Kaahiye Media

Kaahiye Media kaahiye media waxa uu idin soo gudbin doonaah muuqaalo tayo saro leh iyo dhacdooyinka caalamka.

29/02/2024

Eeg eeg indho sharci ku eeg golaha wasiirada uu ku dhawaaqay H.E Said Abdullahi Deni

24/02/2024
22/10/2022

"Oggaysiis Oggaysiis Oggaysiis"

Dadweynaa ku dhaqan magaalada Galkacyo & Nawaaxigeeda waxaa loogu bishaareynayaa in isbitaalka takhasusiga ah ee shifo ay imaanayaan dhakhaatiirtii loo aadi jirey hindiya kuwaas oo kala ah.
1.Dhakhtarka Qaliimada oo laser ah sida:- Xameetida,Eernada, Qabsinka, Baabasiirka, Tyroodka & buroyinka oo dhamaantood laser ah.
2.Dhakhtarka kale waa kii hindiya loo aadi jiray oo tuubada gaaska & mindhicirada la galin jiray.
sidoo kala xanuunada beerka, Xameetida, Kalyaha & Ganaca I.W.M.
F.G: Isbitaalka ay ka shaqeeyana wax uu noqday isbitaalka sanadkaan ugu adeega wanaagsan magaalada hydro-bad oo ay somalidu caafimaadka u aadaan.
Dhakhaatiirtu waxey imaanayaan taariikhdu marka ay tahay 05/11/2022 illaa 11/11/2022 ayey joogayaan ka faaideysi wacan inta ay dhakhaatiirtu inoo joogaan.
Fadlan wixii faafaahin ah kala soo xiriir.
0907755214/0907758016/0617578829

04/06/2022
Welcome to our new digital media packages.
02/02/2022

Welcome to our new digital media packages.

30/01/2022
22/01/2022

Waxan keeanay miiskii computer-ka "Labtop_Desk" oo ku Isticmaali karto sariirta hurdada iyo fadhiga.
Waxan ku helaysaa qiimo ku raali geliya.
Sid aad u ogaaad qiimaha fiiri linka hoos๐Ÿ‘‡
Somalibusinessonline.com
๐Ÿ‘‰โœˆ๐ŸšŽDalabkaaga waxaa lugu keenaya mesha aad joogto
nagala soo xiriir numberadaha hoose ku qoran
WhatsApp ๐Ÿคณ๐Ÿ‘‰+252090 5060470
๐Ÿ“ฑ๐Ÿ“ž+252090 5060470 ll,+2520905036726
adeego adigoo gurigaaga jooga
.
.

02/10/2021
Waxaa shalay xariga laga jaray cawaale stadium ee magaalada Galkacyo waxaana xariga ka jaray madax weynaha puntland muda...
09/09/2021

Waxaa shalay xariga laga jaray cawaale stadium ee magaalada Galkacyo waxaana xariga ka jaray madax weynaha puntland mudane siciid abdullaahi Deni.

Caruus iyo Marxuum !Alle ha u naxariistee, Axmed Dheeg oo saacado ka hor loo dabbaal-degey meherkiisa ayaa shil baabuur ...
10/07/2021

Caruus iyo Marxuum !

Alle ha u naxariistee, Axmed Dheeg oo saacado ka hor loo dabbaal-degey meherkiisa ayaa shil baabuur ku galay deegaanka Harta-sheekha, halkaasi oo uu ku geeryooday.

Saacad gudaheed ayaa caruus iyo marxuum loogu wada yeedhay waa qadar Eebbe ee aan u ducayno.

10/07/2021

Xaflada uu ku shaacinayey musharaxnimadiisa Dr. maxamed xasan kulmiye ayaa ka qabsoontay hallka hotel aaran ee magaalada galkacyo.

Xaflad si sare loo soo agaasimiyey oo uu ku shaacinayey musharaxnimadiisa maxamed xasan kulmiye ayaa shalay ka qabsoonta...
10/07/2021

Xaflad si sare loo soo agaasimiyey oo uu ku shaacinayey musharaxnimadiisa maxamed xasan kulmiye ayaa shalay ka qabsoontay hotel aaran ee magaalada galkacyo.
Xaflad waxaa kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida:-
Odayaasha , culumada, isimada, dhalinyarada iyo haweenka waxa ayna ku booriyeen musharaxa xilkaas haddii uu ku guuleysto in uu bulshadiisa iyo deegaanka uu wax ku soo celiyo, isbadal dhab ahna uu la yimaado.

Ra'isul wasaaraha somaliya maxamed xuseen rooble ayaa gaaray magaalada kismaayo ee caasimada   halkaas oo si wacan loogu...
07/07/2021

Ra'isul wasaaraha somaliya maxamed xuseen rooble ayaa gaaray magaalada kismaayo ee caasimada halkaas oo si wacan loogu soo dhaweeyey raisul wasaaraha.

Shil deg deg ah ayaa ka dhacay afaafka h**e ee hotel classic ee magaalada galkacyo balse shilka waxa uu ahaa shil fudud....
06/07/2021

Shil deg deg ah ayaa ka dhacay afaafka h**e ee hotel classic ee magaalada galkacyo balse shilka waxa uu ahaa shil fudud.
Kaahiye Media

kaahiye media waxa uu la jaan qaadayaah dunida casriga ah iyo qalabyadii ugu dambeeyey ee wax lagu duubo sida:-1)Cameroy...
06/07/2021

kaahiye media waxa uu la jaan qaadayaah dunida casriga ah iyo qalabyadii ugu dambeeyey ee wax lagu duubo sida:-
1)Cameroyin casri ah.
2)Drone camera.
waxaa intaas u sii dheer dad professional ah oo muuqaal duubista iyo barnaamij diyaarinta ku xeel dheer.

hadaba ha moogaan kaahiye media xaruntiisa magaalada galkacyo kasoo horjeedka hotel classic ama wixii faafaahin ah kala soo xiriir lambarada halka hoose ku qoran.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907766013

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaahiye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaahiye Media:

Videos

Share



You may also like