Kornayl.caare oo maanta ka hadlay xaalada gobolka sanaag iyo ssc khaatumo
Madaxweynaha ayaa laweydiiyey Dumarka Nooce ugu jeceshahay
Madaxweynuhu wuxu kujawaabay 25 jir
Maxad kudooratay 25 jirka ayuu wariyihii kuyiri
Madaxweynaha ayaa kujawaabay dumarka da,doodu intaas madhaafto markay weynaadaan haday gashaanti tahayna waa 18 jir oo waa gabar yar
Madaxweynaha ayaa laweydiiyey inuu shaqeysto & inkale
Madaxweynaha ayaa kujawaabay maya oo dowladu waxay igu tiri reer maalqabeen ah ayaad kasoo jeeda ana waanku qancay
Ugu danbeyn Madaxweynaha Digreetadii uu Qaadka iskaga dayn lahaa ayaan sugeynaa koldhow⤵️
Hamogaan carwo bilic dumar
Haldoor media
Ceerigaabo oo cagaaran
Haldoor media
“Dhulbahantow isaaq baa nalaayay ha odhanina, horgalo ayaa tihiin baa tiraahdeene Hoos-galo ayay ahaayeen kuwa naga soo horjeeday”. Xildhibaan Indho-Indho.
" Muuse Biixi, ayaynu ku badalaynaa kaadha codaynta ..."
Gudd-Faysal Cali
godoomihi golaha walikiilada Cabdirisaaq Khaliif Ahmed wuxuu qaatay go’aan sax ah qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada ceerigaabo
Haldoor mediaa
Godoomiyaha golalaha wakiiladu wuxuu ahaa oday reer somaliland ah
Haldoor media
Somaliland waxay soo Martay maalmo ka adag
Mid kamid ah dhalinyarada magaalada ceerigabo
Ku xidhnow Haldoor media
Qaar kamid ah shacabka degmada ceerigaabo ayaa ka Hadlay iscasilaada godoomihi golaha walikiilada Cabdirisaaq Khaliif Ahmed
KaLAsoco Haldoor media muqaalkan oo dhamaystiran goor dhow
Imtaxaankii shahaadiga ahaa oo lagu dhawaaqay xiliga uu furmayo + ardeyda oo digniin adag loo diray
Samawade Samadoon oo u diray bulshada gobolka sanaag fariinta wacyigelinta qaadadashada kaadhadhka cod bixnta
Maayiradan noloshooda gaar ka ah ayaa wax laga waydiiyay.
Kala soco @fahad kashiib