Shaakir Abdi Ahmed

Shaakir Abdi Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaakir Abdi Ahmed, cade2910@gmail. com, Burco.

05/08/2022

Haweenay Naafo ah oo xalay ka qayb gashey shawgii Cabdikariin Cali Shaah

04/08/2022

Dhiraynta wadooyinka Burco.

03/08/2022

"WASIIRO KA TIRSAAN XUKUMADA SOMALILAND AYAA MAGAALADA BURCO KA WADA KALA QEYBIN " XISBIGA WADDANI

03/08/2022

"Qabiil ma yaqaano dookhu "

Farxiya Fiska iyo Mubarak October

02/08/2022

Reer Boorama iyo Jacaylka

01/08/2022

"Kuma jirto Habarjeclo Gacantiina" Haweenka Barriga Burco.

28/07/2022

Gabiley:- Aare Saleebaan Oo Xabsiga laga sii daayay ....

28/07/2022

" Muuse Biixi-yow maanta Habar Jeclo ha isku haleyn , Ciro ayaanu u dagaalameynaa..."

Beesha Bariga Burco oo Burco uga soo hanjabey madaxweyne Muuse Biixi

Madax dhaqameedka G/ togdheer ayaa taageeray hadalkii uu dhawaan jeediyey musharaxa madax wayne ee xisbiga waddani Sidoo...
28/07/2022

Madax dhaqameedka G/ togdheer ayaa taageeray hadalkii uu dhawaan jeediyey musharaxa madax wayne ee xisbiga waddani
Sidoo kale madax dhaqameedka ayaa fariin adag u diray madax wayne biixi

27/07/2022

Xoghaye Doob iyo Xildhibaan Dharbaan Oo madal meher kaftan siyaasadeed isku dhaafsaday

Ugu dambayn askarigii Liyuu booliska ahaa & gabadhii calmatay ee sheekadoodu ay Baraha -bulshadda qabsatay Saacadihii ug...
27/07/2022

Ugu dambayn askarigii Liyuu booliska ahaa & gabadhii calmatay ee sheekadoodu ay Baraha -bulshadda qabsatay Saacadihii ugu dambeeyey ayaa kulmay!.

27/07/2022

Qiimaha Siidhiga Magaalada Hargaysa oo cirka isku shareeray.

26/07/2022

“ Geesinimadiisa ayaan ku jeclaaday” Gabadhii Askariga calmatay oo hadashay.

26/07/2022

HEES CUSUB OO AY WADA Qaadeen FARXIYA FISKA FT MUBAARAK OCTOBAR | NALKA MAANKA |

Muna Cabdi Abiib oo ku nool Magaalada Gursum ee Gobolka Faafan ayaa sheegtay inay nafteeda u hibaynayso askarigii barrah...
26/07/2022

Muna Cabdi Abiib oo ku nool Magaalada Gursum ee Gobolka Faafan ayaa sheegtay inay nafteeda u hibaynayso askarigii barraha bulshada qabsaday.

Muna,waxay noo sheegtay inay shuruud la'aan ogoshahay in askarigan ku guursado[Meherka iyo kharashka kastaba].

Muna,waxay sheegtay inay xitaa ku gali doonto haddii uu xaas leeyhaay.[waa lacala'e].

Muna, waxay sheegtay inay arrintan ku dhiiri galinayso ciiddanka,si guuurka loogu fudaydiyo.

Voss.

25/07/2022

Ayaan-Kaaba iyo jacaylkeeda qurbajoogta + hees ay qaaday

Ciidamo tiro badan oo la dhoobay waddooyinka Hargeysa, kadib hadalkii musharaxa xisbigga Waddani ee maanta.
25/07/2022

Ciidamo tiro badan oo la dhoobay waddooyinka Hargeysa, kadib hadalkii musharaxa xisbigga Waddani ee maanta.

25/07/2022

"Muusoow 13 November kursigu wuu inoo siman yahay" Musharax Cirro

25/07/2022

"Waa ay fashilmren Dadaaladii iyo Dhexdhexaadiintii"Musharax Ciro

25/07/2022

“Markhaati la tihiin Sida loola dhaqmay muwaadiiniin tii aan hubaysnayn ee Raga saraakiisha ahi gacan -tooda ula tageen hablaha caarka ah ee birmagayda da ah walina aan cadaalada la horkeenin…” murashax madaxweyne Cirro.

“Hadii 13-November doorasho qabsoomi weydo kursigu wuu inoo siman yahay”Musharax Cirro
25/07/2022

“Hadii 13-November doorasho qabsoomi weydo kursigu wuu inoo siman yahay”Musharax Cirro

"Dhamaan Taageerayaasha Mucaaridku haw diyaar garoobaan banaan baxyadii aynu hakinay oo dhamaan Gobolada dalka ka qabsoo...
25/07/2022

"Dhamaan Taageerayaasha Mucaaridku haw diyaar garoobaan banaan baxyadii aynu hakinay oo dhamaan Gobolada dalka ka qabsoomi doona" Musharax Cirro

Murashax Cirro “Xisbiyada mucaaridku waxay qaadi doonaan talaabooyin deg-deg ah oo qorshaysan dalkana lagu badbaadin doo...
25/07/2022

Murashax Cirro

“Xisbiyada mucaaridku waxay qaadi doonaan talaabooyin deg-deg ah oo qorshaysan dalkana lagu badbaadin doono”.

“Xisbiga Kulmiye dulqaadkii iyo hayinimadii mucaaridka waxay u qaateen doqoniimo sidey h**eba u sheegeen …. “ -

Booliska Somaliland ayaa war ka soo saaray nin lagu dilay Hargeysa habeen h**e.Akhri Taariikhdu markay ahayd 23/7/2022 A...
24/07/2022

Booliska Somaliland ayaa war ka soo saaray nin lagu dilay Hargeysa habeen h**e.

Akhri

Taariikhdu markay ahayd 23/7/2022 Abaaro 2:20 habeenimo waxa magaalada Hargeysa lagu dilay Marxuum la odhan jiray Cawaale Nuur Bilaal sido kalana dhaawac la gaadhsiiyey Haweenay ay wada socdeen Marxumka la dilay, kaas oo u dilkaasi gaystay gacan ku dhiile Cabdiqani rashiid Xasan.

Dhacdadaas markii uu ku war helay Boolisku waxay Saacad wax ka yar ku aqoonsadeen gacan ku dhigle Cabdiqani rashiid Xasan, waxayna boolisku ogaadeen jihada uu u baxsaday, iyo deegaanka uu ka soo jeedo.

saacadu markay ahayd 4 habeenimo isla wakhtigaas Taliyaha saldhiga new Hargeysa gaashaanle baashe aw dheer oo wata laba baabuur oo ciidanka boolisku leeyihiin ayaa ka daba shiraacdeen jihada koonfureed ee gacan ku dhiiglihu u baxsaday,isla sacadu markay ahayd 9 subaxnimo wuxuu gacan ku dhigluhu ka talaabay magaalo xuduudeeda laba sigaala oo koonfur bari ka xigta 120 km magaalada Hargeysa.

Intaas ka dib waxa gaashaanle baashe xidhiidh la sameeyay isagoo adeegsanaaya wada shaqaynta ka dhaxaysa labada ciidan ee Booliska somaliland iyo booliska dowlada deegaanka, waxa halkaasi lagaga daray labadeeni gadhi ee Ciidanka Booliska JSL wateen gaadhi kale oo uu watay kornayl ciidanka dawlada deegaanka ah, waxayna 50 km u galeen Tuulada waaba cado oo ka tirsan dawlada deegaanka somalida Ethiopia, halkaas oo uu ku shidaal beelay gaadhigii uu watay gacan ku dhiigluhu intaas ka dib si ninka loo raadiyo ciidanku waxa uu bilaabay lug isla shalay 12 saacadood gudahood markuu dilku dhacay waxa lagu qabtay magaalada dhoobo guduud oo 50 km ku taal gudaha Ethiopia.

Intaa ka dib waxa mahada kowaad iska leh Ilaahay oo noo fududeeyay qabashada gacan ku dhiiglaha mahada labaadna waxa leh dadka shacabka ah ee labada dhinac ee sida fiican ula shaqeeyay labada Ciidan.

Sido kale waxa aanu u mahad-naqaynaa Ciidankii dawlada deegaanka iyo madaxdodii sida fiican ula shaqaysay Ciidanka Booliska JSL

Ugu dambayen waxaanu Hambalyeynaynaa Ciidankii Booliska iyo Taliyahodii ku soo guulaystay Hawlgalkaasi

Waxaan Raali galinayaa umadaan jiifka guud u ahay,  jiif caaqil sharmaarke Axmed Inta badan ma jecli in aan arrimaha siy...
24/07/2022

Waxaan Raali galinayaa umadaan jiifka guud u ahay, jiif caaqil sharmaarke Axmed

Inta badan ma jecli in aan arrimaha siyaasiga ah ka hadlo, sababtoo ah waxa aan ahay odey dhaqan ee ma ihi odey siyaasadeed. Waxa ay dad badani isoo waydiiyeen xafalad habeen dhaweyd sawirkeyga lagu arkay, taas oo ka dhacday magaalada Burco.

Waxaa ila qummaanatay inaan iftiimiyo sababta aan uga soo muuqday. Waxaa ila soo hadlay mid ka mid ah masuuliyiinta sarsare ee gobolka, iguna wargeliyay inuu jiro shir ku saabsan amniga gobolka kaas oo ka dhicidoona Kaafi hotel.
Ayna ka soo qaybgelidoonaan dhammaan madax-dhaqameedka gobolka, markii aan shirka tagay waxa aan arkay wixii lay sheegay wax ka geddisan oo ah shir lagu taageeraayo wasiir ka tirsan xukuumadda talada wadanka haysa.

Si aan u muujiyo ixtiraam odeynimo waan fadhiisatay golihii, wax hadal ahna k**a aanan jeedin xafladaas. Cabbaar ka dibna waan is kaga baxay shirkii, wasiirka iyo dadkii xafladaas qabsaday waan ixtiraamaaya balse la fikir iyo ra'yi toona maan ahayn mana ihi.

Waan ka xumahay waanan ka raaligelinayaa dadka aan masuulka ka ahay cumaamadana aan u sito, hadday si qaldan u arkeen muuqaalkayga ka soo muuqday xafladda laygu iigu sheegay qaabkay ahayd mid aan ahayn.

Jiif caqil sharmaarke

24/07/2022

Cod bilaa music

28/10/2020

TOOS/LIVE: Hawd Vs Buuhoodle

"Sannadkan waxa aan si mug iyo miisan leh u taageersanahay Xulka Gobolka Cagaaran ee Gabiley, Gobolka Cabdullahi Suldaan...
14/10/2020

"Sannadkan waxa aan si mug iyo miisan leh u taageersanahay Xulka Gobolka Cagaaran ee Gabiley, Gobolka Cabdullahi Suldaan Maxamed "Tima-cadde" Aabbihi halganka la dagaalanka qabyaaladda.

"Dugsi maleh qabyaaladdi waxay dumiso mooyee"" Barkhad Batuun.

13/10/2020

Wareysi Xaasaasi ah Dr.Maxamed Cabdi Gaboose Qaybtii saddexaad

13/10/2020

Address

Cade2910@gmail. Com
Burco

Telephone

+252634341543

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaakir Abdi Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaakir Abdi Ahmed:

Videos

Share



You may also like