RADIO DAYAX

RADIO DAYAX Radio DAYAX waa Warbaahin Madaxbanaan kana shaqeysa Hormarinta Bulshada Galmudug , Nala joog Markasta

21/11/2023

Israa'iil oo ka carrootay Koonfur Afrika kaddib dacwo ka dhan ah RW Netanyahu oo loo gudbiyay....

RADIO DAYAX

,

21/11/2023

GUD. Yabooh oo si adag ula hadlay shirkadaha Korontada Xamar xilli ay socdaan.....

RADIO DAYAX

,

21/11/2023

DEGDEG: DFS oo mamnuucday adeegga 1XBET iyo amar culus oo la siiyay shirkadaha

RADIO DAYAX

,

21/11/2023

Beesha caalamka oo war xasaasi ka soo saartay ismarin-waaga ka taagan Garoowe

RADIO DAYAX

,

21/11/2023

Khasaare ka dhashay duqeymo Israa'iil ka geysatay xudooda ay la wadaagto Lubnaan

RADIO DAYAX

,

20/11/2023

HEESTA: Yaa Gareyska kaa fura
Erayada: Abwaan Maxamed Aadan Dacar
Laxanka: Axmed Nuur Jaangow

Waxaa wada qaaday: Axmed Nuur Jaangow iyo Sahra Axmed Jaamac

RADIO DAYAX

,

20/11/2023

MW h**e Farmaajo oo qeylodhaan degdeg ah soo diray

RADIO DAYAX

,

20/11/2023

DAAWO: Waa sidee xaaladda magaalada Garoowe kaddib ciidamo badan oo....

RADIO DAYAX

,

20/11/2023

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo dhusamarreeb ku qabtay tababar ku saabsan joojinta tacdiyada loo geysto haweenka Galmudug.

19/11/2023

“Dinteena ayaa nafaraysa inaan u gurmano walaalaheena Roobku dhibaateeyay” Sheikh Maxamed Macalin Abshir

19/11/2023

Xildhi.Cabdiraxmaan Cabdishakuur"Naadiyo adigoo madaxweyne u tartamaayo ayaan sugeynaa waana kuu hambalyeynayaa"

19/11/2023

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa Wadamada Carabta waxaan u sheegnaa Dadka Soomaaliyeed Dadkii ay u tageen waxbey Ku soo kordhiyaan isaga oo tusaale u soo qaaday Xildhibaan ilhaan Cmar iyo Naadiya Maxamed.
RADIO DAYAX

19/11/2023

WAREYSI: Aqoonyahan Firidho "Gacma kale ayaa ku jira dilalka qabiilka ee Galmudug"

RADIO DAYAX

,

19/11/2023

XOG: MW Xasan oo hal arrin faray MW Lafta-Gareen si 2026-ka dalka looga hirgaliyo ....

RADIO DAYAX

,

19/11/2023

DF oo qaaday tallaabo la xarriirta heshiiskii gollaha wadatashiga iyo siyaasiyiinta mucaaradka oo weli...

RADIO DAYAX

,

19/11/2023

Shiikh Bar-baraawi oo la weydiiyay KUXUNKA Jamaacada Tabliiqa ayaa kaga jawaabay....

19/11/2023

Shiikh Cabdifitaax in la is caawiyo waa xugun Alle kornooga soo dajiyay mana ahan mid baryo ah waana in aan iscaawino
RADIO DAYAX

19/11/2023

Bulshada ceeldheere Ayaa ciidamada Dowlada iyo kuwa Deegaanka gudoon siiyay xoolo nool iyo agab kale.

19/11/2023

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmad oo Guriceel ku dilay Marxuum Cabdullahi Cali Hudey.

18/11/2023

Galkacyo goobaha biyo fariisiga oo bur lagu shubay walina lama oga Xaquuqda Ka danbeysa.
Hadii aad xog Ka heyso nalawadaag

RADIO DAYAX

18/11/2023

Shiikh muxyadiin Yuusuf Barre musuq maasuqa meelkasta ayuu galay mana jirto Cid arintaas masuuliyad Iska saartay.

18/11/2023

Guriceel Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa dhageysatay Garmaqalka 10 Ruux oo ku edeysan kamid noqoshada kooxaha AS.

Jowhar: 18, Nofeembar, 2023: Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Maxamed Cabdirax...
18/11/2023

Jowhar: 18, Nofeembar, 2023: Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Axmed u Magacaabay Xilka Wasiiru-dowlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Hirshabeelle.
RADIO DAYAX

17/11/2023

Muuqaaladii laga soo duubay danbkii caawa Ka kacay suuqa Xamarweyne
RADIO DAYAX

17/11/2023

DAAWO: RW Xamza oo booqday ciidan aad u hubeysan kuna amray in ay....

RADIO DAYAX

,

17/11/2023

Ciyaartaan Maxasuusataa?

17/11/2023

Dhuusamareeb oo Ka gaashaamatay daadadka roobabka deyrta.

16/11/2023

MW Xasan oo shir xasaasi ah isugu yeeray saraakiisha ciidanka iyo xorreynta gobollada dhexe oo...

RADIO DAYAX

,

ALGERIA 🇩🇿VS SOMALIA 🇸🇴Xulalka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo Algeria ayaa caawa ciyaari doona kulan ka tirsan isreeb-r...
16/11/2023

ALGERIA 🇩🇿VS SOMALIA 🇸🇴

Xulalka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo Algeria ayaa caawa ciyaari doona kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Adduunka 2026 qeybta Qaaradda Afrika.
Ciyaarta Waxey bilaaban doontaa 7:00 PM
Waxaana lagu ciyaari doonaa Garoonka: Mandella Stadium oo qaada 40,784 taageere.

Hadii aad saadaaliso Maxay Ku dhammaanfoontaa ciyaarta Caawa?

16/11/2023

SHIIKH BARBARAAWI ICTISAAM IYO ALSHABAAB WAA IS KU MID ......

16/11/2023

Maamadaan Maxaad Ku xasuusataan ?!

15/11/2023

Xanuunka Hooyada Soomaaliyeed ay dareemeyso markii la dilo ubadkeeda, maamada Dhashay Cabdullaahi Cali Hudey markii ay maxkamada Ku aragtay ninkii Dilay wiilkeeda ilinta ayey ceshan weysay.

15/11/2023

WAREYSI: Wasiirka warfaafinta Galmudug oo ka warramay howlgalladii ugu dambeeyay

Wasiir Abshir Cabdi Shiikhow, ayaa sidoo kale ka hadlay hadafka dagaal ee xukuumadda Galmudug ee ku aaddan degaannada bari ee gobolkan Galgaduud.

Wareysigani oo uu siiyay RADIO DAYAX ayuu kaga hadlay howlgallada ka soconaya Galgaduud iyo Mudug iyo qorshaha dowladda Galmudug

RADIO DAYAX

,

15/11/2023

Maxkmada Ciidada khalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday Cabdisalaam Axmed Cali Oo loo haysto dilka marxuum Cabdullaahi Cali Hudey.

Maamulka Guriceel oo goobjoog ka ahaa xukunka gacan ku dhiigle Cabdisalaam AxmedGudoomiyaha Degmada Guriceel  Faarax Cab...
15/11/2023

Maamulka Guriceel oo goobjoog ka ahaa xukunka gacan ku dhiigle Cabdisalaam Axmed

Gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Cabdi Macallim oo ay wheliyaan Xildhibaanno ka tirsan dowladda Galmudug Saraakil Ciidan iyo bulshada qeybaheeda kala duwan oo ay ka mid yihiin ehelka allaha unaxariistee Cabdullaahi Cali Hudeey ayaa goobjoog ahaa goobta ay ka dhaceysay Maxakamadeynta Cabdisalaam Axmed Cali oo dhawaan Guriceel ku dilay Marxuum Cabdullaahi Cali Hudeey.

Maxkamada Ciidama Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridey Dable NISA Cabdisalaam Axmed Cali, kadib markii ay ku cadaatay in uu si bareer ah u dilay Marxuum Cabdullaahi Cali Hudeey Taariikhdu markey ahayd tobankii bishan.

Maamulka degmada Guriceel ayaa soo qabashada gacan ku dhiiglahaan galiayay dadaal dheer.

RADIO DAYAX

,

15/11/2023

"Canshuurtii laga qaaday marxuumka ayaa qori laga baxshay lagu dilay"Xeer ilaaliye cabdicasiis Cusmaan Faarax.

15/11/2023

DAAWO: Ciidanka huwanta oo howlgallo culus ka wada aagga Shabeellow, MUDUG

RADIO DAYAX

,

Maxkamada Ciidama Qalabka sida ayaa Dil Toogasho ah ku xukuntay C/salaam Axmed Cali, kadib markii ay ku cadaatay inuu si...
15/11/2023

Maxkamada Ciidama Qalabka sida ayaa Dil Toogasho ah ku xukuntay C/salaam Axmed Cali, kadib markii ay ku cadaatay inuu si ula kac ah u dilay Marxuum Cabdullaahi Cali Hudeey Taariikhdu markey ahayd 10 Bishaan NOV 2023 Kuna dilay bartamaha Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

SHIRKA AGAASIMAYAASHA GUUD EE GALMUDUG OO QABSOOMAY MAANTAAgaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug, Mud: Cismaan Macalli...
15/11/2023

SHIRKA AGAASIMAYAASHA GUUD EE GALMUDUG OO QABSOOMAY MAANTA

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug, Mud: Cismaan Macallin Xassan ayaa gudoomiyay Shirka wadatashiga Agaasimayaasha guud oo maanta looga hadlay dadaalada hawlaha xasilinta galmudug.

Shirka ayaa daba socday shirarkii heer wasiiro ee guddiga xasilinta Galmudug.

Shirka maanta waxaa aad loo faaqiday hawlaha dib-u-hesiinta, bini-aadanimada,ladagaalanka fikirka xagjirka ah, wadashaqaynta hay'adaha dowlada iyo midaynta dadaalada xasilinta.

Agaasimayaasha ayaa ku balamay in la balaariyo kulamada wadatashiga iyo kala warqaadashada heer farsamo ee noocaan oo kale ah.

Agaasimayaasha guud ayaa aad u adkeeyay muhiimada in si wadajir ah loogu adeego shacabka reer Galmudug

14/11/2023

Dhalinya Goalka Waxaa Ka hareysa xirfadeyn- bukayo saka!.
RADIO DAYAX

Address

Dhuusamarreeb

Telephone

+252615381133

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RADIO DAYAX posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RADIO DAYAX:

Videos

Share

Category


Other Radio Stations in Dhuusamarreeb

Show All

You may also like