Daud Abdirizak

Daud Abdirizak kusoo dhawaada pages kayga waxaad ka heli doontaa waxyaala ku xiisa galiya

24/09/2023

Anigu faysal Abdi Botaan Ma Qaban, Wajaalena ma gubin..'' Haybe Ali oo ciidanka somaliland ku xidheen wajaale ayaa waraysigan ku sheegay.. Wariye Sadaam Abdi Xarrago Share garee

24/09/2023

Jawaab : nebiga صلى الله عليه وسلم ayaa u dabaaldegay dhalashadiisa.!! Waxaana daliil u ah:
“Soonka maalinta isniinta”🙄!

21/09/2023

YAAB: Gabdhaha Reer Guriceel waxaan u sheegayaa inaan wali taaban oo aan naag nag siin kulahaa🤣.

Gabar wiilkaas u gurmata oo reer guriceel ah halkaan ugu wac

16/09/2023

SUUQ WAYNAHA WAJAALE OO DAB XOOGAN KA KACAY ALLOW KA INO SAKHIR

29/06/2023
  Dagaal Kharaar ayaa hada kasocda Gaalkacyo Puntland gaar ahaan aaga sugulle hotel Muran dhuleed sababay Dagaal ayaa dh...
24/11/2022

Dagaal Kharaar ayaa hada kasocda Gaalkacyo Puntland gaar ahaan aaga sugulle hotel

Muran dhuleed sababay Dagaal ayaa dhex maray laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda Beelaha Reer biciidyahan iyo Reer Mahad.

Kudhawaad 3 Ruux oo dhinacyada Dagaalamay ah ayaa geeriyootay Waxaana dhaawacmay 4 ruux
Halkaan isha kuhay.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdooyin dilal ah oo ay koox ciyaal weero ah xalay ka geysatay qaybo k...
21/11/2022

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdooyin dilal ah oo ay koox ciyaal weero ah xalay ka geysatay qaybo ka mid ah gudaha degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, taas oo dhalisay walaac aad u xoogan.

Kooxda ciyaal weerarada ah oo ku hubeysanaa mindiyo ayaa wiil dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Shaafici Macallin Nuur waxa ay ku dileen xaafadda Cumar Tukunbe oo ka tirsan degmadaasi, kaas oo si weyn looga yaqaanay deegaanka, gaar ahaan Yaaqshiid.
Sidoo kale kooxdan ayaa isla xalay dhaawacday laba haween ah oo waddada marayey, taas oo ka mid ah aheyd Xaamilo, islamarkaana ku geeriyootay isbitaalka, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho.

Luqmaan Macallin Nuur oo ay walaalo yihiin wiilka xalay la dilay ee Marxuum Shaafici ayaa ka warbixiyey dilka walaalkiisa, wuxuuna sheegay in si arxan darro ah toorey loogu dilay.

“Waxaa garabkeyga faarujiyey walaalkey, marna saaxibkey Shaafici Macalin Nuur oo ciyaal weero ay ku dileen degmada Yaaqshiid,” ayuu yiri Luqmaan Macallin Nuur oo ilmeynaya.
Sidoo kale wuxuu Eebbe uga baryey walaalkiisa inuu ka waraabiyo Jannadii Firdowosa, maadaama ay dishay buu yiri gacan ka xaq daran.

Wallaahi waa geeri aad u naxdin badan waxaan leeyahay Jannada Ilaahey haka waraabiyo, gacan ka xaq daran ayaa dishay,” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.
Ciyaal weerada ayaa u muuqda inay markale kusoo laba kacleeyeen xaafadda Muqdisho, waxaana dhibaatooyinka ugu badan hadda laga soo warinayaa waqooyiga caasimada.

Sida uu sheegay Daaciga Dr. Faysal Al-Hashimi 558 qof ayaa durba kusoo islaamtay dalka Qatar iyadoo caawa 7:00 fidnimo u...
21/11/2022

Sida uu sheegay Daaciga Dr. Faysal Al-Hashimi 558 qof ayaa durba kusoo islaamtay dalka Qatar iyadoo caawa 7:00 fidnimo uu bilaaban doono World Cup 2022-da.

Waa intaasoo Dr. Zakir Naik usii dhimanyahay.

waa arin muslimka ku farxo❤️

Xigasho: Onkod

  Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 3aad ee Machadka Kaahiye ayaa Xalay lagu Qabtay New-Rays Hotel ee Magaalada Garoowe .Ar...
22/10/2022


Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 3aad ee Machadka Kaahiye ayaa Xalay lagu Qabtay New-Rays Hotel ee Magaalada Garoowe .
Ardayda Machadka ka qalin jabisay ayaa Kale Bartay Cilmiyada, Luuqada English ka, Computerka iyo Qaybta xirfada Korontada ,
Xaflada Qalin Jabinta Waxaa ka Qayb galay Xildhibaan Mohamed Abdi Xaraf , Xildhibaan Sh. Abdullahi Said , Walidiin, Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Machadkaas.

29/09/2022

''Inaynu jidkeena Nadiifino waa Wax Tilmaamaya iimaankeena inta uu le,eg yahay''

Sh Mustafe Xaaji Ismaciil

22/04/2022

Kitaabka Waynayta Quranka || Q 2aad || sheikh Sharma'arke Ali Jirde

22/04/2022

5 arimod oo Nabigu Inoo Dardaarmay || Sh Mohamed Ibrahim

22/04/2022

Duruusta Ramadaanka || Darsigii 2aad || Sheikh Xasan Bishaar Aadam

10/04/2022

Duruusta Ramadaanka || Darsigii 1aad || Sheikh Xasan Bishaar Aadam

10/04/2022

kitaabka Waynayta Quranka || Q 1aad || Sheikh Sharma'arke Ali Jirde

23/02/2022

"sh.c/naasir wuxuu ahaa geesi xaqa sheega oo caqli badan " sh. Daahir Aw cabdi

17/02/2022

Masjidka Ibnu Cabbaas Garowe.
Khudbada jimcada.
Sh: Ahmed Abdi Mohamed عنوان الخطبة: أهمية المسجد (ahmiyada masjidka )

Fadlan like share

Taliyihii Saldhigga Booliiska magaalada Baladwayne ayaa ku geeryooday is-rasaaseyn saaka dhex martay ciidamo ka wada tir...
17/02/2022

Taliyihii Saldhigga Booliiska magaalada Baladwayne ayaa ku geeryooday is-rasaaseyn saaka dhex martay ciidamo ka wada tirsan Booliiska, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Soomaaliya.

17/02/2022

Nashiido

19/11/2021

Maxaadiro

17/11/2021

Suuradda Al Baqrah | Aayadaha 40-48 | Tafsiirka Qur'aanka | Casharkii 7aad | Sh Cabdishaafi Axmed

15/11/2021

Jacayl

14/11/2021

Suuradda Al Baqrah | Aayadaha 28-39 | Tafsiirka Qur'aanka | Casharkii 6aad | Sh Cabdishaafi Axmed

13/11/2021

Suuradda Al Baqrah | Aayadaha 21-27 | Tafsiirka Qur'aanka | Casharkii 5aad | Sh Cabdishaafi Axmed

12/11/2021

Diinta dhaqanka ayay wanaajisaa || Sh Mustafe Xaaaji

10/11/2021

Suuradda Al Baqrah | Aayadaha 11-25 | Tafsiirka Qur'aanka | Casharkii 4aad | Sh Cabdishaafi

10/11/2021

Suurada Al Baqrah | Aayadaha 1-10 | Tafsiirka Qur'aanka | Sh Cabdishaafi Axmed Cali

10/11/2021

Suurada Al Faatixah | Casharkii 2-aad | Tafsiirka Qur'aanka | Sh Cabdishaafi Axmed

10/11/2021

Hordhac || Tafsiirka Qur'aanka Kariimka Ah || Sh Cadishaafi Axmed Cali

10/11/2021

ماشاء الله

12/10/2021

Halkan Kabaro Habka Looguto Wajibaadka Xajka Hadii Ilaahay Kuusahlo Inaad Soo Gudato Xajka si Adigoo Yaqaana Aad Tagtid e.

Fadlan Walaal Adigoo Mahadsan Share Garee Oo lawadaag Asxaabtaada kale Sii Ay Arkan

11/10/2021

Khudbah | Inay Adoomada ilaahay Dulimga Iska Dhaafaan | Sh.Mukhtaar Axmed Faarax

07/10/2021

Degdeg 'Nimanka Xukuumadda Hogaamiya Yeysan Dayuusiin Naga Dhigin oo in Fasaad Ummada Loo Horseedo Maaha' Sh Maxamed Xoosh

07/10/2021

Degdeg Sh Maxamuud X.Yuusuf Oo Baaq U diray Dhalinyarada Isagoona Ka Hadlay Showga Iskalaaji Garowe.

 Xafladda Qalin-Jabinta Ardayda Machadka Khadiija binti khuwelid Dufcaddii 15aad Ee Sanada 2021Machadka khadiija bitu kh...
22/09/2021


Xafladda Qalin-Jabinta Ardayda Machadka Khadiija binti khuwelid Dufcaddii 15aad Ee Sanada 2021

Machadka khadiija bitu khuweylid Garowe Somaliya

13/09/2021

القرآن الكريم

16/08/2021

Xafladda Qalin-Jabinta Ardayda Isku Dhafan Dufcaddii 1-aad Ee Machadka Maryama Bintu Cimraan.

Address

Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daud Abdirizak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daud Abdirizak:

Videos

Share


Other News & Media Websites in Garoowe

Show All

You may also like