NEW -BURTINLE

NEW -BURTINLE ku so dhawada page-kan asxbata like iyo fallow so dheha mahadsanidiin�

09/06/2023
30/09/2022

Roobkii deyrta o si fican ugu hooray magalda burtinle iyo buundadii sadex qoley

28/07/2022

Aflax- school-burtinle ugu kalay tacliin iyo tarabiyo iyo macalimin khibarad u leh waxa ay barayaan adayda h**ey u gaar yaa laga buuxin is diiwan-gelintuna way socdaaa....

23/03/2022

Balligii faraxle _ Burtinle iyo xiligoo barwaqo
Allow raxmaddada noo hoori 💦💦💦

21/02/2022

Shirkada wadaniga ah Ee kebarco construction co. oo deegaanada Puntland ka hirgalisay Laamiyo Casri ah magaalooyinka ay kamid tahay Garowe, Gaalkacyo, Buurtinle Galdogob bursaalax iyo degmada Jariiban kuwaasoo dhamaan lasaaray Laamiyo Casri.ah

Degmada Buurtinle Laamiyo Laga sameeyey xaafadaha ayaa waxaa kormeer ku maray Engineero u kiurgalayey Tayada dhismayaasha Laamiyo Casri ah.
Kooshin media

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo maalmihii lasoo dhaafay BOSASO u joogay kusoo noqoshada Kursi HOP169 ayaa saaka sheegay c...
19/02/2022

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo maalmihii lasoo dhaafay BOSASO u joogay kusoo noqoshada Kursi HOP169 ayaa saaka sheegay ciidamada Midowga Afrika (AMISOM) in la keeno BOSASO kadib markii uu ku tilmaamay Somali inaysan ahayn ciidanka booliska badda PUNTLAND ee Soomaaliyeed (PMPF).

06/02/2022

Oday cabdille iyo madaxwayanaha jubbaland maxa kala qabday?😂

🔽Sawirkaan Maaha Burtinle. ee  Yaan   La Khaldin Dadka. War Reer buurtinlow Magaaladiinii Cadaw baa U Soo baxay.
05/02/2022

🔽Sawirkaan Maaha Burtinle. ee Yaan La Khaldin Dadka. War Reer buurtinlow Magaaladiinii Cadaw baa U Soo baxay.

02/02/2022

Maygaagleex, duleedka miyiga magalda burtinle ee gobolka Hawd casimada mustaqblka, iyo xilligo barwaaqo ah oo caanaha la lulanayo ManshAllah.
Dhulka hooyo dahabsana allow no barakee abaartana naga saar Ameen🤲
fallow iyo like so saara jaallayaal🌷🌷🙏

 : Shirkadda Wadaniga ah Kebarco Construction CO. Ayaa Markale  laamiyaal Cusub ka dhistay gudaha Degmada burtinle Shirk...
31/01/2022

: Shirkadda Wadaniga ah Kebarco Construction CO. Ayaa Markale laamiyaal Cusub ka dhistay gudaha Degmada burtinle Shirkadda ayaa laamiyaashaan si casri ah u dhistay una qurxisey.
📸Sawir qaade media
So follow gareya page_kan iyo share sii dheh asxabta

31/01/2022

BURTINLE HORMAR WACAN
CASIMADA GOBOLKA HOWD💖🙏

30/01/2022

Bismaillaah :, marka h**e waxan Aad iyo Aad ban u bogadinayaa hormarka baxada Leh ee ka socda magalada burtinle o malinba malinta ka dambaysa sii xogaysanya, mahadaasna alle ka sekow waxa isla Leh mamulka iyo gudiga horminta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku caan baxaday isku tashiga,
Intaas kadib waxan ku bararujinaya mumulka iyo masuuliyinta degmada inay il ku fiiriyan magalda madama xaga iftiiminta Aad iyo Aad bahi wayn u qabto sida:, solar-systemkii magalda o inta badan iska bakhtiyey ama dameen o magaldana Laga daremayo mudiga saaid ah,taas o ku kenatay xaga bilicda Iyo aminga dhibato, marka wxan kula talinaya mamulka iyo masuuliyina degmada iyo khaastan shirkada xogga korontada e inay magalda doorkeeda ka qayb qataan iftimainta jidadka halbowlaysha ah ee dadka ka wada dhexeeya doorkeeduna wa ka maqan yahahy magalada shirkada .
Farintaan fadlan lawadag asxbatda Una sii share-garee si ay u garto cida ay qusayso.
Like iyo follow so dheh page-kaan.
Mahadsanidiin🙏💞 💖

  xarig jarka hotelka casriga ah ee afrik coffee and fast food o  laga hirgeliyey maglada burtnle ee gobolka  nugaal, wx...
28/01/2022

xarig jarka hotelka casriga ah ee afrik coffee and fast food o laga hirgeliyey maglada burtnle ee gobolka nugaal, wxan ka qayb galay munasibada xarig jirka masuuliyin kala duwan sida goomiyaha degamda iyo gudiga hormarinta degmada iyo dhamman qaybaha bulshada kala duwan

 ; Diyaargarowga munaasabadda Xarig-jarka Afrik Mall ee Magaalada Burtinle.
28/01/2022

; Diyaargarowga munaasabadda Xarig-jarka Afrik Mall ee Magaalada Burtinle.

 :Shirka Wadaniga ah ee Kebarco Construction CO. Ayaa Maanta Soo Gagabaysay Laamiyaal ay ka Waday Xaafadaha Degmada  Bur...
28/01/2022

:Shirka Wadaniga ah ee Kebarco Construction CO. Ayaa Maanta Soo Gagabaysay Laamiyaal ay ka Waday Xaafadaha Degmada Burtinle ee gobalka nugaal.

Waxaan Gaba-gabada Laamiyaasha ka Qaybagalay Maamulka Degmada Burtinle Guddiga Horumarinta Degmada Maamulka Shirkada Kebarco Iyo Masuuliyiin kale.

Maamulkii iyo masuuliyiintii ka soo qaybgashay daahfurka ayaa umahadceliyey Shirkadda wadaniga ah ee Kebarco Madaxweynaha Dowlada Puntland mudane siciid abdulaahi dani iyo xukuumadiisa sidoo kalana Shacabka degmada Burtinle ayeey kula dardaarmeen in ay ilaal sadaan hantidaan maguurtada ah oo aan lagu ciyaarin.

NEW-BURTINLE 2022 💖

27/01/2022

BURTINLE 2022

26/01/2022

Burtinle o wadadii hormarka ca**ta saraty iyo shirkada wadaniga ah se kebraco construction CO. o lamiyo casri ah ka hirgalisay magalda burtinle shacabka io mamulkaba wxan lenahy hormar wacan.

26/01/2022

Asxbta cusub ee page-kan like iyo fallow so tiri so dhawada waad ku mahadsan tihin💞🙏

23/01/2022
  Waxa manta degamada burtinle ee gobolka nugaal  ka bilowday dhigista daamurka  ilaa saddex laami o kala adaya xafadaha...
23/01/2022

Waxa manta degamada burtinle ee gobolka nugaal ka bilowday dhigista daamurka ilaa saddex laami o kala adaya xafadaha magalda,kuwaas o ay dhisayso shirkadda wadaniga ah ee kebarcco construction CO. ayaa Waxa ka qayb galay munaasibada dhigista lamiyda gudomiyaha degamda burtnle IYO xoghayaha degamda iYo qaar ka mid ah nabadona degamda burtinle.

22/01/2022

Shirkada wadaniga ah ee kibarco CO. ayaa manta ka bilowday Degamda burtinle ee gobolka nugaal diyarainta jidad lami la saari doono dhawan.

21/01/2022

Tayayn iyo tiigsi

21/01/2022
21/01/2022
21/01/2022
21/01/2022

Ku so dhawada page-kan cusub saxbiyal so saar.

Address

Garoowe

Telephone

+252907756897

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NEW -BURTINLE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other News & Media Websites in Garoowe

Show All