![Waxaan shacabka sharafta badan ee ku dhaqan caasimada hargeisa ka codsanayaynInay soo sheegaan inantan yar oo lawaayay ...](https://img3.medioq.com/036/329/193102820363296.jpg)
06/06/2023
Waxaan shacabka sharafta badan ee ku dhaqan caasimada hargeisa ka codsanayayn
Inay soo sheegaan inantan yar oo lawaayay saaka iyadoo madarisad ku taala daloodho loo diray lagu waayay xaafada daloodho
Magaceeduna waa
AMAL MUUSE SALEEBAAN
NUMBER LAGALA XIDHIIDHAAYO
4622426