𝗦𝗮𝗮𝘅𝗼 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗣𝗿𝗼𝗱𝘂𝗰𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗦𝗠𝗣

  • Home
  • Somalia
  • Gaalkacyo
  • 𝗦𝗮𝗮𝘅𝗼 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗣𝗿𝗼𝗱𝘂𝗰𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗦𝗠𝗣

𝗦𝗮𝗮𝘅𝗼 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗣𝗿𝗼𝗱𝘂𝗰𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗦𝗠𝗣 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 𝗦𝗮𝗮𝘅𝗼 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗣𝗿𝗼𝗱𝘂𝗰𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗦𝗠𝗣, TV Channel, Gaalkacyo.

07/10/2024

"Gabadhu ayadoo dhimatay baa Asturkeeda labadiyay Kawaran ayadoo Nool ......"

07/10/2024

Fanaanka Sh*tay Gobalka Galwaaq Hal-iyo labo maxaad leedahay

01/10/2024

Heshiiska Beelaha Walaalahaa ah ee Wagardhac iyo Reer Mahad Faarax.

# Kaahiye media

 :-Heshiiska Beelaha Walaalahaa ee Wagardhac iyo Reer Mahad Faarax.
01/10/2024

:-Heshiiska Beelaha Walaalahaa ee Wagardhac iyo Reer Mahad Faarax.

30/09/2024

Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan maagaalada Bacaadweyn ayaa Si adag oga Hadlay Duulaamada ay Sheegeen in la isku Soo Bahaystay oo lugu Soo Qaaday Bulshada Waqooyiga Galmudug

   Waxaa dhawaan duulimaadkeedi bilaabi doonta diyaarad DALSAN-AIR oo ka howl geli doonta gobolo ka mida somaliyaFG: wax...
30/09/2024

Waxaa dhawaan duulimaadkeedi bilaabi doonta diyaarad DALSAN-AIR oo ka howl geli doonta gobolo ka mida somaliya
FG: waxay ka Howl geli doontaa gobolo qaas ah sida gobolka Galwaaq iyo Gedo

Waxaa  laga furayaa  degmada  saaxo  Xarun caafimaadka  lagu barto   oo ardaydu  ay kuqaadanayaan  koorso  lix bilooda  ...
29/09/2024

Waxaa laga furayaa degmada saaxo Xarun caafimaadka lagu barto oo ardaydu ay kuqaadanayaan koorso lix bilooda oo ay shahaado kubixinayso wasaarada caafimaadka
Waxaan kubaraarujinaynaa
Bulshada saaxo iyo nawaaxigeeda kudhaqan in ay iska diwaan galiyaan oo ay bartaan caafimaad diwaangalinta ardaydu waxay soconaysaa 29/9/ 2024 ilaa 1/10/2024
Qofkii ubaahan oo isdiwaan galinaya hakala xariiro lanbarada hoos kuqoran
+252907109631
+252906128819
Wada shaqayn iyo kafaaidaysi

28/09/2024

Kaqaybqaado Dhismaha Madarasadaan Maxaa yeelay Sadaqada Jaariga ah Waa la'amaanay

Waxaan Kacodsanaynaah Dadka Muxsiniintaah inay kaqaybqaataan oo naladhameeyaan Madarasadaan Oo Ragg dhalinyaraah Halkaan Kusoo gaarsiiyeen Xoogooda Alle haka abaalsiiyeene

Shere-gareeh muqaalka

27/09/2024

Maamulaha Machadka Barashada Culuumta iyo Maadiga Ee Al-faatix faraxiisa SAAXO Oo kubooriyay Bulshada SAAXO inay isi soo diwaan gashaan

Kala-Saraynta Group-yada Tartanka degmooyinka Gobalka Mudug.
26/09/2024

Kala-Saraynta Group-yada Tartanka degmooyinka Gobalka Mudug.

Towfiiq vs Jariiban Tartanka degmooyinka Gobalka Mudug
26/09/2024

Towfiiq vs Jariiban

Tartanka degmooyinka Gobalka Mudug

25/09/2024

Ceelkii isgays oo biyihii laga keenay

Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Asad Diyaano
25/09/2024

Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Asad Diyaano

25/09/2024

Rer Qalaanqale iyo laandheer Oo hubkii markay mareexaan askaga dhicin waayeen cirka ujeediyay

23/09/2024

"waxaan rabaah inaan utartamo xilka raysalwasaaha waliba waxaan codsabayaah mw/Hasan sheikh inuu xilka iigaqaato "

23/09/2024

"Awood Xumo daraadeed la'oraday Oramiyo itobiye La'aaday"

Askari katirsan Cidanka SSC-KHAATUMO

23/09/2024

Intaas oo dhul ah xagee geela ama xolaha kuraacan jirtay oo geed-geed utaqaan

Galabta Guul  ama Geeri Weeyo  Kolankii ugu Adkaa bay dheelaysaah Deg Saaxo inshaa alaah Guul
23/09/2024

Galabta Guul ama Geeri Weeyo Kolankii ugu Adkaa bay dheelaysaah Deg Saaxo inshaa alaah Guul

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252906010056

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝗦𝗮𝗮𝘅𝗼 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗣𝗿𝗼𝗱𝘂𝗰𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗦𝗠𝗣 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category