Guul Gaar Media

Guul Gaar Media Guul Gaar Media waxaad ka da wan doonta vlogs, Arimaha jacaylka sida
qisoyin dhab ah, xalinta khilaa

America waxay weydiisaneysaa kuwa fiisooyinka loo diiday Trump xiligiisii inay dib u codsadaan, Madaxweynaha Mareykanka ...
09/03/2021

America waxay weydiisaneysaa kuwa fiisooyinka loo diiday Trump xiligiisii inay dib u codsadaan, Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden (Sawirada Gaarka ah) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden (Sawirada Gaarka ah) 3/9/2021 - Markii ugu dambeysay ee la cusbooneysiiyay: 3/9/2021 - 11:15 AM (Makka Al-Mukarramah) Wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa Isniintii sheegtay in inta badan dadka dalbaday fiisooyinka Mareykanka loona diiday go'aanka Trump darteed ay raadin karaan inay dib u eegaan codsiyadooda ama ay xaraystaan ​​kuwa cusub. Madaxweynihii h**e ee Mareykanka Donald Trump ayaa soo saaray go’aan uu ku mamnuucayo soo galitaanka muwaadiniinta 13 dal oo badankood yihiin Muslimiin. Madaxweyne Joe Biden ayaa baajiyay go’aankii ka h**eeyay ee Trump ee ahaa in la mamnuuco Muslimiinta bishii Janaayo 20, oo ahayd maalintii ugu h**eysay ee uu xafiiska qabto, isaga oo ku tilmaamay "nabar ku ah damiirkeena qaran."
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka Ned Price ayaa sheegay in kuwa dalbaday fiisooyinka ee loo diiday ka hor 20-kii Janaayo, 2020, inay codsadaan oo ay bixiyaan khidmadooda.

Wuxuu intaas ku daray in kuwa loo diiday ama kadib January 20, 2020, ay soo gudbin karaan codsi si dib loogu eego codsiyadooda iyada oo aan loo baahnayn in dib loo dalbado ama la bixiyo lacag dheeri ah. Sida laga soo xigtay xogta Waaxda Arimaha Dibada, ilaa 40,000 oo qof ayaa laga hor istaagay inay soo galaan Mareykanka xayiraada tan iyo bishii Diseembar 2017, kadib markii maxkamada sare ee Mareykanka ay ogolaatay nooc ka badal ah oo ah xayiraadii safarka ee asalka ahayd.

06/03/2021

Nin kaan bal wax ka dhaha

06/03/2021

Qosada la magac baxday| NABSI ADUUN |
Qaybteedii 1aad| NABSI ADUUN |

05/03/2021

| NABSI ADUUN |

Qeybteedii koowaad ee
ahayd jaceylka iyo lacagta
ayamaa mudan.

Yaasir yare wuxuu ahaa
wiil dhalinyaro ah oo
deganaa xaafada Hodan
ee magaalada muqdisho
Yaasir wuxuu halkaa kula
noolaa adeerkiis in kastoo
reer koodu aysan
daganayn magaalada muqdisho,
blase ay ku noolayeen baadiyaha
Yaasir wuxuu u imaaday
inuu adeerkiis la
noolaado garabna siiyo maadaama
adeerkiis wax ilmo ah uusan dhalin sido kalena adeerkiis uu lahaa dukaan aan
Sidaas usii waynayn ,

Yaasir wuxuu dhigan jiray
iskuulka Janaraal daa uud,
Yaasir waxay iskuulka isku
barteen gabar aad u qurux
badan marku indhaha
saarayna aad buu uga
helay quruxdeeda inkastoo uu ahaa wiil
kaligiis iska ah oo aan wax saaxiiba
laheyn.
Amiiro waxay
iyaduna daganeyd
xaafada Hodan ,maalin
maal maha kamid ah ayaa
Amiiro waxay ka codsatay
Yaasir inuu ka caawiyo Casharada loo soo siiyo
Layliska ama home workga hadba sida u taqaanaane madama uu yahay wiilka kaliya ee ugu firfircoon schoolka markii laga hadlayo dhanka waxbarashada.
Hadaba yaasir muxu ugu jawaabay amiiro kala soco sheekadan oo dhamaystiran Caawa 2:00 AM insha'allah Youtube channelkayga
Guul gaar media

Nin kaan aad aragtaan waa nin u dhashay wadanka Ghana.Diyaarad nooca Droneska ah ayaa kuso dul dhacday gurigiisa, oo ay ...
03/03/2021

Nin kaan aad aragtaan waa nin u dhashay wadanka Ghana.
Diyaarad nooca Droneska ah ayaa kuso dul dhacday gurigiisa, oo ay iska leedahay warbaahinta al ikhbaariya ee turkiga.
markaas mudo saacad kadib ah ayaa suxufiyiin tii yimaadeen guriga ay kuso dhacday dronetu.
Markaas ayaa odaygii diyaarada intu gacanta kuso qaaday buu dhahay nooc ka wayn ma helaysaan oo i geysa xajka makka isago qoslaya. Markaas ayuu ku wareejiyay suxufiyiintiina way iskasoo tageen.
Kadibna sawiro ay ka qaadeen odaygii iyo hadalkiisi uu dhahayay ayay so dhigeen baraha bulshada.
Markaas aya waxa warkaas gaaray wasiirka arimaha dibada turkiga Mevlüt Çavuşoğlu kadibna si shakhsi ahaana ayuu ula xiriiray isagoo u balan qaaday inu kharashka ku baxaya xajkiisa uu damaanad qaadayo.

Halkaas waxa ka qornayd ninkaas riyadiisu ahayd xajka inu tago in drone yara ay gurigiisa so dul fariisato allena uu u rumeeyo riyadiisa.

Wixii Allah uu kuu qoray marna ku seegi mayaan.

02/03/2021

Kuso dhawaada Page kayga Cusub Guul gaar media

Asc asxaabta barqo wanaagsan dhamaan tiin meel kasta aad joogtaan
02/03/2021

Asc asxaabta barqo wanaagsan dhamaan tiin meel kasta aad joogtaan

01/03/2021

Kuso Dhawoow Page Kayga Cusub ee Guul Gaar Media

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guul Gaar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guul Gaar Media:

Share

Category