaatay dagaalkii afeed iyo kicintii dadka Soomaaliyeed. Waxa uu ka tirsanaa kooxdii Heegan, isaga oo dagaalladii 1977-1978dii ka sameeyay tobaneeyo heesood oo laga xusi karo:

1. Soomaalidu qab iyo kibir
Marna qaadan maysee-

Indhabuur baa qaaday.

2. Taliska Nuguloo
Niyad-jabka ahoo
Naxashka saaran-

Heeskaan oo muddo dheer ka mid ahaa heesaha aan ugu jeclahay ee halganka SG, waxa wadajir u qaaday kooxdii Heegan.

3. Mingistow war-li'idaa
Waxii madaxda kaa dhigay
Waa la isku haystaa-

Waxa iyana wadajir u qaaday Heegan(ma hubo).

Markii ay dawladdu colaadda galisay qabiilkii Majeerteenka oo Soomaalida mucaaradka ah iyagu hormuudka u ahaa, ayuu cadaadiskii dawladda awgii dalka uga baxay, waxaana uu noqday hormuudka fanka jabhaddii SSDF, isaga oo raadiyihii Kulmis ee mucaaradka qaybta suugaanta madax ka noqday.

Saddex heesood oo uu halgankii SSDF kula hadlayay Soomaalida ayuu sameeyay, saddexduba waxa ay ahaayeen qaafiyadda (H)da, saddexdana waxa wada qaaday hoobalkii Maxammed Mooge Liibaan oo ay isaga, Cabdikhadar Xasan Laari iyo qaar kalaba markaa ka mid ahaayeen fannaaniintii jabhadda joogay.

Heesahaasi waxa ay kala ahaayeen:

1. 'Soomaalidu ma huruddaa' oo ku socotay Soomaalida guud. M. Mooge.
2. 'Tolla'ay reer Hargeysoow' oo si gaar ah ugu socotay reer Hargeysa oo aan markaa kacdoonka ku jirin. M. Mooge.
3. 'Halganyohow ku aamminay' oo uu halganka Soomaalidu kula jirto keligiitaliyaha ku macnaynayay, Soomaalidana tilmaanta uga siinayay waxa loo halgamayo. M. Mooge ayaa iyana qaaday.

Waxa uu sidoo kale Kulane sameeyay heeska caanka ah ee aynu soonqaadka ku soo xasuusanno:

'Afura afura afura
Axdigii gudatee afura'

Waxa qaaday fannaanka weyn ee Siciid Mire Xaydar Ehun.

FG: xogtaan badankeed waxa aan ka qoray barnaamijkaa uu Juxa ka qabtay oo aad u koobnaa, weli se waxa aan hubaa wax badan oo kale in ay ku maqan yahiin abwaanka, ayna habboon tahay in laga weeleeyo.

W/Q Gorod Jare.

25/11/2023

Dumarka Ilmaha isku soo Beera

24/11/2023

Garoowe magaalada soomaalidu jeceshahay.

24/11/2023

"Paarlamaankow gacantiina ayey ku jirtaa in leys laayo iyo in la heshiiyo Illaahay uga baqa Puntland in aad dagaal ka ridaan"

War cusub:- Soomaaliya ayaa maanta si rasmiya uga mid noqotay ururka bulshada bariga Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ...
24/11/2023

War cusub:- Soomaaliya ayaa maanta si rasmiya uga mid noqotay ururka bulshada bariga Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku sugan Tanzania ayaa saxeexay heshiiskaan.

Soomaaliya ayaana noqoneysa wadankii 8aad ee kamid noqda ururkaan oo ka shaqeeya iskaashiga ganacsiga iyo fududeynta isu socodka dadka dalalkaan midoobey. Meere Somali TV

24/11/2023

"Ciidamada & Hubka aad Magaalada kula soo Yaacaysan Joojiya Mucaaradow, Madaxweynaha Iyo Baarlamaankana ka fiirsada oo Dagaal Ka Qarxa Garoowe sabab ha u Noqonina Ayaan Leeyahay " | Sh Daahir Aw-Cabdi

24/11/2023

"Dagaalka Habarjeclo iyo Dhulbahante ee cusub waa mid ciribtiisu xumaan doonto, laga shalaayi doono nina guuleysan doonin, lagana dhaxli doono dulinimo iyo burbur." Sh Ahmed Abdisamad oo khudbad jimce ka akhrinayey Masjid Garoowe ku yaal.

24/11/2023

Ka jawaab su'aasha.
Haddii hal dookh lagu siin lahaa, oo lagu oran lahaa xulo magaalada aad ku noolaanayso, tee baad dooran lahayd?

24/11/2023

Xaqiijin:- Ma jiro guri Hoobiye ama qori weyn ku dhacay Garoowe. Goob-joogayaal ayaa Meere Somali TV u xaqiijiyey in guriga uu dab qabsaday sidaasna uu ku gubtay, dhacdada gubashada ayaana aheyd sida ay goob-joogayaashu noo sheegeen shala duhurkii.

24/11/2023

Xil Shaaciye " Maanta Puntland ayaa la badbaadiyey, Xeerkii maanta ma soconayo sababtoo ah Xildhibaanadu shacabka ayey matalaane Madaxtooyadda iyo Mucaaradka ma matalaan"

24/11/2023

Jimca wanaagsan Akhyaarta Meere. Kala soco halkaan wararkii ugu danbeeyey ee soomalida, kuwa caalamka iyo barnaamijyo kale oo xiiso.

27/10/2023

Meere Somali TV Fallow iyo Like gareeya Akhyaarey🙏

17/07/2023

Waxbarashadii Soomaaliya 1976

13/07/2023

"Guurka khudba sirada ayaa dhaama Xaaraanta" Gabar reer Muqdisho ah.

12/07/2023

Imisa goor ayaad ku celceshatay?

01/07/2023

“Sheekh Mustafe iyo Sheekh Dirir mar danbe ha dhageysaniina.” Maxamed Jabuutawi.

Midabka saxdaa ee Calanka Soomaaliya oo 63-sano kadib muran ku jira!. Afartaan waa midkee Midabka saxdaa ee Calanka Soom...
30/06/2023

Midabka saxdaa ee Calanka Soomaaliya oo 63-sano kadib muran ku jira!. Afartaan waa midkee Midabka saxdaa ee Calanka Soomaaliya?.

Masuuliyiin lagu saxayo toogashadda.
19/06/2023

Masuuliyiin lagu saxayo toogashadda.

07/06/2023

▶︎ •၊၊||၊|။||||။၊|။|||။|||။၊| 0:39

Codkaaga post ahaan ma u soo dhigi karta🤣🤣

14/05/2023

Puntland wataa iswada ruxayse hobeeyaa. hhahahha.

Bedel bedel ayaa Garoowe dib ugu soo laabtay!
25/04/2023

Bedel bedel ayaa Garoowe dib ugu soo laabtay!

23/04/2023

Ma ogtahay in 50 Asbuuc kaliya ay naga xigto Ramadantii kale👁😂

18/04/2023

Aad uma soomani!😂

15/04/2023

Gabar 15 jir ah hadaad shukaansato waa adigoo BBC War siiyey😂😂

14/04/2023

"Miss World iyo Bilaal Bulshaawi Irir-nimada Hargeysa u diiday ee maanta macaanatay wax jirta maaha, dadka aanu ood-wadaagta naha iga sokeeya Irirka la sheegayo"

31/03/2023

Waxaan ma Jinba mise Waa Insi😂😂

29/03/2023

Garoowe❤

24/03/2023

Caajsilow oo dhan saan bay rabaan inay taraawiixda u tukadaan😂😂

09/03/2023

War Oodkaca😂😂

General Abdihamid Mohamed Dirir Taliyihii H**e ee Ciidamada Badda oo dhex lugaynaya Magalada Laascanood.
08/03/2023

General Abdihamid Mohamed Dirir Taliyihii H**e ee Ciidamada Badda oo dhex lugaynaya Magalada Laascanood.

08/03/2023

Dhool Gu' Abwaan Reer Mii ah oo Reer Muduga ayaa Gabar Reer Magaala jeclaadey.

Daraasad Cusub ayaa Sheegay in Caanaha Bisadu Daawo u yihiin Buufiska ama isku buuqa😂Waa qofma qofka soo tijaabin doona😂...
07/03/2023

Daraasad Cusub ayaa Sheegay in Caanaha Bisadu Daawo u yihiin Buufiska ama isku buuqa😂

Waa qofma qofka soo tijaabin doona😂😂

07/03/2023

Sheekadan bal dhagayso: bal isku eeg Sheeko uu ka sheekeeyey Sagaal Sano ka hor Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Maanta!

07/03/2023

Nabiga ﷺ Gaalkii caayay ee kuyiri kalmadii foosha xumeyd ee uu Suubanuhu ka Carooday ilaa ilaahey usoo jawaabay subxaanahu watacaalaa.

Fagaaraha Dr Xuseen Dheere iyo jidka Bartamaha ee Daarusalam, Mudug Puntland, Somalia.Waa Labo kamida Dadkii loogu jecla...
06/03/2023

Fagaaraha Dr Xuseen Dheere iyo jidka Bartamaha ee Daarusalam, Mudug Puntland, Somalia.

Waa Labo kamida Dadkii loogu jeclaa uguna Naxariista badnaa dadkoodda iyo deegaankoodda oo loogu kala magac-daray Fagaaraha iyo jidka bartamaga ee Daarusalam. Allaha u Naxariisto Aabahay iyo Awowgey Gooni, Janadiina Rabi haka waraabiyo, Naxariistii iyo caawintii dadkooddana rabi Ajar-koodda how laban-laabo.

05/03/2023

12 jir Reer Mudug ah😂

Address

Meereysane Street
Garoowe

Telephone

+252907932489

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Meere Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Meere Media:

Share



You may also like