Eglami Studio

Eglami Studio kusoo dhawoow Eglami Studio ,waxaad ka helaysaa duubista Xafladaha iyo Qaadista Sawirada Mahadsanid.
(1)

Kusoo  Dhawaada Eglami Studio Goor kasta iyo Goor walba waxaa Naga go'an inaan Bulshadenna si daacada ugu Adeegno
02/10/2023

Kusoo Dhawaada Eglami Studio Goor kasta iyo Goor walba waxaa Naga go'an inaan Bulshadenna si daacada ugu Adeegno

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.  :- Meher wacan❤️💯✨ Mudane Mawliid Cabdi Jamac iyo Marwadiisa Sacdiya ...
13/09/2023

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

:- Meher wacan❤️💯✨ Mudane Mawliid Cabdi Jamac iyo Marwadiisa Sacdiya C/laahi Jaamac 👑❤️💎Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Degmada Buurtinle

Hambalyo:- Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

📸 EglamiStudio

Wedding Night /2023. Hambalyo Ustaad  ibrahin iyo Marwadiisa Sucdi C/risaaq oo Aroos koodu ka  deg.Burtinle .Alalaaska b...
24/07/2023

Wedding Night /2023.

Hambalyo Ustaad ibrahin iyo Marwadiisa Sucdi C/risaaq oo Aroos koodu ka deg.Burtinle .

Alalaaska baxay
Abshir weeye oo
Dad is aaminaa
Axdigoodi fulay

Labo uur samaan
Jacaylkay unkeen
Ku aflixiyaybaa
Astaantii midnimo
Udubkeedi muday

Ibrahin & Sucdi
Arooskiinu guul
Aayatiin San iyo
Ubad lagu najaxo
Ugu deeq Allow
Aamiin Aamiin

Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

Eglami Studio

17/07/2023

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

:- Meher wacan❤️💯✨Ustaad Baroon Nuuradiin iyo Marwadiisa Badriya Cabdiyare 👑❤️💎Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Degmada Buurtinle

Hambalyo:- Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

📸 EglamiStudio

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.  :- Meher wacan❤️💯✨Ustaad Baroon Nuuradiin  iyo Marwadiisa  Badriya Ca...
14/07/2023

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

:- Meher wacan❤️💯✨Ustaad Baroon Nuuradiin iyo Marwadiisa Badriya Cabdiyare 👑❤️💎Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Degmada Buurtinle

Hambalyo:- Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

📸 EglamiStudio

Wedding Night.....Hambalyo Jaamac Farax iyo Marwadiisa Aasiya Cabdi Cali   oo ku Aqal galay deg.Burtinle .Alalaaska baxa...
01/07/2023

Wedding Night.....

Hambalyo Jaamac Farax iyo Marwadiisa Aasiya Cabdi Cali oo ku Aqal galay deg.Burtinle .

Alalaaska baxay
Abshir weeye oo
Dad is aaminaa
Axdigoodi fulay

Labo uur samaan
Jacaylkay unkeen
Ku aflixiyaybaa
Astaantii midnimo
Udubkeedi muday

Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

Eglami Studio

15/12/22:--- Wedding Night Yaxye & Nasteexo oo Xalay ku Aqal galay Burtinle .
15/12/2022

15/12/22:--- Wedding Night

Yaxye & Nasteexo oo Xalay ku Aqal galay Burtinle .

Wedding Night /2022 . Hambalyo Ustaad  Axmed Farax iyo Marwadiisa Zamsam Siciid oo ku Aqal galay deg.Burtinle .Alalaaska...
25/11/2022

Wedding Night /2022 .

Hambalyo Ustaad Axmed Farax iyo Marwadiisa Zamsam Siciid oo ku Aqal galay deg.Burtinle .

Alalaaska baxay
Abshir weeye oo
Dad is aaminaa
Axdigoodi fulay

Labo uur samaan
Jacaylkay unkeen
Ku aflixiyaybaa
Astaantii midnimo
Udubkeedi muday

Axmed iyo Samzam
Arooskoodu guul
Aayatiin San iyo
Ubad lagu najaxo
Ugu deeq Allow
Aamiin Aamiin

Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

Eglami Studio

Meher wacan❤️💯✨ Shiikh Maxamed Aadan  yo Marwadiisa Xaawo Aadan Axmed 👑❤️💎 Maanta Meherkoodu ka dhacay  deg.Burtinle Ham...
25/11/2022

Meher wacan❤️💯✨ Shiikh Maxamed Aadan yo Marwadiisa Xaawo Aadan Axmed 👑❤️💎 Maanta Meherkoodu ka dhacay deg.Burtinle

Hambalyo:- Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax
• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

📸 EglamiStudio
📞0907540181/7855002/7381023

📸 Ayman

13/11/2022

Meher wacan❤️💯✨Asad Muuse Xasan iyo Marwadiisa Iqra Maxamed 👑 Meherkoodu ka dhacay Al-xaramayn hotel Burtinle.

📸
📞090540181/0907791526/7855002/7381023
-Xaramayn Hotel Burtinle🏨

📸

Send a message to learn more.

 :- Meher wacan❤️💯✨Asad Muuse Xasan iyo Marwadiisa  Iqra Maxamed  👑❤️💎 Maanta Meherkoodu ka dhacay  Al-xaramayn hotel Re...
11/11/2022

:- Meher wacan❤️💯✨Asad Muuse Xasan iyo Marwadiisa Iqra Maxamed 👑❤️💎 Maanta Meherkoodu ka dhacay Al-xaramayn hotel Restaurant & Coffeteria deg.Burtinle

Hambalyo:- Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax
• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

📸 EglamiStudio
📞090540181/0907791526/7855002/7381023
-Xaramayn Hotel Burtinle🏨

📸

Meher wacan❤️💯✨ Nuur iyo Marwadiisa  Farxiya Maxamed  👑❤️💎 Maanta Meherkoodu ka dhacay  Peace hotel Restaurant & Coffete...
02/11/2022

Meher wacan❤️💯✨ Nuur iyo Marwadiisa Farxiya Maxamed 👑❤️💎 Maanta Meherkoodu ka dhacay Peace hotel Restaurant & Coffeteria deg.Burtinle

Hambalyo:- Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax
• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

📸 EglamiStudio
📞090540181/0907754189/7855002/7381023
Burtinle🏨

29/10/2022

Meher wacan❤️💯✨ Eng Libaan C/siciid yo Drs Faadumo Jamhad 👑❤️💎 Maanta Meherkoodu ka dhacay Peace hotel Restaurant & Coffeteria .

Meher wacan❤️💯✨ Eng Libaan C/siciid yo Drs Faadumo Jamhad 👑❤️💎 Maanta Meherkoodu ka dhacay  Peace hotel Restaurant & Cof...
28/10/2022

Meher wacan❤️💯✨ Eng Libaan C/siciid yo Drs Faadumo Jamhad 👑❤️💎 Maanta Meherkoodu ka dhacay Peace hotel Restaurant & Coffeteria .

Hambalyo:- Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax
• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

📸 EglamiStudio
📞090540181/0907754189/7855002/7381023
Burtinle🏨

📸 Ayman

07/10/2022

Hordhaca Xaflada Meherka

Saadiq iyo Sundus | iyo Laamahanaha kale ee Nolosha ku midoobey C/qaadir iyo Naciima

Hambalyo Meher Wacan labadiina .

Alalaaska baxay
Abshir weeye oo
Dad is aaminaa
Axdigoodi fulay

Labo uur samaan
Jacaylkay unkeen
Ku aflixiyaybaa
Astaantii midnimo
Udubkeedi muday

Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

Eglami Studio

Hambalyo Meher :- Meherkii Qarniga oo Maanta ka dhacey deg.Burtinle . Meherka Mr C/qaadir Mahdi Macalin iyo Marwadiisa N...
06/10/2022

Hambalyo Meher :- Meherkii Qarniga oo Maanta ka dhacey deg.Burtinle .

Meherka Mr C/qaadir Mahdi Macalin iyo Marwadiisa Nacimo Aadan Siciid iyo Saadiq Mahdi Macalin iyo Marwadiisa Sundus C/nuur ayaa maanta ka dhacdey Hotelka Peace ee deg.Burtinle
Saaadiq Iyo C/qaadir ayaa ah laba wiil oo walaala waxayna Maanta hal goob kuwada guursadeen laba gabdhood .

Waxaan 💟 leenahay Illaahay ha isku kiin barakeeyo hana idin ka dhigo lamaanayaashii kala hela wiil iyo caano💗 gabadh iyo caano Inshaa Allaah 🙏
Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

Kusoo biir Eglami Studio

Gob weeye hablaheennu .   .
03/10/2022

Gob weeye hablaheennu .
.

Puntland Force
03/10/2022

Puntland Force

Quality Photo  📽🎸🎬+252 907 855002   / +252907381023
27/08/2022

Quality Photo 📽🎸🎬
+252 907 855002 / +252907381023

Saleebaan Maxamed Yuusuf Madaxa soo dhawaynta qancinta iyo Aq-balaada bulshadda Studio -ga u imanaasaysa Adeegyada haqab...
27/08/2022

Saleebaan Maxamed Yuusuf Madaxa soo dhawaynta qancinta iyo Aq-balaada bulshadda Studio -ga u imanaasaysa Adeegyada haqabtirida Sawirada .

Kusoo dhawoow Adeeg sareeya iyo qiimo ku raali galiya .

Wedding Night /2022 . Hambalyo Muxiyadiin  C/qaadir Axmed iyo Marwadiisa Najma Yuusuf   oo ku Aqal galay deg.Burtinle .A...
25/08/2022

Wedding Night /2022 .

Hambalyo Muxiyadiin C/qaadir Axmed iyo Marwadiisa Najma Yuusuf oo ku Aqal galay deg.Burtinle .

Alalaaska baxay
Abshir weeye oo
Dad is aaminaa
Axdigoodi fulay

Labo uur samaan
Jacaylkay unkeen
Ku aflixiyaybaa
Astaantii midnimo
Udubkeedi muday

Muxiyadiin iyo Najmaa
Arooskoodu guul
Aayatiin San iyo
Ubad lagu najaxo
Ugu deeq Allow
Aamiin Aamiin

Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

Eglami Studio

Eglami Studio  ugu imow Sawiro qurxoon oo ku raali galiya , goor kasta iyo goob kasta .0907540181 /0907855002/0907381023...
22/08/2022

Eglami Studio ugu imow Sawiro qurxoon oo ku raali galiya , goor kasta iyo goob kasta .

0907540181 /0907855002/0907381023 .

18/08/2022
Wedding Night /2022 .Hambalyo Maxamed C/waaxid Axmed iyo Marwadiisa Naciima Axmed  oo ku Aqal galay deg.Burtinle .Guurki...
18/08/2022

Wedding Night /2022 .

Hambalyo Maxamed C/waaxid Axmed iyo Marwadiisa Naciima Axmed oo ku Aqal galay deg.Burtinle .

Guurkiina guur khayr ,
Gurigiina guri nagi ,
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina lagu farax

• بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير.

Eglami Studio

Wedding NightC/qaadir  & Fardowsa   || 2022 ||         Eglami Studio
17/08/2022

Wedding Night

C/qaadir & Fardowsa || 2022 ||

Eglami Studio

Address

Garoowe
BURTINLE

Telephone

+252907540181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eglami Studio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category

Nearby media companies