Mohamed deeq

Mohamed deeq Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed deeq, Media/News Company, Gaalkacyo.

08/11/2022

Nabiga (SCW) Saxaabadisii waxa laynjiray Nimankii Khawarijta

07/11/2022

Naxdin waynaa😲caloolaydii waa la waayee madixii shalay ma kuu keenaa ku lahaa😲jacaylkiina way la fadhidaaye la soco😂

23/10/2022

Soomalidu waa isku diin bas k*k

18/10/2022

Sean Bridon muqaal qosol badan

17/10/2022

Ciyaartooyda xulka Qaranka ee 17 jirada ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho kadib guushii ciyaaraha Bariga iyo bartamaha Africa

15/10/2022

Daawo guushii tariikhiga ahayd ee xulkenu maanta gaaray |Goos Goos|

Waxaan hamabyo udirayaa xulka qaran somali ee 17 jirada ee ku guulaystay kaabkii bariga iyo martamaha africa runtii waa ...
15/10/2022

Waxaan hamabyo udirayaa xulka qaran somali ee 17 jirada ee ku guulaystay kaabkii bariga iyo martamaha africa runtii waa ģuul tariikhi ah

Guul somalia

14/10/2022

Baasadiir oo mid daanyeer ah kabaha la dulmaray |qosalkii aduunka|

SAWIRO DAGMADA  GALAADI EE GOBOLKA DOOLLO ,
14/10/2022

SAWIRO DAGMADA GALAADI EE GOBOLKA DOOLLO ,

13/10/2022

Xasan, Xamse iyo Madoobe: Iclaamintooda dagaal, Safaradooda dibadda ah, iyo Qeylo-Dhaanta Shacabka Hiiraan.
Gaylan Media

13/10/2022

Deg Deg Maslaxo iyo Catoosh Yare Oo isdagaalay Iyo Maslaxo oo Afka Furatey kana tagtay DURDUR MEDIA

13/10/2022

Qaso jacayl nin aad jeceshay oo rerkiisa ka biisha |murugo|

Dagaal culus ayaa saaka deegaanka Yasooman ku dhexmaray ciidamada dawladda Soomaaliya oo garab ka helaya ciidanka macawi...
12/10/2022

Dagaal culus ayaa saaka deegaanka Yasooman ku dhexmaray ciidamada dawladda Soomaaliya oo garab ka helaya ciidanka macawislayda iyo al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in khasaare jiro balse aan la ogayn inta uu le'egyahay

Khatarta Madax Lacag Doon ah  ! Khaniisnimo & Somalia !Markii H**e been ayaan u Malaynayey,Warar soo Baxay oo Sheegayey ...
11/10/2022

Khatarta Madax Lacag Doon ah ! Khaniisnimo & Somalia !

Markii H**e been ayaan u Malaynayey,Warar soo Baxay oo Sheegayey in Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Aadan Madoobe ay Dalka Holand ku Casumeen Hay'ado iyo Shakhsiyaad Taageera Khaniisiinta .

Lknse Markaan arkay Sawiradan, oo uu La Kulmay Heshiisna la Saxiixday Haweeneyda la yiraahdo Vera Bergkamp ayay Wax walba ii Cadaaddeen iyo Shirqoolka Meesha kajira.

Hadaba Waa Tuma Vera Bergkamp.

Asal ahaan waxay kasoo Jeedaaa Dalka Marooko,Waxay ka tirsan tahay Xisbiga Democrats 66, waxay soo noqotay Madaxa Aqalka Wakiilada Holand ilaa 2021-kii.

Waxay leedahay labo Caruur ah,Kadib markii ay fureen Ragg badan oo Guursaday,waxay Nacayb u qaaday Ragga oo dhan,Waxayna Noqotay Le***an (Kooxaha isku Jinsiga )

Waxay soo noqotay gudoomiyaha ururka xuquuqda Qowmu luudka ee la yiraahdo COC Netherlands.

Vera Bergkamp Waa qofta yurub ugu caansan ee u dooda una Halganta Khaniisiinta,sidoo kale waxay ka shaqaysaa sidii dhaqankan loogu faafin lahaa dunida,Waxayna leedahay ururo arimahaas ka shaqeeya.

Qorsheheedu waa in Qowmu luudnimada lagu faafiyo Wadamo aanay macquul ka ahayn oo aan laga ogolayn,waxayna aaminsan tahay hadii dhinaca baarlamaanka laga maro inay hawshu fududahay,Hadii Kharash badan lagu bixiyo.

Vera Bergkamp Waa Le***an ,Waxayna hada Qabtaa Naag kale,Wax qarsoona maaha, meel kasta ayay ku qoran tahay xogtani - She is a le***an and married to a woman-

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Qofta Noocaas ah ayaa casuntay oo uu Heshiis la saxiixday,Waxa laga rabo inuu fuliyo iyo waxa kasoo bixi karana waad qiyaasi kartaan !!

Qofka ku Yiraahda Vera Bergkamp ayaan la Kulmay oo Wax Qowmu luudnimo ku saabsan Kalama hadlin,been ayuu kuu sheegay haka Dhegaysan,Sababtoo ah Wax kaleba ma qabato .

Hala Baraarugo,oo Hala Taxadaro ,Hana layska hubiyo Heshiisyada ay Madaxdu Gelayaan .

By - Abdirizak Jubba

10/10/2022

Daawo hadaladii ugu qosolka badnaa ee uu jeediyo taliye shub

Wafdi uu hogaaimanyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte , saraakiil ciidan iyo xildhibaano ka tirsan golaha shacabk...
10/10/2022

Wafdi uu hogaaimanyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte , saraakiil ciidan iyo xildhibaano ka tirsan golaha shacabka BJFS, oo ay ka mid yihiin xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu, Xildhibaan Maxamed Cabdiuqaadir,,iyo Maamulka degmada ayaa gaaray deegaanka Jicibow ee hoos taga magaaladda Buulaburde ee gobolka Hiiraan.

Wafdigaan iyo ciidanka la socday ayaa dhiiri-galin iyo garab istaag ugu tagay Ciidanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka oo jab xooggan shalay deegaankaasi ku gaarsiiyay Khawaarijta al Shabaab.

Dadka deegaanka ciidanka xoogga dalka ayaa wali ku hareereysan buur ay ku jiraan haraadiga Khawaarijta Al shabaab kuwaasi oo ciidanka ay doonayaan in nolosha ay kusoo qabtaan

Puntland Laba kamid gaadiidka Ciidanka PMPF ayaa miino kula kacday agagaarka deegaanka sugurre ee Buuralayda Gobalka Bar...
08/10/2022

Puntland Laba kamid gaadiidka Ciidanka PMPF ayaa miino kula kacday agagaarka deegaanka sugurre ee Buuralayda Gobalka Bari , waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac .

Ciidamadan oo howgal amni kujiray ayaa miinadu gaadiidkii ay saarnaayeen la kacday waxaana geeryooday ku dhawaad 4 askari halka dhaawacyaduna gaarayaan tiro intaa kabadan oo qiyaastii dhan 6 askari .

Inta dhimatay Allaha u naxariisto samir iyo iimaan buuxana rabbi haka siiyo qoysaskooda inta dhaawaca ahna rabbi ha u booga dhayo maadama ay dhibtan soo gaartay iyagoo u taagan Nabad ku seexashada shacabka Puntland .

Kasmaal Media

Dowladda Soomaaliya: "Waa dembi faafinta wararka iyo farrimaha Al-Shabaab, waxa aan tallaabo ka qaadaynaa ciddii faafisa...
08/10/2022

Dowladda Soomaaliya: "Waa dembi faafinta wararka iyo farrimaha Al-Shabaab, waxa aan tallaabo ka qaadaynaa ciddii faafisa afkaartooda, waxa aan xidhnay bogag kala duwan kuwa kalena waan xidhaynaa" - Cabdiraxmaan Al-Caddaalada, Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta.

Waxaa maalinkii labaad god ku jira wiil somaliyeed oo lagu magacaabo maxamed deeganka milxo ee gobolka sanaag, waxana ha...
08/10/2022

Waxaa maalinkii labaad god ku jira wiil somaliyeed oo lagu magacaabo maxamed deeganka milxo ee gobolka sanaag, waxana hada gaba gabo ah godkii oo maraya salka, waxana la sheegay ay dhagaxan aad u waawayn ku gudban yihiin halka maxamed kaga jro godka, waxaana qodaya shacabka rer milxo oo wax dowlada ah garab ka helayn

Dowlada puntland oo ka talisa deegankan , ayaan wax gurmad ah ufidin wiilka godka jira iyo dadka shacabka oo ku dhibaataysan qodida godka aadka udheer, walina aan ka hadlin masuuliyinta DPL.

Raysal wasaare Abiye Axmed ayaa hada gaadhay caasimada Dds ee jigjiga
07/10/2022

Raysal wasaare Abiye Axmed ayaa hada gaadhay caasimada Dds ee jigjiga

Labo qarax oo waaweyn ayaa hadda ka dhacay bartamaha magaalada Baladweyne. Wixii soo kordha halkan kala soco.
03/10/2022

Labo qarax oo waaweyn ayaa hadda ka dhacay bartamaha magaalada Baladweyne. Wixii soo kordha halkan kala soco.

Golaha Guurtida Somalilland ayaa muddo laba sannadood ah u kordhiyay Madaxweynaha Somaliland.13-12-2024 ayay dhacaysaa D...
01/10/2022

Golaha Guurtida Somalilland ayaa muddo laba sannadood ah u kordhiyay Madaxweynaha Somaliland.

13-12-2024 ayay dhacaysaa Doorashada madaxtooyadu.

30/09/2022

Taliyaha Booliska Xijaar oo faah faahin ka bixiyay geeridii Taliye Farxaan Qaroole.

DEG DEG  Taliyihii ciidanka booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole oo qarax miino oo ka dhacay labo buundaale oo hoos...
30/09/2022

DEG DEG Taliyihii ciidanka booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole oo qarax miino oo ka dhacay labo buundaale oo hoos taga Deegaan Basra dagmada Balcad ku geeriyooday.

DEG DEG: Dagaal aad u xooggan oo ay kooxda AS kusoo qaadeen deegaanka Ceel-Qooxle oo 35Km u jira degmada Moqokori ee gob...
29/09/2022

DEG DEG: Dagaal aad u xooggan oo ay kooxda AS kusoo qaadeen deegaanka Ceel-Qooxle oo 35Km u jira degmada Moqokori ee gobolka Hiiran ayey dadka deegaanka iyo ciidamada xoogga kasoo hoyeen guulo waaweyn.

Dagaalka oo gaadmo ahaa ayey kooxda AS ku dileen Nabadoonkii Beesha Cali Madaxweyne, waxeyna wararka hadda laga helaayo deegaankaas sheegayaan in kooxda AS dagaalka looga furtay gawaari dagaal oo iskugu jira Cabdibile iyo kuwa qoryaha waaweyn

Roobabka Dayrta ayaa xalay iyo saaka ka hooray deegaannada badan oo kamid ah gobollada Mudug iyo Nugaal, xilli abaar dar...
29/09/2022

Roobabka Dayrta ayaa xalay iyo saaka ka hooray deegaannada badan oo kamid ah gobollada Mudug iyo Nugaal, xilli abaar daran ay dalka ka jirtay.

27/09/2022

Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan oo BBC da uga waramay dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab ee ka bilowday qaar kamid ah deegaanada Koonfur-Galbeed.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in ay la wareegtay Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.
25/09/2022

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in ay la wareegtay Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Diyaaradaha dagaalka Turkiga  ayaa ku biiray duullaanka ka dhan ka ah Al-shabaab ee ka socda koonfurta Soomaaliya sida u...
25/09/2022

Diyaaradaha dagaalka Turkiga ayaa ku biiray duullaanka ka dhan ka ah Al-shabaab ee ka socda koonfurta Soomaaliya sida uu sheegey wasiirka Arrimaha-gudaha, Axmed Macallin Fiqi.

24/09/2022

Roobab xoogle oo cawa ka da'ay magalada Galkacyo oo kamid ahayd meelaha abaarta baahsani ka jirto alx

DEGDEG: Jamaal Yuusuf Carab oo saacado ka hor laga qaaday Wasiirka Qorshaynta Puntland ayuu madaxweyne Deni u magacaabay...
23/09/2022

DEGDEG: Jamaal Yuusuf Carab oo saacado ka hor laga qaaday Wasiirka Qorshaynta Puntland ayuu madaxweyne Deni u magacaabay Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Dawladda Puntland (PISA).

Hamablyo wasiirka cadalada iyo arimaha   oo loo magacaabay Hambalyo Mohamed Abdiwahab
23/09/2022

Hamablyo wasiirka cadalada iyo arimaha oo loo magacaabay Hambalyo
Mohamed Abdiwahab

Daaw: sawiro xarig jarka saldhiga dhexe ee magalada Galkacyo
21/09/2022

Daaw: sawiro xarig jarka saldhiga dhexe ee magalada Galkacyo

Xoghayaha-joogta ee Arrimaha-dibedda Kenya, Macharia Kamau:"Waxa jira waddan la dhoho Soomaaliya, dal kaasi wuxuu qurbaj...
20/09/2022

Xoghayaha-joogta ee Arrimaha-dibedda Kenya, Macharia Kamau:

"Waxa jira waddan la dhoho Soomaaliya, dal kaasi wuxuu qurbajoog cajiiba ah ku leeyahay Mareykanka, qurbajoog taasi waa kuwa ugu saameynta badan ee Afrika ee Mareykanka xataa waxa ay saameyn sare ku leeyihiin jaangoynta sharciga dal kaasi, saameynta aan sheegayaa maaha innabi wax caadi ah waa mid qiimo u leh Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed oo dhan - Ma jirto sabab ay qurbojoogta Kenya aysan sidaas oo kale u sameyn karin."

17/09/2022

Waxaan uga digaynaa dadka dhulalka aysan lahayn ee Daaqa xoolaga loogu talagalay inay iska meegaartan sido kale Cagaf-Cagafyada iyaguna waxaan uga digaynaa meel qof leh aysan ogayn inay cagaftooda iska mariyaan, iyagoon idan haysan.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa magacaabay La-taliyayaasha Difaaca iyo Dhismaha Ciidanka Puntland.1. S/gaas. Max...
14/09/2022

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa magacaabay La-taliyayaasha Difaaca iyo Dhismaha Ciidanka Puntland.

1. S/gaas. Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan)
2. S/gaas. Yasiin Cumar Dheere
3. S/gaas. Cabdishugri Cabdulaahi Xuseen
4. S/guuto.Siciid Cabdi Faarax (Tuutawayne)
5. S/guuto. Dayr Xaaji Cabdi.

Jigjiga:Haayada caalamiga ah ee ICRC ayaa  tababar kusaabsan xuquuqda Aadamaha u qabatay ciidamada deegaanka.
14/09/2022

Jigjiga:Haayada caalamiga ah ee ICRC ayaa tababar kusaabsan xuquuqda Aadamaha u qabatay ciidamada deegaanka.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907298562

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed deeq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed deeq:

Videos

Share