Ilmahaasi yari waa ciidan iyo waxtar marka la jooga miyiga.
#followers -#comments-#share
Page @followers gareeya walalayaal
#Bari media
Maxkamadda Darajada Koowaad ee gobolka Sool oo xukuntay Xukun Dil ah
Caawa gabi ahaanba waxaa buuxsamay
Masjidka Xaramka.
Xoolaheena marka ay tagaan wadamada carabta
Daaawo..Guddiga Diiwaan gelinta Ciidamada SSC-Khaatumo oo gaadhey deegaanada Gobolka Sanaag iyaga oo bilaabay diiwaangelinta ciidamada gobolkaas ee SSC-Khaatumo Sido kale waxay shegen in...
Laascaanood Oo Siraadan.
Caweys Wanaagsan Saaxibayaal.
#Hooyo mcn maku noshahay hadey ku noloshay hooyo wan ku jeclahy soo qor hadey dhimateyna alla ha unaxariisto so qor.
Tafan-Toofka Gaalkuu U Dilay Waa Tix geliyaaye Tima Soohanlow Eebahay Kuma Tabaaleeyo
Tuure -Faraskii Darwiish Ismaaciil Mire Cilmi
Aw-Jaamac Cumar Ciise
Taariikhda Jabhada xootiyiinta iyo awooddooda ee dalka yaman
“Ninyahow dadka & dalka intaas kaama mudna uga tur, Dastuurka ha lagu dhaqmo,wax aan heshiis lagu aheyn ma shaqeynayaan, wadadaas meeshay ku dhamaato waa layaqaan"MW Xassan Sheekh ayaa horey khudbadan u jeediyey 12kii April 2021-kii, maalinkii ay Madaxtooyada & Baarlamaankii xiligaas isku raaceen mudo kororsi 2 sano ah iyo aadida doorasho qof iyo cod ah.
Siyaasiga Soomaaliga ah, waa isla halkii uun dhacdada Aaden Madoobe & Maanta, bishii April-na waa saa dambe & 2 sano ka dib!
Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa loo qaybiyay wax ka bedelka kama dambaysta ah ee lagu sameeyay 4 cutub oo ka mid ah dastuurka.
Shirka wadatashiga Siyaasadda Soomaaliya ayaa ka furmay Garoowe, kaas oo ay ka qeybgalayaan Madaxdii horr ee DF, madaxda Puntland iyo Mudanayaal katirsan labada golle ee baarlamaanka 11-aad, waxaana looga hadlayaa jihada ay Madaxtooyada Soomaaliya u wajahayso qodobada masiiriga ah ee dalka, gaar ahaana Bedelka Dastuurka iyo Haykalka dawladnimadii ay Soomaalidu horey ugu heshiisay.
Madaxweyne hore Xildhibaan Shariif Sheikh Axmed ayaa si adag uga hadlay damaca MW Xassan Sh ee bedelka Dastuurka, Dhexdhexaadintii Xassan & Siciid Deni, cida ka baxday wada xaajoodka iyo mustaqbalka xaalka Soomaaliya oo kala dhantaalan kusii socda.
MW Shariif ayaa ku eedeeyey madaxda dawladdu in ay si foolxun hadda uga shaqeeyaan arrimaha qabiilka, oo dhammaadkooda la yaqaano halka ay tahay
#UPDATE Madaxweyne hore Farmaajo oo hogaaminaya mudanayaal katirsan labada golle ee dawladda Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa u socdaalay magaalada Garoowe ee Puntland.
Sidaas oo kale maalinta berri ah ayaa lafilayaa isna Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo xildhibaano hogaaminaya, gaaro magaalada Garoowe.
Labada dhinac ayaa wada hadal layeelan doona Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, oo ay hadda isku aragti ka yihiin qorshaha abuurida dastuurka ee ay wado Villa Soomaaliya.
Sidee foosto 10 teneg qaada halmar awr ugu dhaamin kartaaa??
Hadiii 2 teneg awrka lasaari jiray Markan qarbad baa lasaarin!
Qaacido soomaalidu adeegsataa jirta oo la dhaho awrku intuu xoog leeyahay waa la dhaansadaa markuuu gaboobo oo garba beelo oo waxba qaadi waayo waa lasiidaayaa xitaa bahala lagama soo xereeyo ((morood))
Gawaridaan Oo muda lix cishaa kuxanibnaa kantaroolka casumada Garowe oo manta lasii dayay sabab la aan
RW Abiy Axmed oo ka hadlayay shirka Midowga Afrika ayaa sheegay in uu mar kasta, diyaar u yahay wada hadalka 2-da dal, ayna markhaati uga yihiin Madaxda dalalka IGAD, gaar ahaana Madaxweynaha Jabuuti oo ugu yeeray Walaalka weyn Ismaaciil Geelle.
Saxiixii MOU-ga ka dib ayuu sheegay Abiy in uu dadaalgaliyey, in ay wada hadlaan labada dal, telfoon u diray Xassan Sh, laakiin ka socon weyday dhinaca Soomaaliya, Col. Abiy ayaa tilmaamay in ay Itoobiya u aragto Soomaaliya dal deris ah.
Waa Jeesjees iyo Diblumaasiyad Isbihin bihin ah.