Ciidamadii cusba ee somaliland laga qabtay oo hadlay .
inaadeerkaa haku mashquulinee cadowgaa eeg, hala diiyaar garoobo Maamulka SSC khaatumo hawul Wanaagsan ayuu qabtay…” Garaadka guud ee SSC khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali
Laascaanood: Kumanaan shacab ah oo isugu soo baxay Soo dhowaynta Hogaamiyaha SSC Khaatumo iyo Garoonka diyaaradaha Laascaanood
Dawlada FDS iyo Reer Muqdisho Way Mahadsan yihiiin .
Caaqil Sanyare oo Hambalyo u diray Bulshadda SSC Khaatumo sidoo kale wuxuu ka jawaabay Hadal kasoo yeedhay Faysal Cali waraabe
Fariin hambalyo ayaan hawada idin so marinayaa dawlada khaatumo state af somalia
19-ka bisha Octoobar waa maalin wayn gaar ahaan Reer SSC-Khaatumo
Wajibaadkisa shaqo ayuu gudanaya amaan ayuu mudan yahay Roobka ayuu ku shaqaynayaa hala dhiiri galiye Askarigan
Hoggaamiyaha maamulka SSC Khaatumo Firdhiye"Muqdisho waxaan u nimid xoojinta wadajirka ummadda Soomaaliyeed waana ka mira dhalineynaa,Dad baa kala go;id ku fikiraya laakiin ma ogolin"
Hay’adda HAOSDE ayaa deeq Lacag ah gaadhsiiyey Qaar ka mid ah Qoysaska ku nool magaalada Laascaanood .
Samafalad Farduus Ibraahim Cali oo Wakiil ka ah Hay’addan iyo Siciido Cali Maraykan ayaa gaadhiisay deeqdan dadkii loogu talagalay.
Laascaanood: Soo Dhawayn Maqaamkeedu Sarreeeyo oo Caawa loogu samaynayo Wafdiga iyo Boqor Burhaan Boqor Muuse kuwaa oo ka kala yimid Puntland , Jubbaland , iyo Kenya .
Garaad Abdirisaaq Garaad Sofe Safar gaaban oo uu dibada ah ku maqnaa db ugu soo noqdey Laascaanood.
Asc as,xaabta
Subax wanagsan
waa subax kale iyo jawiga lascanood
Mansha allah
Allow no,sahal oo
Barwaqadisa nasii
Roob lagu diirsaday oo ka da'ay Deegaanka faladhyaale iyo meelo kalo hoos yimaada oo ka tirsan Gobolka Sool waxayna kamid ahayd goobi aysan weli raxmaaada dayntu ka curan oo jiilaal darani ka jiray
Sareeya Gaas
Abdi xasan maxamed Xajaar
Taliyihii hore ee Ciidanka Police Soomaliyeed oo laascaanood soo dhawayn diiran lagu sameeyey .
Amiirka Beesha Hinjiile oo siwayn loogu soo dhoweeyay Degmada Xudun ee gobolka Sool
Maraaga roobkii saaka Mnsha Allaah
Hoyooyinka Haweenka somaliyed
ayaa si adag ugu jawaabatay Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Qasharadii Hubka ee laga soo ururiye goobihii cadowgu ka soo duqayn jiray Laascaanood
Jawiga caasimada SSC-Khaatumo ee Laascaanood oo raxmaadkii eebe ku hooray.
Taliyaha Howl Galinta Police'ka Federaalka Soomaaliya Siyaad Maxamuud Cabdiraxmaan Ayaa Ciidamada Police'ka SSC-KHAATUMO Usoojediyey Taloyin Iyo Dhiirigalin
Madaxweynaha Khaatumo oo La Wareegay Saaka Faylka Ciidamada Booliska
Aniga dareen gaar ah ayaa igaga dhashay Ciidankan Booliska "
RAAD RAC TV
Gudoomiyaha Golaha dhexe ee SSC-Khaatumo Jaamac Yaasiin Warsame oo bogaadiyey Ciidanka amniga Caasimada .
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo baaq nabadeed u direy dhibaatadii ka dhacdey Shilaabo ee dhex martay beelaha Miikaahiil iyo Mareexaan, waxa uu ku baaqey in si degdeg ah colaadaas loo joojiyo Maamulkuna doorkiisa qaato.
Dhanka kale Boqor Burhaan waxa uu ku baaqey in loo gurmado dadkii dhibaatadu ka soo gaartey dabkii ka dhacay Magaalada Milxo iyo kii kale ee Suuqii Togwajaale.
Xildhibaanada golaha dhexe ee SSC-Khaatumo ayaa baaq nabadeed u direy laba beelood oo shaqaaqo ku dhexmartay deegaano ka tirsan Caabudwaaq.
Qaadki Ethiopia oo uu
xariifkani badi goob ugujiro
Manta xarifkani lugaha ayey kasamaysay hhhh
Hablaha Caabudwaaq ee [Sade-daarood] ayaa deeq gaadhsiiyay maamulka SSC-Khaatumo.
TOOS: Suuqii wajaale oo dab qabsaday
Beelaha Warsangeli ee Gashaan-Buur oo kaso
kic Timay Buuraan iyo Xingalool ee Bariga Sanaag ayaa soo dhawayn Balaadhan ugu sameeyeen magaalada Laascaanood ismada dhaqanka SSC-KHAATUMO oo uu Horeeyo Garaad cabdilaahi garaad salebaan garaad Mahamed iyo Garaad Jamac Garaad ismacil.