Danjire Media Services

Danjire Media Services DANJIRE MEDIA HEL WARAR LAHUBO, DHACDOOYIN IYO SHEEKOOYIN XIISO LEH || NAGU SOO BIIR

20/11/2023

Qabiil loo maleynayo in uu soomaalida ka dhumey Oo masaska cuna

Ukala codeeya labadan magac page ka magicii h**e iyo kan hada Ukun media =qosol saarDanjire media =love saar Fg=hadu pos...
19/11/2023

Ukala codeeya labadan magac page ka magicii h**e iyo kan hada

Ukun media =qosol saar
Danjire media =love saar

Fg=hadu postigu 1k gaaro wa badalayaa🖐

Halkan wa page keenii ukun media pro Oo aan ubadalnay  MEDIA SERVICES Nala socda saxiibayaal hadu page ku follow kuu yah...
19/11/2023

Halkan wa page keenii ukun media pro Oo aan ubadalnay

MEDIA SERVICES

Nala socda saxiibayaal hadu page ku follow kuu yahay postiga like saar siina sheer gare haduna follow ku ahayn naso follow gare

19/11/2023

Magaaladan ma garaneysaa?
Hada taqaanid hoos kuso qor magaceeda

Murashax xildhibaan Cumar shiekh yaasiin saciid ayaa maanta waxa uu booqasho kutagay garoonka kubadda cagta ee Deg Galdo...
19/11/2023

Murashax xildhibaan Cumar shiekh yaasiin saciid ayaa maanta waxa uu booqasho kutagay garoonka kubadda cagta ee Deg Galdogob.

waxaana halkaas kusoo dhaweeyay maamulka sportska Degmada Galdogob,Xildhibaano golaha degaanka Degmada goldogob iyo qaybo kamida bulshada magaalada.

Murashaxa ayaa utagay garoonka si uu oga qayb qaato dib u dayactirka garoonka iyo qabashada koobka xaafadaha Degmada Galdogob.

Caasimadii ciidka Oo bad yeelatay xareeduna warantahay
18/11/2023

Caasimadii ciidka Oo bad yeelatay xareeduna warantahay

Xaaskaaga oo aad maalinkii mar jug uqariso ama aad qoor sagaaro ku qabato Oo aad xoogaa yara xanuujiso waxay kasii qaada...
17/11/2023

Xaaskaaga oo aad maalinkii mar jug uqariso ama aad qoor sagaaro ku qabato Oo aad xoogaa yara xanuujiso waxay kasii qaadaysaa jacayl xaf dhaaf ah.

Waxaa sidaas yiri sheikh Abdirahman bashiir

 Musharax Xildhiban Cumar yasiin siciid oo malmihii ugu danbeeyay kulamo kala duwan la qaadanayay qaybaha bulshada reer ...
17/11/2023



Musharax Xildhiban Cumar yasiin siciid oo malmihii ugu danbeeyay kulamo kala duwan la qaadanayay qaybaha bulshada reer galdogob

Ayaa mantay kulan xog waraysi iyo qado sharaf ah la qaatay dhalinyarada qaybaheda kala duwan sida waxbarashada,Cafimaadka iyo sportska.

kulankan ayaana ka qabsoomay mid kamida balida xariireed Oo xareedu warantahay

Bursaalax waxa kasocda maalintii 5aad gogol nabadeed taas oo maalintii 1aad ay wasaarada arimaha gudaha Puntland wajigii...
17/11/2023

Bursaalax waxa kasocda maalintii 5aad gogol nabadeed taas oo maalintii 1aad ay wasaarada arimaha gudaha Puntland wajigiisii labaad furtey

Gogoshaan ayaa udhaxaysa beelo ood wadaag ah Oo ay dhibaato iska yareyd
Dhexmartay

Oo nabada

Galdogob general hospital waxa kuugu diyaara doctor kurtun oo ku taqasusey xanuunada guud
17/11/2023

Galdogob general hospital waxa kuugu diyaara doctor kurtun oo ku taqasusey xanuunada guud

Nugaal godan Dooxada Xudun ee Degmada Xudun Gobolka Sool SSC-KHAATUMODooxada Xudun waa dooxada Gayiga Soomaaliyeed ugu C...
17/11/2023

Nugaal godan Dooxada Xudun ee Degmada Xudun Gobolka Sool SSC-KHAATUMO

Dooxada Xudun waa dooxada Gayiga Soomaaliyeed ugu Caansan waana dooxada la baxday magaca Nugaal
Waxayna Caan ku tahay Fardaha iyo geela

📷Mo Abdirahman

17/11/2023

Qof walba oo wax bulshada wax tar uleh soo gudbiya in la taageero wa muhiim ninka dhalinyarada ah wan huba wax badan ayaad ka faaiidi doontaan ee follow dhaha maantaba 1k gaarsiiya🙏

Magaaladan ma garankarta?Wa magaalo caan ah
17/11/2023

Magaaladan ma garankarta?
Wa magaalo caan ah

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵𝗗𝗿.KIDUS  Oo ah Dhakhtar ku takhakhusay Qaliimada Guud, Kana Hawlgala Isbitaalka Guud ee Degmada Galdo...
16/11/2023

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻 𝗠𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵

𝗗𝗿.KIDUS Oo ah Dhakhtar ku takhakhusay Qaliimada Guud, Kana Hawlgala Isbitaalka Guud ee Degmada Galdogob Wuxuu Fulinaya Dhammaan Qaliimada Noocyadooda Kala Duwan, Sida Qallimada Uur Ku Jirta, Xameetida, Qabsinka, Eernada, Bawaasiirta, Burooyinka iyo Prostatada.
Dhakhtarku Wuxuu Leeyahay Khibrad durugsan Wuxuna Qaliimada Ku Samaynayaa Qalab Casri Ah.

Fadlan Wixii Faahfaahin Ama Isdiiwaangalin ah lasoo Xiriir.
📞 0907503318 📞0907791150

14/11/2023

Maamulka iskuulka Cumar binu khidab ee Galkacyo ayaa ka warbixiyey dhibaatada dugsiga ka soo gaartay biyaha roobka ee magalada dhexjiifa.

Degmada bursaalax Oo aad ukoreysa 📷mohamed ukun
14/11/2023

Degmada bursaalax Oo aad ukoreysa

📷mohamed ukun

Degsiimada Taaloole Oo koreysa📷Mohamed ukun
14/11/2023

Degsiimada Taaloole Oo koreysa

📷Mohamed ukun

14/11/2023

Mudane wasiir bulsho iyo dalinyaro ku jecel ba kaga hor timid deganka waxad noqotay Hero degmada Galdogob

Cabdi cali gudomiyaha sportska Galdogob

14/11/2023

Farxad ayay Igalinaysaa so dhawaynta Dhalinyarada Iyo bulshada ree Galdogob

Wasiir Duraan Ahmed Farah

14/11/2023

Xog,hayaha Dowladda hoose ee degmada Bursaalax ayaa ka Hadley shirka nabadeynta degmada ,islamarkaana taageerey doorashada qof iyo cod ee Puntland

14/11/2023

Wasiir Duran iyo soo dhawaynta ree Galdogob

SAWIRO|wasiirkii h**e ee wasaarada gadiidka iyo dulista hawada Mudane Duran Ahmed Farah ayaa mantay ka soo dagay Garoonk...
14/11/2023

SAWIRO|

wasiirkii h**e ee wasaarada gadiidka iyo dulista hawada Mudane Duran Ahmed Farah ayaa mantay ka soo dagay Garoonka diyaradaha galdogob Waxana halkaa kuso dhaweeyay bulshada ree galdogob oo iskugu jirta odayal dhalinyaro iyo haween

14/11/2023

Murrashax Xildhiban Golaha Wakiilada DPL Sanka-Hji Ibcad oo ku soo fool leh Deegaannada PL ayaa qaybo ka mid ah Shacab-weynaha ay ka dhiibteen aragtiddoda ku aaddan sida ay u arkaan is sharraxaddiisa.

Send a message to learn more

13/11/2023

Qabiilka walaalahayo ah ee noo yimi waso dhaweyneynaa

13/11/2023

Reerka gogoshaan nabadeed dhigey iyo kuwa loo dhigey ee soo ajiibeyba wa ay mahadsanyihiin

13/11/2023

Gogoshaan ay reer leelkase noo dhigeen wa ajiibna nabadana waan la qaadana

Mid kamida nabadoona reer bursaalax

13/11/2023

Madalaha aan tago waxan ujeclhay mida lagu islaaxinayo bulshada

Aqoonyahan dauud sheikh Ibraahim

13/11/2023

Hadal jeedintii Xoghayaha dowlada hoose ee degmada bursaalax gogosha nabada bursaalax wajigii 2aad

13/11/2023

Gogoshaan wa gogoshii 4aad sadex goglood oo ka h**eeyay anaga reer wadalmoge ah ba dhigney

Nabadoon Burhaan bashiir

13/11/2023

Gogoshan anaga idiin dhigney nabaduna wa ino Dan

13/11/2023

Hadal-jeedinta:-Agaasimaha Waaxda Nabad-dhiska iyo Dibu-heshiisiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Gogosha nabada bursaalax wajigii 2aad

13/11/2023

Danteenu waxay ku jirta nabada

Sheikh axmed shaakir

13/11/2023

Hadaljeedintii◇Agaasimaha Waaxda Nabad-dhiska iyo Dibu-heshiisiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS
Gogosha nabada bursaalax wajigeedii 2aad

  Wasaarada arimaha gudaha iyo dib uheshiisiinta DPL aya magaalada bursaalax ka furtay wajiga 2aad ee gogosha nabada bur...
13/11/2023


Wasaarada arimaha gudaha iyo dib uheshiisiinta DPL aya magaalada bursaalax ka furtay wajiga 2aad ee gogosha nabada bursaalax

Taas oo laba beelood oo dagaan ah ay kukala xaaja qaadanayaan

Furitaanka gogoshan nabadeed waxa goob joog ahaa Agaasimaha Waaxda Nabad-dhiska iyo Dibu-heshiisiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha dfs

Agaasimaha Waaxda Nabad-dhiska iyo Dibu-heshiisiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL,

Agaasimaha Waaxda Federaalka,

Maamulka Degmada bursaalax iyo qaybaha kala duwan ee bulshada bursaalax.

12/11/2023

Galdogob jano😍
Gabdha biya isga dhex lugeyneysa wa waterproof

12/11/2023

Hadal-jeedinta:-Agaasimaha Waaxda Nabad-dhiska iyo Dibu-heshiisiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL kulanka latashiga Bulshada Rayidka ah

12/11/2023

Hadal-jeedinta:-Gudolmiyaha Degmada Goldogob kulanka latashiga Bulshada Rayidka ah iyo kor-uqaadida fahamka dadwaynaha khilaafaadka ka jira Nidaamka Federaalaynta Dalka.

Jabuuti oo markii ugu horreeysay taariikhda hawada u dirtay Dayaxgacmeed.Maxay kula tahay
12/11/2023

Jabuuti oo markii ugu horreeysay taariikhda hawada u dirtay Dayaxgacmeed.

Maxay kula tahay

11/11/2023

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa Magaalada Galdogob ku qabatay, Kulan ku saabsan la tashiga Bulshada Rayidka ah

Galdogob, November 11, 2023: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa Magaalada Galdogob ku qabatay, Kulan ku saabsan la...
11/11/2023

Galdogob, November 11, 2023: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa Magaalada Galdogob ku qabatay, Kulan ku saabsan la tashiga Bulshada Rayidka ah iyo Kor-uqaaddida Fahamka dadweynaha ee khilaafaadka ka jira Nidaamka Federaalaynta Dalka.

Watashiga ayaa ku saabsanaa sidii ay u wada-shaqeyn lahaayeen Dowladda Puntland iyo DFS, iskaashiga horumarinta arrimaha bulshada, adkaynta nabadda iyo arrimaha la xiriira federaalaynta Somaliya.

Kulanka Dadweynaha waxaa ka soo qaybgalay Agaasimaha Waaxda Nabad-dhiska iyo Dibu-heshiisiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL, Agaasimaha Waaxda Federaalka, Guddigii Arrimaha Federaalka, Maamulka Degmada Galdogob iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907992601

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danjire Media Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Danjire Media Services:

Videos

Share