Somali Press

Somali Press Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Press, Video Creator, Gaalkacyo.

08/10/2023

يا وصية الرسول
ألا إن نصر الله قريب


Sii share garee waa garab istaafa ugu yar aa walaalaheen u sameen karno

06/10/2023

Khatar ayuu u bareeray yarkaan se' alle ayaa badbaadshay
runtii waa halis aysan dhalinyaradu ku baraarugsaneen
sii faafiya meel dheerna gaarsiiya


Somali Press

05/10/2023

⬜⬜Xasuusin:-
Caawa waa habeen jimce soo galayo aan ku salino xabiibkeena Muxamed ﷺ ❤️

04/10/2023

Islaamku waa diin naxariis

الإسلام دين الرحمة

Sii share garee wll muuqaalkaan markuu kusoo gaaro

04/10/2023

QIso Cajiib Ah!! ||Abuu Cataab|| Sh saalax||
sii share garee follow iyo likena noo saar pageka

DIGNIIN: Arbacada oo ku beegan 4-ta Oktoobar 6-da galabnimo waxaa bartamaha Soomaaliya iyo Bariga Itoobiya laga filayaa ...
02/10/2023

DIGNIIN: Arbacada oo ku beegan 4-ta Oktoobar 6-da galabnimo waxaa bartamaha Soomaaliya iyo Bariga Itoobiya laga filayaa inay ka da'aan roobab lixaad leh oo ay daadad xoog leh ka dhalan karaan.

Roobabkaas waxa la filayaa inay socon doonaan ilaa maalinta dambe ee 5-ta bisha October ilaa habeenkeeda oo dhan.

Roobabkaas culus ayaa laga yaabaa inay ku fidaan degmada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya.

Dhanka bartamaha Soomaaliya iyo bariga Itoobiya waxay saadaashu sheegaysaa inay la tacaali doonaan khatar halis ah oo dhimasho iyo burbur hanti dhalin kara oo ay sababi karaan roobabka lixaadka leh iyo daadadka ka dhasha, haddii aan dedaal iyo taxadar lala imaan.

Arrinta khatarta leh waxay tahay in wadamada bariga Africa ay saa'id ugu baraarugsan yihiin waxa dhici kara, digniinaha shacabkooda loo dirayana ay dadku si dhab ah u qaadanayaan, laakinse dadka Soomaaliyeed aysan iyaguna baraarugsanayn, maamulada wadanka jirana wax u diyaarin, taasoo ah khatar aan la dhayalsan karin.

Waxaan la soconaa wixii todobaad ka hor ka dhacay wadanka liibiya oo kumanaan ku dhinteen daadad soo rogmaday oo roobab lixaad leh sababeen, iyadoo ay jirtay digniin la'aan iyo tabaabushi la'aan
Qore: Galad Jaamac

Xigasho Abdiasis Gure

27/09/2023

Toos live masjidka muxsiniin gaalkacyo

27/09/2023
Asc dhamaan sxbayaal 30 daqiiqo kadib waxaa soo galaynaa LIVE TOOS AH MASAAJIDKA MUXSINIIN EE XAFLADI MAWLIIDKA MANIGA S...
27/09/2023

Asc dhamaan sxbayaal

30 daqiiqo kadib waxaa soo galaynaa

LIVE TOOS AH MASAAJIDKA MUXSINIIN EE XAFLADI MAWLIIDKA MANIGA SCW

27/09/2023

Shiine waa mid kamud dadka ugu caansan Gaalkacyo waa Caashiq marka la akhrinayo nabu amaanta iyo khayraadka kaleba la ilmeeya maanta waxa uu kaalin lixaad leh ka qaadanayay banaan bixi dhalashada nabiga SCW ee gaalkacyo asagoo jalaato siinayay dadka kasoo qayb galay farxada ixtifaalka nabkga si ay isagu qaboojiyaan.


Highlight

27/09/2023
27/09/2023

Live banaanbaxi mawliidka gaalkacyo

Waa canbe laga keenay dalka masar oo muqdisho laga keenay sida sheegay mala awoodi waayay gadashada canbaha wadankeena s...
25/09/2023

Waa canbe laga keenay dalka masar oo muqdisho laga keenay sida sheegay mala awoodi waayay gadashada canbaha wadankeena si ay dhiiri galin ugu noqoto dadkeena???
Kaaga daranka xabadki waa 2 dollar

Wax soo saarka wadanka dhan walba weerar baa kaga socda

Farshaxan bir ah oo loogu talagalay haweenka Muslimiinta ah ee xijaabka qaba ayaa lagu wadaa in lagu soo bandhigo magaal...
23/09/2023

Farshaxan bir ah oo loogu talagalay haweenka Muslimiinta ah ee xijaabka qaba ayaa lagu wadaa in lagu soo bandhigo magaalada labaad ee ugu weyn dalka Britain ee Birmingham bisha soo socota, sida ay sheegtay BBC-da

Farshaxanka uu naqshadeeyay farshaxanmistaha caanka ee dalka ingiriiska Luke Perry, ayaa lagu rakibi doonaa aagga Smethwick ee West Midlands bisha Oktoobar ee so socota

Waxaa xusid mudan, xijaabku inuu yahay maryo asturaya jirka haweeneda muslimada ah

Farshaxanka oo dhererkiisu yahay shan mitir, culeyskiisuna yahay ilaa hal tan, ayaa la rumeysan yahay inuu yahay kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee caalamka laga sameeyo.

Farshaxankan oo loogu magac daray ''Xoogga Xijaabka'', ayaa muujinaya haweeney Muslimad ah oo xijaaban oo ay ku xardhan yihiin ereyada "xuquuqda haweeneyda in la jeclaado lana ixtiraamo wax kasta oo ay doorato inay xidhato"

Isha:' Hudayfi abdirahmaan

28/06/2023

Qisadii Ardayga xikmada badnaa | Ilayska Caalamka |

22/06/2023

11 xikmadood oo ku cajab galin doona|kusoo dhawoow Ilayska Caalamka |follow and share|

14/06/2023

SOOYAALKA SAXAABADA IYO TAXANAHA ILAYSKA|xalaadi 1aad |SUHAYB AL RUUMi |Follow and share

Ha ilaawin inaad akhrisid Suuratul Mulki Ka hor intaada seexanFollow share like and comment thank you all
22/05/2023

Ha ilaawin inaad akhrisid Suuratul Mulki Ka hor intaada seexan

Follow share like and comment thank you all

20/04/2023

KALFADHIGA ■RAMADAANKA■ IYO QISADII || NABI AADAMCS ||

Ma tiri saakay ALXAMDULILLAAH
13/03/2023

Ma tiri saakay ALXAMDULILLAAH

واذكر ربك كثيرا
21/02/2023

واذكر ربك كثيرا

13/02/2023

Ka Qayb Qaado Challenge-gaan

07/07/2022

إذا وافق يوم عرفة يوم جمعة فلا حرج في إفراده بالصيام ولا يجب صيام يوم قبله

Deegaan Somaliya ku yaal oo qarka u saaran inuu Ciidda ka hoos maro. Waa deegaanka Dhinowda ee gobolka Mudug, abaarta ka...
03/07/2022

Deegaan Somaliya ku yaal oo qarka u saaran inuu Ciidda ka hoos maro.

Waa deegaanka Dhinowda ee gobolka Mudug, abaarta ka jirta dalka, waxa u dheer bacaad ka aasay ceelashii ay biyaha ka heli jireen. Sidoo kale wuxuu ku habsaday xarunta caafimaadka, masaajidka lagu tukado iyo dhismayaal kale ee deegaanka u ah.

“Adduun nooceeya ayaan joognaa, waan aasanay adduunkana k**a aynan tagin, aakhirana ma aynan gaarin”, ayuu yiri oday ka mid ah dadka deegaanka isaga oo dalbaday in lala soo gaaro biyo iyo daawo.

Deegaanka Dhinowda halaga gaaro fadlan inta aysan ciida ka hoosmarin.

■●Saciid Nadaara■●

"Sidoo kale mid kamid ah dadka Deegaanka oo aan maanta khadka kuwada xariiirnay aya iisheegay in ciida aad moodaysid inay cirka kasoo daadanayso waa sida uu hadalka u dhigaye"
●■Ilayska caalamka●■

Mobeelkiis ayuu qaaday kadibna saaxiibkiisa ayuu wacay..........wuxuuna ku yiri hooyaday ayaa xanuunsan daawana waala so...
28/06/2022

Mobeelkiis ayuu qaaday kadibna saaxiibkiisa ayuu wacay..........

wuxuuna ku yiri hooyaday ayaa xanuunsan daawana waala soo qoray,laakiin lacag aan daawada ugu soo gado ma hayo Saaxibkiisa haye waayahay casir kadib isoo wac

Casirkii markii la gaaray ayuu wacay mise telkiisa wuu dansanyahay,dhawr mar ayuu wacay mise waa sidii wali.

Dad kale ayuu raadiyay uu lacag ka deysan karo, laakiin qofna wuu ka heli waayay lacag, wuu murugooday wuxuuna dareemay aduunka inuusan qofna ku lahayn, hooyadiisa ayuu ka murugooday, waxaana niyad jab ku riday saaxiibkiisa uusan ka filaneyn sidaas inuu u gali doono!

Guriga ayuu isaga soo laabtay asagoo niyad jabkii ka muuqdo, wuxuu arkay hooyadiisa oo jiifta caafimaadna ka muuqda iyo inay soo roonaatay, daawana ay ak taalo,walaashiisa ayuu waydiiyay yaa daawadaan keenay?

Waxay ku tiri saaxiibka ayaa yimid intaad maqaneyd warqadii

daawada ayuu qaaday kadib daawada ayuu soo gaday!

llin ayaa ka timid asagoo qoslayo, wuuna baxay asagoo raadinayo saaxiibkiisa wuuna arkay? Wuxuu ku yiri ilaa casir kadib waan kusoo wacayay ee maxaa telka u danstay?

Saaxibkiisa wuxuu yiri mobeelkii waan iska gaday, hooyadeenna ayaan daawo ugu soo iibiyay

Saaxiibtinimada maaha dad badan magacyadooda inaad ku haystid telka, Saaxiibkaa wa kan ku caawiyo,xiliyada adag ee aad u baahantahay.😭

""Lasoo xigtay""

-SOOYAALKA SAXAABADA--Suhayb AL Ruumi-suhayb waxa uu ahaa carab. waxaa dhalay sinaan ibnu maalik an namayri.Aabihii caru...
20/06/2022

-SOOYAALKA SAXAABADA-

-Suhayb AL Ruumi-

suhayb waxa uu ahaa carab. waxaa dhalay sinaan ibnu maalik an namayri.Aabihii caruurta uu dhalay suhayb ayuu ugu jeclaa naanaysta Ruumi madal iyo qiso ayay ugu baxday.se muu ahayn reer ruum.

suhayb oo yar ayeey hooyadiis u kaxaysay tuulada layidhahdo "saniyi" oo kamid ah dalka ciraaq.tuuladii waxaa qabsatay koox kamid ah ciidamadii reer ruum.dadkii ilaalinayay way laayeen,xoolaheediina way dhaceen caruurtiina waa la qafaashay.dadka la qafaashay waxaa ka mid ahaa Suhayb.

suhayb waa lakala iibsaday oo la isku sii dhiidhiibay.dhulkaa ruum ee lagu qafaashay kolba nin ayaa laga iibiyaa.oo hadana mid kalaa iibiya.bulshadii uu lanoolaaa ee reer ruum waxaa uu nacay oo khaati ka istaagay dhaqanadeedii sidoo kale waxaa uu diidanaa danbiyada iyo dulmiga ay galayaan.naftiisa waxaa uu kulo shawri jiray"bulshadaan duufaan baa halaagi doona"

halkaas ayuu ku sii barbaaray salmaan oo dhalinyaranimo kugaadhay dhulkiisii hillow badan ayuu uqaaday.wuxuu maqlay nin sixroole ah (kaahin) oo sixiroolayaashii nasaarada ka mid ahaa oo sayidkiisii kuleh "waqtigii meesha maka ee jasiirada carabta kasoo bixi lahaa Nabi rumaynaya fariintii ka horaysay ee ciise dadkana kasaaraya mugdiga oo galinaya iftiin"

ugu danbayn waa uu isaga ruum oo wuxuu usookacay dhanka maka.markii uu maka yimid dadkii waxaa ay kunaynaaseen "Ruum" maadama uu dhinaca ruum kayimid markii uu maka yimid waxaa uu laxulafoobay cabdulaahi binu jadcaan oo uu ganacsi uga shaqayn jiray.

waqtigan uu suhayb maka joogo waxaa uu aad isku waydiinayay warkii uu usheegay ninkii kaahinka ahaa oo wuxuu is oran jiray "goormuu nabigii soo baxayaa?" waqti yar kadib ayay jawaabtii utimid.

maali uu safar kasoo laabtay ayuu maka kusoo noqday suhayb.waxaa maalintaas loo sheegay in muxamed binu cabdulaahi lasoo saaray.oo uu dadka in ay alle rumeeyaan ugu yeedhayo,sinaanta iyo wanaagana dadka ku tartansiinayo,xumaantana ka reebayo. markaas ayuu yidhi ma aamiin baa lagugu naynaasaa ? waxay dhaheen "haa"wuxuu yidhi" halkee buu joogaa? markaas ayaay ku yidhahdeen "wuxuu joogaa Guriga Arqam ibnu abii Arqam"

waxaa ay usheegeen in uu is ilaaliyo oo quraysh iska ilaaliyo,waayo hadii ay arkaan waxbay gaadhsiinayaan.

suhayb wuu baxay. wuxuu tagay aqalkii arqam binu arqam.markii uu albaabka gaadhay wuxuu lakulmay cammar binu yaasir oo ay h**e isku yaqaaneen.way is waraysteen.

suhayb .cammaarow maxaad doonaysay?
cammaar adigu horta maxaad doonaysay?
suhayb waxa aan doonayay in aan ninkaan ugalo. oo aan soo dhagaysto waxaa uu leeyahay wax kamidaa?

cammaar: Anna sidaas ayaan doonayay.
suhayb: haddaba ina mari aynu ugalnee?
suhayb iyo cammaar waxaa ay ugaleen rasuulka (NNKH) waxaa ay kadhagaysteen wixii uu lahaa.laabtoodii waxaa ka buuxsamay iftiinkii iimaanka. way islaameen oo ashahaadada ayay labadoodiiba ku dhawaaqeen. markii uu islaamka soobaxay suhayb aad baa loo dhibaateeyeeey oo isaga,cammaar,bilaal,khabaab iyo tobannaan kaleba waxay ay kamid ahaayeen kuwii ladhibay.wayse u samreen.

dadkii diinta ushaqeeyeey ee mudo badan dacwada kashaqaynayay ayuu kamid ahaa .suhayb, aayada quraanka ee kujirta suurada Baqara"dadka waxaa kamid ah cid naftooda u iibisay iyaga oo raali ahaabshaha alle doonaya..." isaga ayay ka hadlaysay oo sababtiisa usoo degtay.allah ha unaxariisto suhayb.

hadii aad hayso sooyaal uu leeyahay suhayb alruumi fadlan nala wadaag?

Xigasho:Suwaru minxagaati saxaabiyati.

-KAAHA waaberi-

13/06/2022
05/06/2022
05/11/2021

QISADII NABIGII AY GAWRACEEN QAWMKII LOOSOO DIRAY

08/10/2021

Saliga nabiga aan badino waa maalin jumca ehe
Scw

Sii share gareee wll
05/08/2021

Sii share gareee wll

عيد مبارك وكل عام وانتم بخير Soo dhawaada sxbayaal ciid mubaarak
19/07/2021

عيد مبارك وكل عام وانتم بخير
Soo dhawaada sxbayaal ciid mubaarak

10/06/2021

Ku bilaabo maalintaada dhagaysiga Kalaamka alle
Siina share garee

08/06/2021

Musiibo kawayn ma jirto qisooyinka ku xusan muuqaalka
Fadlan pageka follow dheh

06/06/2021

Is haybsooca iyo Isla waynida waa laba dhaqan oo aan wax boos ah ku lahayn diinta islaamka wxa ku bogaadinayaa bulshadeena soomaaliyeed inay dhaqankaas xun si wayn iskaga reebaan maadaama uu yahay dhaqan JAAHILI ah

01/06/2021

Dhibaatada soomaalida ka haysata social mediaha

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907458495

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Press:

Videos

Share

Category