Ururka Hal_abuurka maanta

Ururka Hal_abuurka maanta Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Hal_abuurka maanta, Video Creator, Burco.

Maalmahanba maansiyo maantirinin erayadii  midhahaygii gaarkaa.     Marka aan miciinsado dadka kii maqlaà  sida shiikh m...
03/09/2020

Maalmahanba maansiyo maantirinin erayadii midhahaygii gaarkaa. Marka aan miciinsado dadka kii maqlaà sida shiikh muftiyoo marinaaya axaadiis umabsuudi jirayee maqlaay odhan jiray Afartaa mashxaradiyo iba fur maaso dheh
afarkalana waan marinayaa Mahad ilaah dheh
marka h**e miidhiyaha sawiradiyo muuqalada qoraalada lamariyaw
mid yarbaan kufarayaa masuulkeeda qaadoo marwada gabaydee aràwelo La magac baxday minankooda ugu gee
sidii macangagii ha maagin inantee
midhihiyo erayd à macnahoda fahansii
midhmidh ugu kala qaad waxad tidhaah maanso yahankii Bile MaxamEd wuxuu yidhi
inanyahay maskaxdiyo
miisaanka garaadkiyo maahmaahda hadalkiyo midhihiyo erayada hal_abuur mugii hibo lagumanaysataaye maansadaad tirisee money_aad u bixisiyo maqlay sadaraàdadii macneeyoo gudoomay ninka aad u muhatiyo maalqabenkad doontay marka h**e waa masuul iyo mundane gabadhkale maàlmihii adkaaiyo murugadii soo wada mareen
midigtiisa qabàtoo dhiirigalin Ku maamuusatay oo
meel sare Ku gaadhsiisay kadaa qoys maroorsiga iyo maal weerarka mushkilàdyàhay socotaa

qoyska midaysan ee maalmihii adkaa iyo
murugdii h**e
dhididkay iska miireen
midhahày Ku beereen
macàànkiisa guranaaya
Ha kunoqon mishkilad iyo
mixnad kala gaysa
lamaànahaa muxibadooda
farxada Ku maalaaya
gabadhana masayriyo
ha gaysan madax xanuun aanay mutaysan waligeed

hadàad mooday money_da
in màanso lagu helo iyo
hadal meelo laga yidhi
mutuhiskaasi waa been

kuma lihi miskiin guurso iyo moholi caydha oo aan
masruufkiyo mârdaada goynayn

waxaan idhi nin màangala
oo mareegta dunida
mustaqbàl inuu yeesho iyo
guulo muuqada oo macàankà dunidan
mar inuu haleelo
hankiisa Ku mudàntàhay
mar haduu kalgacal
mideeyo hankiina
muunad weeye ilasho
samirkana ha moogaan
meerto weeye duniduye
wakhtigaydin maashayn
rajadiibaa magoobi
oo maraqa laga furin
midhkaa hadad diido
manfac doona aad tahay
yuu kuumuuqan maalka iyo money_da ninkala gacantiisa Ku maqan
adiguba masuul noqo oo
maree dantaad

Jawaab arawelo usocota Alabwaan afxakame*zuugaantiyo hadaanad**Zuurada gapay garanayn**Masanuuni maanso leedahay**Marka ...
03/09/2020

Jawaab arawelo usocota
Alabwaan afxakame

*zuugaantiyo hadaanad*
*Zuurada gapay garanayn*
*Masanuuni maanso leedahay*
*Marka h**e xuquudiyo*
*Xaqa gabaygu leeyahay*
*Xarafkiiza zoo paro*
*Marka xiga mu,allifkiyo*
*Ninka maansayahankaa*
*Yuu maqal midhkaagee*
*Ka qari mala,awaalkaa*
*Mudadaan aduunka jogay*
*Maan arag waxaan arkay*
*Macnahaygu wuxuu yahay*
*Ma haween gabyaayoo*
*Tirinaaya maansaad*
*Maqasheen oo aragteen*
*Mid puraanpuraysa mooyee🤣😂*

Hal__Afxakame__

Address

Burco

Telephone

0636937104

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Hal_abuurka maanta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category