Faarax Yamani

Faarax Yamani Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faarax Yamani, News & Media Website, yamani, Garoe.

Permanently closed.
08/09/2020

"Anigu K**a Qayb Galaayo Shirwaynaha Kulmiye Mana Noqonaayo Mixiis"Maxamuud Xaashi.

08/09/2020

Shirkada sharaabka casriga ah ee U Fresh.

08/09/2020

Tababarkan oo ku saabsan '' Badbaadinta Facebook-ga '' ayaa ahaa tababarkii ugu horreeyay ee noocan oo kale ah ee ay Facebook u qabato suxufiyiinta ka howlgala Soomaaliya, waxaana ujeeddadiisu ahayd in suxufiyiinta loo suurtageliyo inay fahmaan sida ay naftooda uga ilaalin karaan barxadda isla markaana ay u sii wataan shaqadooda.

06/09/2020

WARBIXIN: Wiilkii ugu dada yaraa oo ka qayb qaatay Imtixaanka Dugsiyadda sare ee Puntland.

Faarax Yamani Horn Cable TV

02/09/2020

Aabanimo🥰

02/09/2020

Waftiga Puntland ee Muqdisho ku sugan oo tashanaya kor kulanka Madaxweyne Farmaajo.

01/09/2020

Digniin| Wiilal & Gabdho Soomaali ah oo Muuqaalo Qaawani laga duubay | | Waa kuma kooxda lacagta ku raadsata arintan | Aniga oo la isku dayay in muuqaal la iga sameeyo |

Soojeediye Munasar Maxamed

31/08/2020

WARBIXIN: Madaxwaynaha Tiktok.

Faarax Yamani

31/08/2020

Waxa uu ahaa kulan qiima badan oo aan Garowe ku wada yeelanay Siyaasi C/raxmaan C/shakuur waxa uuna noogu soodhamaaday si wanagsan.

FG:Sawirkan waxan galnay marka uu kulanka noosoo idlaaday.

Odayga 👍yaanan lagala bakhaylin.

29/08/2020

Ismahaan Caraweelo “ Nin aan Xoolo lahayn waa nin aan Xaniinyo lahayn “

Arragtidada?

29/08/2020

Guddoomiye ku xigeenkii 1aad ee Siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinnaan Cusmaan cabdi shabeel ayaa iska diwan galiyay Urur Siyaasadeedka Horseed ee Puntaland.

28/08/2020

Ka faa'iidayso 👉Fadliga maalinta cashuraa♥️

Sii faafi (Share)

27/08/2020

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi Raaricuun
Ilaahay raxariis iyo Jana Ha kawarabiyee Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Gudomihii Horee Aqlibiyada Barlamaanka Kenya Hon Adan Bare DUCALE Oo hoyadii ku geriyootay Magalada Garisa waxaan leyahay samir iyo Iman dhaman Ehelka marxuumadana Ilaahay Janadii Ha geeyo Amin.

27/08/2020

Sawirkan haduu idin Soo Gaaray Haloo Cimaamado 🥰

27/08/2020

War-murtiyeedka shirka Wadatashiga Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

26/08/2020

Soo dhaweynti manta ee Murashax Xildhibaan Ganacsade Ahmed Abdirisak

24/08/2020

Warbixin: Goobaha Laga Helo Cuno Soomaalida Qayb Maka Yihiin Soo Noolaynta Dhaqanka Soomaalida.

Faarax Yamani

24/08/2020

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa hadda ka soo degey gegida duulaa-degiinka ee Garoowe.

24/08/2020

Garowe Guri Gobeed🥰.

📸 Faarax Yamani

23/08/2020

Wasaarada Maaliyada Puntland ayaa Xeer ilaalinta Ugudbisay Gal dacwadeed kusaabsan in qaar kamid ah Shaqaalaha hayaadaha caalamiga ah Ee Ka howl gala Puntland in ay diideen Bixinta canshuurta Ku waajibtay kuwaas oo dhan 140 shaqaale

Xeer ilaaliye kuxigeenka Guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax Ayaa HCTV U Xaqiijiyay

Faarax Yamani

21/08/2020

Labadayda garab Agaasime Shareeco Yasin Shareeco iyo Saaxiib Cabdiraxmaan Cabdinaasir Caddaani Ragu maanta waa farax sanyahay.

👍Hala dhaafin.

20/08/2020

Bulshada ku nool Magaalada Garowe oo mudooyinkii dambe ka cabanayay Amni daro Magaalada ka jirta oo ay hormuud u yihiin Dhalinyaro xiliga habeenkii Talefonada furata iyo kuwo dhac ugaysta goobaha Gacsiga.

Laamaha Amniga Gobolka Nugaal oo ka jawaabaya cabashada Bulshada ayaa hawlgalo ka sameeyay Magaalada iya goona ku guulaystay in ay magaalada ku sooceliyaan xasilonidii lagu yaqiinay.

20/08/2020

Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka erisay Agaasimihii Guud Hey'adda Care International ee Soomaaliya, Iimaan Cabdullaahi.

19/08/2020

19 Agoosto waa maalinta caalamiga ah ee sawir qaadista. 📸

Hambalyo dhamaan sawir qaadayasha Soomaaliyeed. 👍

19/08/2020

TAARIIKHDA_ Odowaa Yuusuf RaageSe Maxaad kataqanaa = Haaruun- Macruuf

18/08/2020

Ciyaarta Champions League-ga ee udhaxaysa kooxaha Leipzig iyo PSG ayaa caawa lagu daawanayaa, balse habeen h**e ayaa ka qarxiyey Elite hotel.

18/08/2020

Milkiilaha Elite Hotel Xildh.Cabdullaahi Maxamed Nuur”Qol Bulletproof ah oo fooqa sare ka dhisan ayey dadku ku badbaadeen oo waliba ragga weerarka soo qaaday ayaa Albaabka isku dayey inay nagusoo jabiyaan.

17/08/2020

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Cawil Jabuuti"

"Wariya yaasha wax ku qora baraha bulshada oo raadinaa Like' Comment macquul mahan inaad qortaan waxaa rabtaan Waan idinka xiridoona Accounada aad isticmaashaan"

16/08/2020

Mowqifka Puntland ee Shirka Dhuusamarreeb3.

16/08/2020

Gudoomiyaha urursiyaasadeedka cadaalada iyo sinaanta eng ayaa balan qaaday in waxbarsho Jaamacadeed oo Bilaash ah ay ka Urur ahaan Maryan Abdikariim Ahmed oo gashay kaalinta 1aad Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyada sare ee Puntland gashay.

16/08/2020

Manta waxaan ku qabanay magaalada moqdisho kulan lagu soo bandhigaayay barnaamij siyaasadeedka xisbiga shacabka soomaaliyeed waxaa kulanka kasoo qeyb galay hogaanka sare ee xisbiga shacabka soomaaliyeed, xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka, wasiiro, xisbiyada Siyaasada dalka, ururka Haweenka Qaran iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

Kulana ayaa guul kusoo dhamaaday

13/08/2020

Adiga i'eegaya Sawirkan Like👍saar

Address

Yamani
Garoe
1234

Telephone

+252907721694

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faarax Yamani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Faarax Yamani:

Videos

Share


Other Garoe media companies

Show All