Dusmareb Online

Dusmareb Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dusmareb Online, Media, Dhuusamareeb, Dhuusamarreeb.

Kadib Mudo 5 Sano ah OO dalku ku jiray Go-doon Dhanka Xiriirka Caalamka ah Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh ...
20/07/2022

Kadib Mudo 5 Sano ah OO dalku ku jiray Go-doon Dhanka Xiriirka Caalamka ah Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa bilaabay Soo celintii Xiriiradii Caalamka Ee go-ay.

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Wuxuu Xilka Madaxtinimo hayaa Muddo 66 Maalin ah wuxuu baxay Lix Safar OO caalami iyo dalka gudihiisa ah Wuxuu Tagay Dalalka Turky, Imaaraatka, Kenya, Djabouti, Sidokle wuxuu booqday Maamulada Goofur-galbeed iyo Galmudug.

Sida muuqata Hassan Sheikh ayaa u taga xaytahy sidii uu u hagaaji lahaa Xiriirka gudaha iyo caalamka Ee wadanka.

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya OO gaaray Galmudug.Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Warshadaha iyo biyaha Xu...
20/07/2022

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya OO gaaray Galmudug.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Warshadaha iyo biyaha Xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa maantay gaaray Caasimadda Galmudug Ee Dhuusamareeb waxaa Soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Saxaafada qaarkod ayaa bilaabay inay Dacaayadeyaan Safaradii uu Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Aaday intuu Xilka jooga...
20/07/2022

Saxaafada qaarkod ayaa bilaabay inay Dacaayadeyaan Safaradii uu Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Aaday intuu Xilka joogay.

Waxay sheegeen in uu Ilaa 6 Safar baxay OO Dibada ah Maalmaha Soo socdana Uu safar ugu bixi doono Dalka Gambia

Sidee u aragtaa Safarada Madaxweynaha Soomaaliya

20/07/2022

DEG-DEG Maamulka Galmudug ayaa Sheegay inay bilabayaan howlgalo Ka dhan ah Ururka Al-shabaab

19/07/2022

Kulan gaar ah oo udhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Reysul Wasaare Xamse Cabdi Bare ayaa ka socda Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

Kulankan oo xoogiisa looga arinsanayo Magacaabista Golaha Wasiirada ayaa qeyb ah la tashiyadii ugu danbeeyay ee Golaha Wasiirada waxaana la filayaa in Sida ugu dhaqsiyaha badan loogu dhawaaqo Golaha Wasiirada hadii ay Madaxweynaha iyo Reysul Wasaraha isku fahmaan Liiska Golaha Wasiirada Cusub.

19/07/2022

Dilkii Mantay ka dhacay isgoyska Dabka ee Lugu dilay Darawalka Moto bajajka waxaa gaystay Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Millateriga

Kala soco warar Sugan
19/07/2022

Kala soco warar Sugan

Media

Address

Dhuusamareeb
Dhuusamarreeb
121200BARRE

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dusmareb Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category


Other Media in Dhuusamarreeb

Show All