Gundhiye Media

Gundhiye Media Waxan halkan idinkula wadaagi doonaa wararka iyo warbixino dhamaystiran insha allah

23/11/2023

Gabar habarjeclo ah oo aabaheed waydiinaysa jamaahiirta SSC-Khaatumo 😲😳🤣🤣

Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu waa in loo gudbiyaa Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC) si loo helo ...
22/11/2023

Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu waa in loo gudbiyaa Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC) si loo helo xasuuqii Gaza, ayuu yiri madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

22/11/2023

Waa imisa mushaarka raysalwasaare Abiy Ahmed 😳🤔😲😲

22/11/2023

Wixii ku dhacaan layaabay 🤣🤣🤣😳😳😳

Farmajo time was very difficult to take Somalian Port or Sea.But now Hassan Sheikh‘s time is very simple to takeover any...
22/11/2023

Farmajo time was very difficult to take Somalian Port or Sea.

But now Hassan Sheikh‘s time is very simple to takeover anything.

😳🤣🤣🤣🤣🤣🤣

22/11/2023

Khaatumo oo Gacanta ku dhigtay Gaadiid dagaal iyo Saanad Ciidanka oo la haayen Ciidanka Somaliland

22/11/2023

Buqdharkayn anagaa haysana ayuu yiri gudoomiyihii h**e ee gobalka sool 😳💪

22/11/2023

Hub iyo Gawaadhi kale oo Somaliland lagaga Qabsaday Buqdharkayn.

Update :- Ciidamada SSC-Khaatumo Ayaa Hadda Goobo Kala Duwan Oo H**e Ay u Fadhiisano Iyo Difaacyo Uga Samaysteen ciidama...
22/11/2023

Update :- Ciidamada SSC-Khaatumo Ayaa Hadda Goobo Kala Duwan Oo H**e Ay u Fadhiisano Iyo Difaacyo Uga Samaysteen ciidamada somaliland Dib U Ka Kiciyey.

Dowladda Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey in afar maalmood la hakiyo dagaalka, si loo oggolaado in lasii daayo 50 ...
22/11/2023

Dowladda Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey in afar maalmood la hakiyo dagaalka, si loo oggolaado in lasii daayo 50 la haystayaal ah oo lagu haysto Gaza, taas oo lagu bedelanayo 150 Falastiiniyiin ah oo ku xiran Israa’iil, iyo gelitaanka gargaarka bini’aadantinimo ee dhulka go’doonsan.

21/11/2023

Cilmiga dhaxalka ka faaiidayso 😳🤔🙏

21/11/2023

hooyadan waxaa ka muuqda ciil iyo murugo Raagtay ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo 🙏

21/11/2023

Soomaaliya oo roob laga xaday 🤣🤣🤣🤣😳😲

21/11/2023

Aaran jaanow garoowe haka dhigina ceelasha biyaha 😲😳🦻

20/11/2023

Digniin culus oo loo diray askara xabada ku furata waddooyinka, iyo amaro la duldhigay ciidanka xasilinta caasimadda muqdisho 😳😲🇸🇴🙏👍

Qofkaad ahayd 2015 ma tahay hadda? Sideed uga jawaabi lahayd su’aashan?Abdi dhaanto🤣🤣🤣
20/11/2023

Qofkaad ahayd 2015 ma tahay hadda? Sideed uga jawaabi lahayd su’aashan?
Abdi dhaanto🤣🤣🤣

Qofkaad ahayd 2015 ma tahay hadda? Sideed uga jawaabi lahayd su’aashan?Qamar 🤣🤣🤣🤣🤣
20/11/2023

Qofkaad ahayd 2015 ma tahay hadda? Sideed uga jawaabi lahayd su’aashan?
Qamar 🤣🤣🤣🤣🤣

20/11/2023

Madaxweyne Xaq umalihin in nala barakiciyo" Shacabka Puntland oo dareen hadlay iyo dhalinyarada garoowe 😳😲🤔

Meherkii ugu Qaalisanaa Waayahanba.Sundus Saacid oo Kamid ah Hablaha Somaliyed Ayaa Lagu Mehersaday 500 Gram oo Dahab ah...
20/11/2023

Meherkii ugu Qaalisanaa Waayahanba.

Sundus Saacid oo Kamid ah Hablaha Somaliyed Ayaa Lagu Mehersaday 500 Gram oo Dahab ah oo udhiganta 30,000 oo Dollar ( sodon kun oo Dollar )

Adi maherkaaga meeqa ka dhigi laheed 😂🤣🤣🤣

20/11/2023

Musalsalkaan mala socotaa 😲😳🤣🤣🤣🤣🤣

Saddexdaanm gabdhood mid ucodee 😳😲🤔
19/11/2023

Saddexdaanm gabdhood mid ucodee 😳😲🤔

19/11/2023

Gaalkacyo gurmad bay rabtaa 😳😳😭😭😭

18/11/2023

Heestii kugu horaysay ee aad dhagaysato ma xasuusataa 😳😲🤔🦻 ?

Qabiil kee ugu Gobsan Marti Soorkana Ku Wanagsan❓️Hawiye 👍 🆚️ Dir ❤️Raxan weyn 🤣 🆚️ Daarood 😱
18/11/2023

Qabiil kee ugu Gobsan Marti Soorkana Ku Wanagsan❓️
Hawiye 👍 🆚️ Dir ❤️
Raxan weyn 🤣 🆚️ Daarood 😱

18/11/2023

Gabarey taladaan qaado 😳😲🤣🤣

18/11/2023

Sagaal a**o jir puntland difaaceeda qori u qaadanaysa 😲😳👍👉

17/11/2023

Reer gaalkacyow anigu balantii waa oofiyay 😳😲🤣🤔👉

Youtuberkaan oo lagu magacaabo Jimmy loona garan ogyahay Mrbeast Wuxuu Africa u qoday 100 Ceel!Wadamada Kenya, Cameroon,...
17/11/2023

Youtuberkaan oo lagu magacaabo Jimmy loona garan ogyahay Mrbeast Wuxuu Africa u qoday 100 Ceel!
Wadamada Kenya, Cameroon, Somalia, Uganda iyo Zimbabwe ayey noqdeen kuwa nasiibka u yeeshay.
Soomaaliya waxaa uga soo beegmay 8 ceel (ma ogin deegaanada laga qoday)

Koobabkaan magacoodii sheeg 😲😳👉🤔
17/11/2023

Koobabkaan magacoodii sheeg 😲😳👉🤔

17/11/2023

Somaliland waxay eeday ragii afka taagi jiray and Gundhiye Media

Alle Ha unaxariisto ayaan Maxamed oo Ahayd Gabar Somaliyed Waxaa si Arxan Daran udilay Ninkeeda oo Somali ah Waxa uuna L...
17/11/2023

Alle Ha unaxariisto ayaan Maxamed oo Ahayd Gabar Somaliyed Waxaa si Arxan Daran udilay Ninkeeda oo Somali ah Waxa uuna La Dhacay Bahashaan Sawirkeedu idin Muuqdo oo Lagu Magacaabo Kaashawiito.

Alle Ha unaxariisto Ayaan oo Ahayd 26 Jir Haysata Dhalashada UK waxaa Maydkeeda Laga Helay Hotel Kuyaal istanbul , Booliska Turkiga ayaana Gacanta Kuhaya Gacan ku Dhiiglihii.

17/11/2023

Jabuuti oo dhawaan dayax gacmeed hawada u dirtay 😳😲🤣

Qaar kamid ah shimbiraha ugu quruxda badan aduunka 👉😳😲
16/11/2023

Qaar kamid ah shimbiraha ugu quruxda badan aduunka 👉😳😲

16/11/2023

Ayub Abdirizak oo looyaqaan KAPTAN AYUUB ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada gaalkacyo 👉🙏

Darwiish  anaa hooyadiis .....🤣🤣🤣
16/11/2023

Darwiish anaa hooyadiis .....🤣🤣🤣

16/11/2023

Reer AWDAL tabashadooda maxaa la isaga indho tirayaa 😳🤔👉

Madaxweynaha Indonesia Joko Widodo, ahna madaxweynaha waddanka ugu Muslimiinta badan dunida ayaa Aqalka Cad kula kulmay ...
16/11/2023

Madaxweynaha Indonesia Joko Widodo, ahna madaxweynaha waddanka ugu Muslimiinta badan dunida ayaa Aqalka Cad kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, waxaana uu soo gaarsiiyay farriin uu ka siday 57 dowladood oo dunida Muslimka ah, taasoo ay kaga dalbanayeen inuu ku cadaadiyo Israa'iil xabad joojin laga hirgeliyo Gaza.

16/11/2023

Ayaamihii oo isdaba socda 🤣🤣🤣😲😲😳😳

Dumarka soomaaliyeed waa dumarka dunida uga naxriis badan Ugana wanaagsan laakiin anaga Hadaa nahay raga soomaaliyeed ma...
16/11/2023

Dumarka soomaaliyeed waa dumarka dunida uga naxriis badan Ugana wanaagsan laakiin anaga Hadaa nahay raga soomaaliyeed ma aragno wanaaga iyo naxriista gabadhaheena soomaaliyeed 🥰❤👍🙏💯👉

16/11/2023

Burtinle Dadka Soomaaliyeed iyo Tolkay Daarood-ba waxaan ka codsanaya inay ila furtaan ninkan u dhashay Beesha Jareerweyne. Muuqaalkan is gaarsiiya. " KAPTAN AYUUB " 🙏😳👉👉

Address

Israac
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gundhiye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gundhiye Media:

Videos

Share



You may also like