Mohmed ciiro

Mohmed ciiro Ku soodhawo page rasmiga ah mahdasaniid ๐Ÿค

02/02/2024

2022 xasus

29/01/2024

Filimkii khiyaano qoys part 3 basadiir oo naag habaaran mishintay๐Ÿ˜‚

Sodhawyntii Ayub Abdirizak  ee degamda buurtinle maanta ciidaa dhaqaaqdy sagaaro duban baan ka dharagny guul iyo gobinim...
14/11/2023

Sodhawyntii Ayub Abdirizak ee degamda buurtinle maanta ciidaa dhaqaaqdy sagaaro duban baan ka dharagny guul iyo gobinimo.

Mohmed ciiro
03/11/2023

Mohmed ciiro

02/11/2023

Shacabka gaalkacyo oo aragtidooda ka dhiibtay koob kubada cagta ah oo loo qabanayo gabdhaha, oo gaalkacyo laga hadal hayo.

29/10/2023

cajiib๐Ÿ’•

Waxa la dhaariyay xil.golaha deganka degmada. Waxa sido kale loo dhariayay gudoomiyaha deg.burtinle AHMED ABDIRISAAQ DHE...
23/10/2023

Waxa la dhaariyay xil.golaha deganka degmada. Waxa sido kale loo dhariayay gudoomiyaha deg.burtinle AHMED ABDIRISAAQ DHEEREYE
Halka G/kuxigeenka lo dhariyay ABDIDAAHIR JAAMAC CANJALAF

21/10/2023

Another level ๐Ÿ˜‚

20/10/2023

Waa waxa kale ๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜€

13/10/2023

Free palestine๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

12/10/2023
10/10/2023

Cali Xaaji Warsame "Madaxwayne Dani Labo bilood buu maqanyahy meel uu fadhiyana lama yaqaano doorashadiina Labo bilood baa ka harsanโ€

10/10/2023

โ€œHaddii doorasho la qaban waayo January 8, waa in tuute la qaato oo Deni lasoo qabtaa, musharaxiinta halkan fadhiya waxaan leeyahay looma baahna suit ee tuute halasoo qaato oo yaan loo kala dhuuman,โ€ ayuu yiri Siyaasi Asad Cismaan Diyaano oo khudbad ka jeedinayey furitaanka shirweynaha mucaaradka Puntland.

27/09/2023

Culimada Awdiinka Alsunaha-Waljameeca ee Magaalada Burtinle aay qaybtay isku soo baxyo iyo Munaasabado waa weyn oo aay ku weynaaynayaan ixtifaalka rasuulka Muxamed (N.N.K.H) kaaso sanad waliba xilagaan okale dunida islaamka lagu xuso

Culumadu ayaa socod dheer ku mareen laamiga weyn ee magaalada burtinle ayagoo cod sare ku qaadaya saliga iyo amaanta Nabiga (N.N.K.H).

Nugaal ayaa markii saddexaad ku guuleysatay koobka Puntland, iyada o rikoorayaal uga qaadday Mudug oo gurigeeda joogta!
18/09/2023

Nugaal ayaa markii saddexaad ku guuleysatay koobka Puntland, iyada o rikoorayaal uga qaadday Mudug oo gurigeeda joogta!

Rigoorayaal ayay isla aadeen Mudug iyo Nugaal kadib markii ay 90kii daqiiqo ku dhamaatay 0-0
18/09/2023

Rigoorayaal ayay isla aadeen Mudug iyo Nugaal kadib markii ay 90kii daqiiqo ku dhamaatay 0-0

17/09/2023

:sสœแดœแด‹แด€แด€ษดsษชga 2024ษชsแด‹แด€ ส™แด€ส€แด๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜…

AFAR DHAMAADKATARTANKA GOBOLADA PUNTLANDG. BARI VS G. MUDUG
15/09/2023

AFAR DHAMAADKA
TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND
G. BARI VS G. MUDUG

Magaalada Dahabka [Milxo] ee gobolka Sanaag ayaa gubanaysa tan iyo saaka in ka badan 2km, lama oga wax sababay welina ma...
14/09/2023

Magaalada Dahabka [Milxo] ee gobolka Sanaag ayaa gubanaysa tan iyo saaka in ka badan 2km, lama oga wax sababay welina ma jiro gurmad iyo gargaar gaadhay!

G. NUGAAl VS G. HAYLAANTARTANKA GOBOLADA PUNTLANDYAAD U SAADAALIN GUUSHA GALABTA
14/09/2023

G. NUGAAl VS G. HAYLAAN
TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND
YAAD U SAADAALIN GUUSHA GALABTA

PUNTLAND: Xisbiyada Siyaasadda ayaa is af-garad ku gaadhey in ay qayb-sadaan maayirrada iyo ku-xigeennada soddonkii degm...
12/09/2023

PUNTLAND: Xisbiyada Siyaasadda ayaa is af-garad ku gaadhey in ay qayb-sadaan maayirrada iyo ku-xigeennada soddonkii degmo ee doorashada qof iyo cod ka dhacay balse waxa isa soo taraya xildhibaannada degmooyinka qaar oo ka walaacsan heshiiska xisbiyada.

Qoraalkan waxa soo saaray badi xildhibaannada degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal oo doonaya doorasho toos ah.

Wasiirka Arrimaha-gudaha Mr.Juxaa oo ka falceliyey arrintan waxa uu soo jeediyey in sanduuq lagu kala baxo.

G. RAS CASYR VS G. KARKAARTARTANKA GOBOLADA
11/09/2023

G. RAS CASYR VS G. KARKAAR
TARTANKA GOBOLADA

G. HAYLAND  VS G. CAYNTARTANKA GOBOLADA PUNTLAND
10/09/2023

G. HAYLAND VS G. CAYN
TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND

G. NUGAAL VS G. MUDUGTARTANKA GOBOLADA PUNTLAND
09/09/2023

G. NUGAAL VS G. MUDUG
TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND

HALF TIME G.SANAAG 1:1 G.HAYLAAN
08/09/2023

HALF TIME

G.SANAAG 1:1 G.HAYLAAN

06/09/2023

:๐’˜๐’๐’‰๐’Š ๐’ƒ๐’Š๐’…๐’‚๐’“ ๐’ˆ๐’‚๐’๐’Š ๐’Ž๐’‚ ๐’Š๐’” ๐’…๐’‰๐’†๐’‰๐’†๐’ ๐’Œ๐’๐’‡๐’Š๐’… ๐’Š๐’” ๐’๐’๐’• ๐’†๐’‚๐’”๐’š๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Jiil Media

TARTANKA CAYAARAHA GOBOLADA DAWLADDA PUNTLAND.G. BARI VS G. CAYN
06/09/2023

TARTANKA CAYAARAHA GOBOLADA DAWLADDA PUNTLAND.

G. BARI VS G. CAYN

G. MUDUG VS G. KARKAARTARTANKA GOBOLADA PUNTLAND
05/09/2023

G. MUDUG VS G. KARKAAR
TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND

Address

Muudug
Gaalkacyo

Telephone

+252906942342

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohmed ciiro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohmed ciiro:

Videos

Share


Other Digital creator in Gaalkacyo

Show All