Cabdikarim jama abdi

Cabdikarim jama abdi eebahay taladay udhiibtay ckrim jama

15/11/2023

Waxbaa ka dhacay gaabiw dabeecad xumaa cadh aawadeed gees gees buu usocday kk

03/03/2023
25/02/2023
24/02/2023

Laascaanood oola ogaaday inaan madaafiic lala dhicin

Ha suginQoraalkaan hoose waa dhambaal dardaaran ah oo la sheegay qoraagii weynaa ee Gabriel Garcia Marquez (1927-2014) i...
24/02/2023

Ha sugin

Qoraalkaan hoose waa dhambaal dardaaran ah oo la sheegay qoraagii weynaa ee Gabriel Garcia Marquez (1927-2014) in uu u qoray saaxiibadiis intuu dhiman ka hor.

Hase ahaatee mardambe ayaa dib laga ogaaday in uusan dhab ahaan warqaddaan qoraagu qorin. Balse maadaama uu yahay qoraal dhaxalgal ah oo xambaarsan farriin qurux badan aad ayuu ugu dhex faafay bulshada akhriska xiisaysa.

Aniguna maadaama aan jeclaaday waxaan ku fekeray in aan Af Soomaali u turjumo, si uu dad badan oo u baahnaan lahaa u gaaro.
..
Haddii hal ilbiriqsi inta iska hilmaaamo waxa aan ahay, Ilaahay ii hibeyn lahaa nolol cusub, waxaan uga faa'iideysan lahaa sida ugu wanaagsan ee aan awoodi karo.

Wa laga yaabaa in aanan wada sheegin wax kasta oo aan maanka ku hayo, se aad baan uga fiirsan lahaa wax kasta oo aan sheegayo.

Shay walba waxaan siin lahaa mudnaanta uu leeyahay iyo macnaha ay ka turjumayo. In yar baan hurdi lahaa, in badanna waaan riyoon lahaa, maxaayeelay waxaan ogsoonahay in daqiiqad kasta oo aan indhaha isku qabanno aynnu luminayno 60 ilbiriqsi oo kamid ah iftiinka.Waxaan socon lahaa dadkoo istaagay, waxaan soojeedi lahaa dadkoo hurdaya.

Haddii Eebbe isiin lahaa xoogaa yar oo nolol dheeraada ah, waxaan u lebbisan lahaa si basiid ah, cadceedda horteeda ayaan naftayda dhigi lahaa anigoo jir ahaan iyo ruux ahaan ba qaawan.

Dadka oo dhan waxaan u sheegi lahaa sida ay ugu qaldanaayeen markii ay u qaateen in ay ka gaboobeen in ay wax jeclaadaan iyagoon dhaadin sababta ay la gaboobeen in ay tahay jaceyl la'aanta.

Dhallaanka waxaan siin lahaa baalal, laakin ayaga ayaan u deyn lahaa in ay iskood u bartaan sida loo duulo.

Waayeelkana waxaan u sheegi lahaa in aysan dhimashadu keliya ku imaan duqnimada balse sidoo kale ay ku timaaddo xasuus la'aanta.

Waxyaalo aad u badan ayaan idinka bartay dadoow, waxaan bartay in uu qof walba rabo in uu ku noolaado buurta dhaladeeda, balse uusan ogeyn in farxadda runta ah laga helo socdaalka iyo surinada loo maro fanashada figta buurta.

Waxaan ogaaday in sebigu marka uu gacantiisa yar ku qabsado farta aabbihii, in ay ka dhigan tahay in uu sidaa u haysan doono weligiis.
Waxaan ogaaday in qofku ruux kale gacan qaban karo kaliya marka uu qofkaa la caawinayo diyaar u yahay in dhulka laga soo qaado.

Dheh had iyo jeer waxa aad dareemaysid, ha dhihin waxa aad u malaynayso.
Haddii aan ogaan lahaa in ay maanta tahay goortiii ugu dambeysay ee aan ku arkayo adigoo hurdaya, si xooggan ayaan laabta kuu gelin lahaa, Ilaahay na waxaan ka baryi lahaa in uu ii oggolaado in aan noqdo malag naftaada ilaaliya.

Haddii aan sii ogaan lahaa in daqiiqadahani yihiin kuwii u danbeeyay ee aan ku arkayo waxaan kugu oran lahaa "Waan ku jeclahay."

Markasta waxaa jirta berri, noloshuna waxay na siisaa fursad labaad oo aan ku saxno wixii aan qaladnay. Hase ahaatee haddii aan qaldanahay maantana tahay inta cimrigayga ka hartay, waxaan jecelahay in aan kuu sheego sida aan ku jeclahay ee aanan abidkay kuu illoobi doonin.

Qof yar iyo mid weyn ba, ma jirto cid loo dammaanad qaaday berri.Maanta waxay noqon kartaa maalintii u dambeysay ee aad aragto kuwa aad jaceshahay, waa taas sababta ay tahay in aad sii sugin berri; maanta sameey, waa in taasoo berri imaan waydaa'e.

Waan hubaa waad ka xumaan doontaa in aad khasaarisay fursad aad maanta ugu dhoollacaddeyn kartay, hab iyo dhunkashana ku siin kartay [gacalkaa], sidoo kale waad shallaayi doontaa inaad ka mashquushay u rumaynta rajadoodii u dambeysay.

Agtaada ka soo dhoweyso kuwa aad jaceshahay: maqashii oo hortooda ka sheeg inta uu la eg yahay jaceylka iyo baahida aad u qabto ayaga.
Jeclaaw oo si hagaagsan u la dhaqan:
qaado waqtigaada si aad ugu dhahdo:
"Waan ka xumahay.", " I saamax", "Fadlan", "Mahadsanid" iyo dhammaan erayada jaceylka ee aad garanayso.

Qofna ma ogaan karo fekradahaaga qarsoodiga ah, Ilaahay waydiiso xigmad iyo xoog aad ku soo bandhigto.
U muuji oo dareensii saaxiibadaada iyo dadka aad jaceshahay sida ay muhiim kuugu yihiin.

22/02/2023

Tababarka ciidanka somaliland

20/02/2023

Ugu dambayn gabadhii dumaashideen fihiima way calaacashay

Laamdheerihii reer ayaygay ee dhulbahante ma sidanaa udambaysay inay ragii sayidku lahaa majeerteen ma rag baa mise waa ...
20/02/2023

Laamdheerihii reer ayaygay ee dhulbahante ma sidanaa udambaysay inay ragii sayidku lahaa majeerteen ma rag baa mise waa dumar uu yidhi dumar udaa inay cunto bisil oo kibisa uraraan gobolka sool!!!!!

20/02/2023

Askari kusugan jiida h**ee xuduudka somaliland 🤍💚❤💪

~Nin Cindiga go'aan adag ku dhigay Ciidan na u haysta.~Cilmi iyo dhaqaaliyo nin aan hayb ka cabanaynin~Ilaahii carshiga ...
20/02/2023

~Nin Cindiga go'aan adag ku dhigay Ciidan na u haysta.
~Cilmi iyo dhaqaaliyo nin aan hayb ka cabanaynin
~Ilaahii carshiga taagay oo Caalamkaba uumay
~Caawimadi mooyee nin aan Reer u cabanaynin.
~Sidii loo ceshaa adag hadduu Camal dhaqaaqaaye.

Somaliland way dhaaftay reer reer iyo waxaas🤍💚❤💪

19/02/2023

Mujaahidiinta ciidanka qaranka ee ku sugan laascaanood🤍💚❤💪

Ninkan qoriga igu sawirta usoo galay aad arkaysaan waxaa la dhahaa Abdirashiid Yuusuf Jibriil waa dhashii AHN. Suldaan M...
18/02/2023

Ninkan qoriga igu sawirta usoo galay aad arkaysaan waxaa la dhahaa Abdirashiid Yuusuf Jibriil waa dhashii AHN. Suldaan Maxamuud Cali Shire ( cali shire) oo ahaa ninkii uu sayidku ku hal qabsaday uu yidhi ama sidii guutadii cali shire ujilic sanaada ama sidii shantii gadh u adkaada shanta gadh waxay ahaayeen niman 5 nin ahaa oo biciide ahaa reer iidle faarax biciide

Cali Shiriyo Dhahar baa
ogaa ceebihii dhacaye
Cumar iyo Dubays ways
ogayn ciiro dirirkiiye Cashadii
Gadh baa Reer Garaad nagu ciseeyaaye

Wiilkan Oo U dhashay Dalka Suria Ayaa Hal Rakaco Oo Salaada Cisho Kamid Ah Ku dhameyay 30ka Juz Quranka.Wiilkan  oo lagu...
18/02/2023

Wiilkan Oo U dhashay Dalka Suria Ayaa Hal Rakaco Oo Salaada Cisho Kamid Ah Ku dhameyay 30ka Juz Quranka.

Wiilkan oo lagu magacaabo C/Raxmaan Al Nabhaan ayaa waxa u suuragashay inuu sodanka Juz ee Qur’aanka kariimka ah ku dhammeeyo hal rakaco oo kamid ah salaadii Cishaha.

7 saacadood ayay ku qaadatey inuu sodonka Juz ee Qur'anka ku dhameeyo halkaa rakaco Mashlaah..

17/02/2023

Waa hooyo reer laascaanood ah oo si qalbiyan ah uhadashay

17/02/2023

Kuwani waa qaarka mida ardaydii dhigan jirtay fasalada intaanay burburin dawladii general maxamed siyaad bare

17/02/2023

Jumca mubaarak umatul maxamed

17/02/2023

Garaad jaamac wuu ogaa inay bahararsame colaad wado h**e wuu uga yeeli wayay maxaa is bedelay muuqaal h**e

17/02/2023

Mujaahidadani xageebay ku dambay reer sool?

17/02/2023

Jumca mubaarak

Jimce waa ciid aynu ku salino nabigeeni NNKH
17/02/2023

Jimce waa ciid aynu ku salino nabigeeni
NNKH

14/02/2023

Ex wasiir cabdale xaaji muuse iyo xaalada laascaanood

13/02/2023

Gabay qiimo badan

13/02/2023

Laascaanood wax walba og

13/02/2023

Cod sir ah Waa maxamed c/laahi garaad soofe

Waa markii afraad ee wadan africa ka socdaa ugudbo rubuc dhamaadka koobka aduunka.H**e waxaa ugu gudbeyCameroon 1990Sene...
06/12/2022

Waa markii afraad ee wadan africa ka socdaa ugudbo rubuc dhamaadka koobka aduunka.
H**e waxaa ugu gudbey
Cameroon 1990
Senegal 2002
Ghana 2010
Iyo morocco 2022.
Taariikh

Gabar soo bandhigtay Qarasha ay dooneyso in uu arooskeeda ku baxao Isku darka dhamaan waa $ 50000 kun oo doolar .Qarashk...
05/12/2022

Gabar soo bandhigtay Qarasha ay dooneyso in uu arooskeeda ku baxao Isku darka dhamaan waa $ 50000 kun oo doolar .

Qarashka arooska
Meher :25,000$
Sooryo 10,000$
Shoping 2,000$
Cilansaar 1,000$
Hoolka aroska iyo labiska iyo fananinta 3,500$
Jiifka 3,000 $
Fadhi 2,500$
Alaabta dheradka 3,000$

Qiimaha Guud ahaan 50,000$

08/12/2020

Qaarkamida saraakiishii tplf oo la laayay iyo madaxwaynihii jabhadaas oo gacanta lagu dhigay?

07/11/2020

Xaalada itoobiya oon ilaayo hada war rasmiya laga hayn iyo isgaadhsiintii oo lawada jaray

06/08/2020

Qaraxii ka dhacay caasimada lubnaan ee bayruut intii ku dhimatay ilaahay janatul fardawsa hawgu deeqo waa dal iyo dad islaama oo wllaheen ah😢😢

Address

Market Islii Eilafwein
Ceel Afweyn

Telephone

+252634197875

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdikarim jama abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


You may also like