qalbi taabad
Hooooooyo โค๏ธ๐
Fellowers
"Waxaan rabnaa dadkii Xididka iyo Xigaalahada Ahaa in Sidii Ay Ahaayeen lagu Sooceliyo"
Maayarka Caasimadda Galmudug eeDhuusamareeb Cabdiraxmaan Geedaha Qoraw"
Ceelkii deegaanka Gaaraagoyle oo laga biya helay, waxaa la filayaa in dhawaan munaasabad balaaran lagu qabto.
Ceelkaan ayaa waraabin doona deegaan balaaran oo bariga gobolka galgaduud ah.
Nabadoon kuma dhiman Bidhaan dheere
Odayaasha dhaqanka Deegaanka Bidhaan dheere oo ka hadlay weerarkii shalay ka dhacay deegaankaas.
Fellowers
Mahadkii shalay saan ahaa maantana waa ka sii daran
Mahad Salaad oo Culumada Ahlusuna Waljamaaca ku sheegay niman diinta ku qaraabta, aduun iyo aakhirana lala xisaabtami doono๐ฅ
Mahad nuucaan ah miyaa la aamini karaa ๐ฑ
Fellowers
Hugaamiyaha guud ee Ahlusuna Waljamaaca " Waxaan u nimid inaan dadka ASWJ ee G.dhexe u sheegno in Dowlada Federalka Soomaaliya lugu gacan siiyo ladagaalanka Khawaarijta"
Macalin Maxamuud Sh.Xasan ayaa maanta uga qayb galay degmada Guriceel Munaasabadda xuska shuhadada ASWJ oo sanad kasta 17 Ramadaan ka dhigo.
Maxkamadda Gobolka Galguduud ayaa maanta dil toogasho ah oo ah qisaasta Marxuum Cabdi Cali Xuseen ku fulisay Maxamed Cismaan Maxamed Gurey oo si bareer ah 28 Nov 2023 ugu dilay deegaanka Inamad marxuum Cabd.
Dilka ayaa ka dhacay goob fagaare ah oo ku taala magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug.
HIBAAD CALI DASAR
Halgamaagii hiilka waayay, wuxuu ahaa halgamayaashii bilaabay howlgalka dib u xoraynta Gobolka Shabeelada dhexe, xili ay adkayd in laga horyimaado khawaarijta.
Hibaad allaha u naxariisto
#Halgankii_shahiid_Hibaad_waa_guulaystay
Qiso aad u cajiib ah Kaluunkii qurmay ee qoyska taajirka ka dhigay ๐
Wanaaga ay leedahay ka shaqaynta islaax bayna naaska ๐
Sh. Saalax
Shiikh Shaakir Madixii xukuumada Galmudug ayaa dhagax dhigay Madaxtooyada cusub ee bari lugu wado inuu Madaxwayne Xasan Shiikh xariga kajaro.
Waa dhaxalkii uu uga tagay Reer Galmudug, lakiin kuwaa sheegan doona in ay iyagu bilaabeen
Galmudug qoor qoor kahor ayay jirtay, waana jiri doontaa