Kas-kaab Media

Kas-kaab Media Assalaamu Alaikum

kusoo dhawoow Kas-kaab Media, waxaanu markasta u heelanay inaanu idiin soo gudbi

https://youtu.be/YSruHNYg3oM πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†Ka daawo linkgan sare qiso ka dhacday wadanka Turkeyga πŸ‡ΉπŸ‡· ee magaalada istambul kuna tus...
04/09/2022

https://youtu.be/YSruHNYg3oM

πŸ‘†πŸ‘†πŸ‘†

Ka daawo linkgan sare qiso ka dhacday wadanka Turkeyga πŸ‡ΉπŸ‡· ee magaalada istambul kuna tusi doonta in maalka iyo lacagtuba mararka qaar tahay murugo iyo fakkir. 😒😞

waxaynu kusoo gudbinay qiso ka turjamaysa inana baraysa in farxada rasmiga ahi keenin lacag iyo adduun._____________________...

https://youtu.be/M8S7_cLy3aE Kasoo daawo linkgan sare website ku tusaya inta qof ee aad caalamka iskaga eegtihiin/is-sha...
19/08/2022

https://youtu.be/M8S7_cLy3aE

Kasoo daawo linkgan sare website ku tusaya inta qof ee aad caalamka iskaga eegtihiin/is-shabahdaan 😳?

waxaynu kusoo gudbinay Website kuu sheegaya inta qof ee aad caalamka iskaga eegtihiin ama aad isasoo shabahdaan!.________...

https://youtu.be/4E14FCZ1QBA πŸ‘† Soo tijaabi bal heerka aragtidaadu πŸ‘€ gaadhsiisantay ❗
03/08/2022

https://youtu.be/4E14FCZ1QBA

πŸ‘† Soo tijaabi bal heerka aragtidaadu πŸ‘€ gaadhsiisantay ❗

waxaynu kusoo gudbinay barnaamij ka kooban 3 Level midkaasoo kuu saamaxaya inaad ogaato heerka aragtidaada!.__________________...

HAMBALYO HAMBALYO WALAALALYAAL 😊πŸ₯°
29/07/2022

HAMBALYO HAMBALYO WALAALALYAAL 😊πŸ₯°

29/07/2022

MUUQAALO AY SCIENCE-YAHANADU WAX FASIRAAD AH U WAAYEEN || ILLAA HADDA WAX LAGU SHEEGO LAMA HAYO.!

24/07/2022

BASAASADII HOGA IYO MUGDIGA KU RIDAY PALESTINE || AARGOOSI CADAWTINIMO KU LAMAANTAY || AMIINA ALMUFTI

Assalaamu Alaikum 😊Bacda salaam, wllada aan jeclahay halkan waa dagal inoo wada furan, taariikh iyo barnaamijyona isku w...
14/07/2022

Assalaamu Alaikum 😊

Bacda salaam, wllada aan jeclahay halkan waa dagal inoo wada furan, taariikh iyo barnaamijyona isku wadaagsan karno

Wixii talo iyo Tusaale ah weynu isku leynahay πŸ˜ŠπŸ‘‡πŸ–²οΈ

12/07/2022

π™°πšœπšœπšŠπš•πšŠπšŠπš–πšž π™°πš•πšŠπš’πš”πšžπš–,

π™±πšžπš•πšœπš‘πšŠπšπšŠ 𝚊𝚊𝚍 πš—πš˜πš•πš˜πšœπš‘πšŠ πš’πšœπš•πšŠ πš πšŠπšπšŠπšŠπšπšπšŠπšŠπš— πšŠπš–πšŠ 𝚊𝚊𝚍 πš’πšœπš•πšŠ πš—πš˜πš˜πšœπš‘πš’πš‘πš’πš’πš—, πš‘πšŠπšπšŠπšŠπš πšπš˜πš˜πš—πšπšŠπšŠπš— πš’πšœπš”πšž πšœπš’πš—πš“πš’ πš‘πšŠπš‹πšŠ πšŠπš‘πšŠπšŠπš—πš’πš—πšŽπšŽ πšœπš’πšπšŠπšŠπšœπš˜πš’ πšπšŠπš‘πšŠπš’ 𝚠𝚊𝚑𝚊𝚊𝚍 πš”πšž πšŠπš›πš”πšŠπš’πšœπšŠπšŠ πššπšŠπš•πšŠπšπšŠπšŠπš πš‹πšŠπšπšŠπš— 𝚘𝚘 πš–πšŠπš“πš˜πš›πš’πšπš’ 𝚐𝚘𝚘𝚍𝚞 πš”πšž πšπš‘πšŠπšŒπšŠπšŠπš—, πš’πš•πš•πšŠπšŠ πš–πšŠπš›πšŠπš›πš”πšŠ πššπšŠπšŠπš› πš•πšŠπšπšŠ πš’πšŠπšŠπš‹πš˜ πš’πš— 𝚊𝚊𝚍 πšŠπšπš’πšπšž 𝚑𝚊𝚝𝚝𝚊𝚊 πššπšŠπš•πšŠπšπšŠπšŠπšπš”πšŠπšŠπšœ πššπšŠπšŠπš›πš”πš˜πš˜πš πš”πšž πšπš‘πšŠπšŒπšπš˜.

π™±πšžπš•πšœπš‘πšŠπšπšŽπšŽπš—πšŠ πšœπš˜πš˜πš–πšŠπšŠπš•πš’πš’πšŽπšŽπš' 𝚠𝚊𝚊 πš‘πšŠπš•πš”πšŠ πššπš˜πšπš˜πš‹πš”πšŠπš’πšπšž πš”πšž πššπš˜πšπš˜πš–πšŽπšŽ πš πšŠπš‘πš’πšŠπšŠπš‹πšŠπš‘πšŠ 𝚊𝚒 πš”πš‘πšŠπš•πšŠπš πšπšŠπš‘πš–πšŽπšŽπš— 𝚠𝚊𝚑𝚊 πš”πšŠπš–πš’πšπšŠπšŠ πš’πš— πšπš’πš’πš—πšπš’πš’ πš’πš’πš˜ πšπš‘πšŠπššπšŠπš—πš”πš’πš’ πš’πšœ πšπš‘πšŽπš‘ πšπšŽπš•πš’πš’πšŽπšŽπš— πš’πšœπš•πšŠ πš–πšŠπš›πš”πšŠπšŠπš—πšŠ πš–πšŠπš›πšŠπš›πš”πšŠ πššπšŠπšŠπš› πšπš‘πšŠπššπšŠπš—πš”πšŠ πšŠπš’πš‹πšŠ πš”πšŠ πšπš˜πš˜πš›πš‹πš’πšπšŠπšŠπš— π™³πš’πš’πš—πšπšŠ, 𝚘𝚘 𝚌𝚊𝚊𝚍𝚘 πšπš‘πšŠπššπšŠπš— πšŠπš‘πšŠπšŠπš— πš•πšŠπšπšŠ πš‘πš’πšœπš‘πš˜πš˜πšπš˜ πš‹πšŠπš•πšœπšŽ πšπš’πš’πš— πšŠπš‘πšŠπšŠπš— πš‹πšŠπš—πš—πšŠπšŠπš— 𝚊𝚒 πš’πšœπš”πšŠπšπšŠ πšπšŠπšπšŠπšŠπš— πš’πš’πšŠπšπš˜πš˜ πšœπš‘πšŠπš’πšπšŠπšŠπšœ πšπš‘πšŠπššπšŠπš— πšŠπš‘πšŠπšŠπš— 𝚞 πšπš’πš’πšπšŠπš’πšŠ.

πš†πšŠπšŠπš— πš˜πšπšœπš˜πš˜πš—πšŠπš‘πšŠπš’ πš’πš— πšπš‘πšŠπššπšŠπš—πš”πšŽπšŽπš—πšŠ πšœπš˜πš˜πš–πšŠπšŠπš•πš’πš’πšŽπšŽπš 95% 𝚞𝚞 πš”πšž πššπš˜πšπš˜πš–πš˜ πš”πš‘πšžπšœπšŽπšŽπš’πšŠπš—πšŠ πšπš’πš’πš—πšπšŽπšŽπš—πšŠ πšœπšžπšžπš‹πš‹πšŠπš—, πš‹πšŠπš•πšœπšŽ πš‘πšŠπššπš’πš’πššπšŠπšπšŠ 𝚊𝚒𝚊𝚊 πšŠπš‘ πš’πš— 100/100 𝚊𝚒 πšπš’πš’πš—πšπšŠ πš’πšœ πš πšŠπšŠπšπšŠπššπšœπšŠπš—πšŽπšŽπš—, πšœπšŠπš‹πšŠπš‹πšπšžπš—πšŠ πšπšŠπš‘πšŠπš’ πš’πš— πšŠπš πš˜πš˜πš πš’πšŠπšŠπšœπš‘πšŽπšŽπš—πš’ πš‘πš˜πš›πšŽ 𝚎𝚎 πšπš‘πšŠπššπšŠπš–πšŠπšπšŠπš— πš πšŠπšŠπš›πš’πšπš’ πš“πš’πš›πšŠπš’ 𝚊𝚒 πšπš’πš’πš—πšπšŠ πš’πšœπš”πšž πšπšŠπšŒπš’πš’πš πšŠπš‘πšŠπšŠπš’πšŽπšŽπš— πšπš‘πšŠπš—πš”πšŽπšŽπšπšŠ.

πš‘πšŠπšπšŠπš‹πšŠ 𝚜𝚞'πšŠπšŠπšœπš‘πšŠ πš’πšœπš πšŽπšŽπš’πšπš’πš’πš—πšπšŠ πš–πšžπšπšŠπš— 𝚊𝚒𝚊𝚊 πšŠπš‘; πš–πšŠπš‘πšŠπšŠ πš”πšŠ πš–πš’πšπšŠπšŠ πšπš‘πšŠπššπšŠπš–πšŠπšπšŠ πšπš’πš’πš—πšπšŠ πš‹πšŠπš—πš—πšŽπš’πšœπšŠπš’ πš‹πšŠπš•πšœπšŽ πš•πš˜πš˜πšπšŠ 𝚝𝚊𝚐𝚊𝚒 πšπš‘πšŠπššπšŠπš— πšœπš˜πš˜πš–πšŠπš•πš’πš’πšŽπšŽπš πšŠπš‘πšŠπšŠπš—, πššπš˜πšπš”πšŠ πšŒπšŠπššπš•πš’πšπšŠ πšœπšŠπš•πš’πš’πš–πš”πšŠπšŠ πš”πšž πšπšŠπš”πš”πš’πš›πšŠπš’πšŠ πšπš’πš’πš—πšπšŠπš—πšŠ 𝚊𝚊𝚍 𝚞𝚐𝚞 πšœπšŠπš•πšπš‘πšŽπšŽπš›πšŠπšŠπšπšŠπš’ πšŒπš’πš•πš–πš’πšπšŽπšŽπšπšŠ 2 πš’πš’πš˜ 3 πš‹πšŠ 𝚠𝚞𝚞 𝚜𝚘𝚘 πšπšžπšžπš›πšŠπš’πšŠπšŠ, πš‘πšŠπšπšŠπš‹πšŠ πšŠπš”πš‘πš›πš’πšœπšπšŽ πš πšŠπš‘πš’πšŠπšŠπš‹πšŠπš‘πšŠ 𝚊𝚊𝚍 πš–πšŠπšŠπš—πš”πšŠπšŠπšπšŠ πš”πšžπšœπš˜πš˜ πšπš‘πšŠπšŒπšŠπš’ πš—πšŠπšπšžπš•πšŠ 𝚠𝚊𝚍𝚊𝚊𝚐 πšŠπš›πšŠπšπšπš’πšπšŠ πš‘πš˜πš˜πšœπšŽ πšŠπš–πšŠ π™²πš˜πš–πš–πšŽπš—πš 𝚐𝚊.

π™·πšŠπšπšŠπš‹πšŠ πš–πšžπšŒπšπšŠ πšŠπšŠπš— 𝚞 𝚜𝚘𝚌𝚍𝚘 𝚊𝚒𝚊𝚊 πšŠπš‘ πš πš•πš•πš”πš’πš’πš˜πš , 100% πšŠπš’πš—πšž πšπš’πš’πš—πšπšŠ πš”πšŠ πšπš˜πš˜πš›πšŠπš—πš˜ 𝚘𝚘 πš”πšŠ πšπš˜πš˜πš›πš‹πš’πšπš—πš˜ πšπš‘πšŠπššπšŠπš—πš”πšŠ πš–πšŠπš›πš”πšŠπš’ πšπš’πš–πšŠπšŠπšπš˜ πš‘πšŠπšŠπš•πšŠπš πš”πšŠπš•πšŠ πšπš˜πš˜πš›πšŠπšœπš‘πš˜.

πš†/πšƒπšŠπš πšπš’πš’πšš

Abwaankan X. Aadan axmed (af-dahab) wuxuu ahaa:-1) Qaadiga magaalada quduz ee hadda ay yuhuuddu haysato2) wuxuu ku hadli...
17/04/2022

Abwaankan X. Aadan axmed (af-dahab) wuxuu ahaa:-

1) Qaadiga magaalada quduz ee hadda ay yuhuuddu haysato
2) wuxuu ku hadli jiray in ka badan 43 Luuqadood
3) Wuxuu u kala gooshi jiray badooyinka, oo badmaax ayuu ka ahaa

Waa laga maarmaar inaynu barano taariikhda awoowyaasheen, Haddii aad doonayso xogta Abwaankan iyo taariikhdiisaba waxaad kasoo daawan kartaa bartayada kanaalka ( Kas-kaab Media)

Kas-kaab Media

Gabadh muslimad ah oo sameysay arin kawada yaabisay dhamaan dadkii daafaha dunida ku noolaaMuuqaalka lagu faafiyay barah...
10/02/2022

Gabadh muslimad ah oo sameysay arin kawada yaabisay dhamaan dadkii daafaha dunida ku noolaa

Muuqaalka lagu faafiyay baraha bulshada ee la doonayo in gabadhan xijaabka loo diido iyo xaqiiqadiisaba kasoo daawo kanaalka ee .

Kasoo daawo muuqaalkan kanaalka youtube ee Kaskaab Media Waad kasoo faa'idi doontaa
09/02/2022

Kasoo daawo muuqaalkan kanaalka youtube ee Kaskaab Media Waad kasoo faa'idi doontaa

Soo ogow wadanka ugu faqiirsan   ka uu yahay ?Waxaad kasoo helaysaa kanaalka
29/01/2022

Soo ogow wadanka ugu faqiirsan ka uu yahay ?

Waxaad kasoo helaysaa kanaalka

15/01/2022

Kasoo daawo muuqaalkan oo dhameystiran kanaalka ee

https://youtu.be/TYp_2ZrwMJEKa daawo linkgan sare πŸ‘†3 Xaqiiqooyin oo hadii aad maqasho la cajabi doontid 😱 || Wax badan o...
05/01/2022

https://youtu.be/TYp_2ZrwMJE

Ka daawo linkgan sare πŸ‘†

3 Xaqiiqooyin oo hadii aad maqasho la cajabi doontid 😱 || Wax badan ogoow!.

waxaynu ku xusnay 3 xaqiiqooyin oo aad la cajabi doontid isla markaana aad wax badan ka ogaan doontid._____________...

Hadii aad xiiseYneYso kasoo daawo muuqaalkan kanaalka   ee
07/12/2021

Hadii aad xiiseYneYso kasoo daawo muuqaalkan kanaalka ee

Coming soon in kaskaab media
01/12/2021

Coming soon in kaskaab media

hadii aad xiiseYneYso kasoo daawo muuqaalkan Kanaalka Youtube ee
08/11/2021

hadii aad xiiseYneYso kasoo daawo muuqaalkan Kanaalka Youtube ee

Hadii aad xiisaynayso muuqaalkan kasoo daawo kanaalka   ee
28/10/2021

Hadii aad xiisaynayso muuqaalkan kasoo daawo kanaalka ee

Ka daawo muuqaalkan hadii aad xiiseYneYso   kanaalka
14/10/2021

Ka daawo muuqaalkan hadii aad xiiseYneYso kanaalka

Haddii aad xiiseynayso muuqaalkan kasoo daawo kanaalka   ee
18/09/2021

Haddii aad xiiseynayso muuqaalkan kasoo daawo kanaalka ee

Kasoo daawo muuqaalkan xikmadaha badan hadii aad xiiseynayso kanaalka youtube ee
12/09/2021

Kasoo daawo muuqaalkan xikmadaha badan hadii aad xiiseynayso kanaalka youtube ee

Haddii aad xiiseenayso muuqaalkan xambaarsan   Kasoo daawo kanaalka   ee
31/08/2021

Haddii aad xiiseenayso muuqaalkan xambaarsan Kasoo daawo kanaalka ee

Barnaamijka soo socda ka filo maalmaha soo socda kanaalka youtube ee
27/08/2021

Barnaamijka soo socda ka filo maalmaha soo socda kanaalka youtube ee

21/08/2021

Duco qiimo badan oo u baahan in laga faa'idaysto

Video gu wuu Kala go'ayaa, Lkn Ducadu waxa weeye:-
"Ψ§Ψ³Ψͺغفر Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„ΨΉΨΈΩŠΩ…, Ψ§Ω„Ω„Ψ°ΩŠ Ω„Ψ§ Ψ§Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ§ Ω‡Ωˆ Ψ§Ω„Ψ­ΩŠ Ψ§Ω„Ω‚ΩŠΩˆΩ… وأΨͺوب Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡" ❀

Ka faa'idaysi wacan asxaabta πŸ™βœ…
19/08/2021

Ka faa'idaysi wacan asxaabta πŸ™βœ…

Kasoo daawo muuqaalkan hadaad xiiseenayso kanaalka youtube ee
13/08/2021

Kasoo daawo muuqaalkan hadaad xiiseenayso kanaalka youtube ee

Ka daawo muuqaalkan haddii aad xiiseynayso kanaalka   ee
09/08/2021

Ka daawo muuqaalkan haddii aad xiiseynayso kanaalka ee

  dhammaan ummada muslimiinta meel kastood dunida dacalladeeda ka joogtaan, waxaan si gaar ah ugu hambalyeenayaa asxaabt...
09/08/2021

dhammaan ummada muslimiinta meel kastood dunida dacalladeeda ka joogtaan, waxaan si gaar ah ugu hambalyeenayaa asxaabta sharafta leh ee ku xidhan boggan Kas-kaab Media

Ka filo maalmaha soo socda kanaalkayaga   ee
27/07/2021

Ka filo maalmaha soo socda kanaalkayaga ee

Saameeynta xun ee ay leedahay cayda oo la celiyo iyo waaliba sida looga jawaabo cayda kasoo daawo muuqaal buuxa oo ka wa...
20/07/2021

Saameeynta xun ee ay leedahay cayda oo la celiyo iyo waaliba sida looga jawaabo cayda kasoo daawo muuqaal buuxa oo ka warramaya bartayada ee

  Kas-kaab Media
19/07/2021



Kas-kaab Media

Waa wiil ku kasbaday in sannad gudihiisa ay ku xidhmaan malaayiin qof, maxay tahay sirta ka danbeysa inuu kasbado malaay...
17/07/2021

Waa wiil ku kasbaday in sannad gudihiisa ay ku xidhmaan malaayiin qof, maxay tahay sirta ka danbeysa inuu kasbado malaayiin qof sannad kaliyaataa kasoo daawo muuqaal ka warramaya bartayada ee

Waxa uu ahaa arday dhigta schoolada ku yaala adduunka, wuxuuna ahaa mid fahankiisa iyo ique giisu hooseeyo oo ay adagtah...
12/07/2021

Waxa uu ahaa arday dhigta schoolada ku yaala adduunka, wuxuuna ahaa mid fahankiisa iyo ique giisu hooseeyo oo ay adagtahay inuu wax fahmo, mid kamidaa macalimiintii ayaa aad uga naxay wiilkan fahamkiisa aadka u adag wuxuuna go'aansaday inuu warqad u gudbiyo wiilkan hooyadiis wuxuuna u qoray sida tan "Wiilkaaga fahamkiisu aad ayuu u hooseeya oo hadii casharka illaa maantaba lagu akhrinayo waxaa la moodaa in gidaar lagu akhrinayo ee wiilkaaga meelo kale iska gayso oo nooga kaxee schoolkayaga oo gurigaaga ku hayso", wuxuuna ugu dhiibay warqaddii macalinkii ardaygii kuna yidhi ugee hooyadaa, wiilkii yaraa ayaa warqadii ugeeyay hooyadii, kadib hooyadii markay akhrisay farriintii way ilmaysay 😒 aad ayayna uga xumaatay fariintan niyad jabka ah, wiilkeedii oo hoos fadhiyay ayaa ku yidhi "hooyo, maxaa kugu dhacay oo aad la ilmeynaysaa"?, Hooyadii ayaa ku tidhi "hooyo macaan, farxad ayaan la ilmeynayaa oo waxa laygu yidhi wiilkaagu fahamkiisa iyo caqligiisu xadka ayuu ka baxsanyahay oo aad ayuu u sarreeya ee ardaydan waxba lama dhigan karee meelo kale geyso ama gurigaaga ku dhex bar casharada", Wiilkii yaraa farxad ayuu kala battay oo wuxuu is yidhi sow waxaad ardaydan casharadooda la fahmi weyday isku fahamba meydaan ahayn sow oo iyaga uu hooseeyay caqligoodu.

Iyadoo arrintii sidaas tahay wiilkii yaraana niyadii u dhisantay ayay hooyadii go'aansatay inay guriga ugu dhex dhigto waxbarashada lana dadaasho wiilkeeda ugu dambeyna wey la dadaashey oo hooyo sidey ilmaheeda wax u fahansiiso ma garan weydo oo marba dhinac bey kaga timaadaa, wiilkii yaraa waa waynaaday heer jaamacadeedna waaka gudbay, WUXUUNA NOQDAY NINKA MAANTA LEEDHKA LA IFISADO HABEENKII IKHTIRAACAY CAQLIGIISANA KU KEENAY γ€ŠTHOMAS EDISON》 , Waxaana lagu tiriyay science yahanada ugu waaweynaa wakhtigiisii iyo waliba wakhtigan la joogo, wuxuuna ahaan doonaa midla xusso illaa inta leydhkani shidnaan doono.

Taariikhda thomas ayaa waxay ina tusaysaa inay niyada wanaagsani kamid tahay guusha

Kas-kaab Media

Haddii aad xiisayneyso muuqaalkan kasoo daawo barteena   ee
10/07/2021

Haddii aad xiisayneyso muuqaalkan kasoo daawo barteena ee

Waxa la yidhi nin ayaa wuxuu kasoo qabsaday maroodi yar keynta markaasuu gurigiisii beer weyn oo ku taalla keensaday, ka...
06/07/2021

Waxa la yidhi nin ayaa wuxuu kasoo qabsaday maroodi yar keynta markaasuu gurigiisii beer weyn oo ku taalla keensaday, kaddib wuxuu sameeyay si aanu maroodiga yari uga baxsan keenta ayuu silsilad weyn ugu xidhay geed, maroodigii yaraa runtii waxa ku dhacay niyad xumo iyo xurriyad la'aan inbadan ayuu isku dayay inuu silsiladan weyn jabiyo iskana furo xorriyadiisina lasoo laabto balse muu iska jabin kareen maadaama ay da'diisu yarayd tamar badanna aanu lahayn, sidii ayuu noloshiisii ku qaatay silsiladii ayaa cuntada loogu keenaa uu ku seexdaa marna lagama furin.......

Muddo sannado ah markay kasoo wareegtay maroodigiina uu weynaaday yeeshayna tamar weyn oo hadduu hal mar dhaqaaqo iska daa silsiladee geedku xattaa soo jabayo ayuu gaaray maroodigii, balse xattaa hal mar iskumuu dayin inuu silsiladaas jabiyo uuna ka baxsado sababtu maxay tahay πŸ€”? ! Sababtu waxa weeye "Maroodigani markii uu yaraa wuxuu sameeyay isku day fara badan oo uu ku guuleysan waayey inuu iska jabiyo silsiladaas, iminkana markuu weynaaday wuxuu iskugu dayi waayey inuu silsilada jabiyo waxa caqligiisii ka dhaadhacay oo ku jira markaad yaraydba jabin kari waydayee ma hadaad jabin kartaa waa maya!!!!!... sidaas ayuuna noloshiisii ku dhamaystay maroodigii."

Dulucda sheekada: ayaa waxay tahay hadaad hal fikkir iska dhaadhiciso oo khaldan lasoco weligaa isma beddelaysid oo saasuun baad ahaan, waxaad mar ku fashilanto haka rajo dhigan illaa geeridu kugu soo xaadirto hadii kale sida maroodigaas ayaad noqon doontaa.....

Kas-kaab Media

Kusoo biira barta aanu youtube ku leenahay waxa hubaal ah inaad naga faa'ido waxyaabo badan sida ● Xaqiiqooyin ● Talooyi...
04/07/2021

Kusoo biira barta aanu youtube ku leenahay waxa hubaal ah inaad naga faa'ido waxyaabo badan sida

● Xaqiiqooyin
● Talooyin ku anfacaya
● Digniino ku anfacaya
● Qisooyin iyo sheekooyin murti leh
● Dhacdooyin
● Xogo xaqiiqo ah
_______Iwm________

Haddaba si aad waxyaabahaas oo idil u hesho ugana faa'ido kusoo biir γ€ŠKaskaab Media》

Barnaamij ka hadlaya diimihii h**e ee soomaalidu aaminsanaayeen islaamka ka hor  kasoo daawo kanaalkayaga   ee
02/07/2021

Barnaamij ka hadlaya diimihii h**e ee soomaalidu aaminsanaayeen islaamka ka hor kasoo daawo kanaalkayaga ee

25/06/2021

Anigoo ku tukanaya salaadii duhur masjidka quduz ayaa waxaan maqlay oday waalan oo ilaahay miirkiisii ka qaaday oo ku andacoonaya oo leh "Waar anigu ilaahay naxariistiisii maba helin oo waxaan ahay goblan, waligayna sadaqad xalaalaa imay soo galin, Wax maalaana ma helin" Horta waa odaygaa miirka qabinee isaga wax laga qorayaa ma jiraan oo qalinkii waa laga dulqaaday wuxuuna ka mid yahay 3da qalinka laga dul qaaday, balse inuu odaygaas maanta ku hadlo ereyadaas sabab waxa u ah inaga, hadaynu u muujineen waalidiisa oo aynu u naxariisanayno, garab is taagayno oo markuu masjidka baahidiisa ka sheegto baahidiisa ka daboolayno maanta muu odhan laheen hadaladaas, ilaahay wuu awoodaa inuu miirkiisa oo taam ah usoo celiyo sidoo kalena maal iyo awlaad ba siiyo, balse cida lagu imtixaanayaa inaga ah lana doonayo inaynu xuquuqdiisa u ilaalinoh haduu xataa miir qabin, Waxa ayaan daro ah inay dadkii masjidka joogay midna baahidiisii fahmin oo la eegay layskana dhaafay.....

Kas-kaab Media

Address

Burco

Telephone

+252633377319

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kas-kaab Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category