AMN Somali TV

AMN Somali TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AMN Somali TV, Media, Gaaca, Bosaso.
(1)

Aysar media network (AMN) AMN Somali TV Warbaahin madaxbanaan oo aad kala soconkarto Wararka Dalka iyo kuwa caalamka

FG; Wixii Warbixin ah Fadlan Nagala soo xidhiidh;
WhatsAppka:- +252905762052

12/01/2025

Hogaanka Ciidamada oo kulan degdeg ah isugu yimi
Halkan kala soco wixii kasookordha.
AMN Somali TV

11/01/2025

Mid kamida saldhigyadii ugu waaweynaa ee ay kooxda daacish kaga sugnaayen buuraha calmiskaad oo ay Ciidanka dawladu lawareegen.

11/01/2025

TALIYAHA HAWLGELINTA CIIDAMADA; Hal qof oo ka tirsan Kooxaha Daacish iyo Alshabaab u ogolaan mayno Dhamaam deegaanada Puntland inu joogo"

WAR CUSUB - Ciidanka Puntland ee ku howlan ciribtirka Kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraha Calmiskaad ee Gobalk...
11/01/2025

WAR CUSUB - Ciidanka Puntland ee ku howlan ciribtirka Kooxda Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraha Calmiskaad ee Gobalka ayaa shaaciyey inay soo rideen Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn (Drone) oo kooxdaasi basaas ahaan u adeegsanayeen.

11/01/2025

Cali Saleebaanow bac madow baa madaxa kula jirtaan Ee fadhiga kakaca Oo dagaalkana....

10/01/2025

Gaadiidka loogu isticmaalka badanyahay Dhulka gaari waaga ah Ee gobolada Bari iyo sanaag

09/01/2025

Ciidan kasoo baxay furimaha Gobolka sool oo u ambabaxay Buuraha Calmadow iyo calmiskaad Ee Gobolada Bari iyo sanaag

08/01/2025

BALIDHIDIN:- Taliska ciidanka daraawiishta dawlada Puntland Qaybta Degmada Balidhidin oo diyaar garowgii ugu danbeeyay soo bandhigay

08/01/2025

Hooyo waxbaratay waa bulsho wax baratey

Ciidanka daraawiishta Puntland oo gaadhay Deegaanka xamure Ee Degmada Balidhidin.
07/01/2025

Ciidanka daraawiishta Puntland oo gaadhay Deegaanka xamure Ee Degmada Balidhidin.

07/01/2025

CARMO: Waa sidee Dareenka dhalinyarada aqoonyahanka ah ee fursada u helay kamid noqoshada ciidanka boliiska dowladda Puntland ee Uu tababarkoodu kasocdo kuliyada Ciidanka booliiska soomaaliyeed Ee magaalada Carmo.

07/01/2025

Shil naxdin badan: Gaari Cabdibile ah ayaa dardaray mooto bajaaj ay shacab badan saarnayen

07/01/2025

Garoowe oo caasimadaha Aduunka Loo ekaysiiyay

Donald Trump: Canada waa in ay nagu soo biirto, maadaama uu is casiley Raysal wasaare Trudeau.Elon Musk:Dadka Greenland ...
06/01/2025

Donald Trump: Canada waa in ay nagu soo biirto, maadaama uu is casiley Raysal wasaare Trudeau.

Elon Musk:Dadka Greenland waa in go'aansadaan mustaqbalkooda oo ku soo biiraan Mareykanka weyn.

05/01/2025

Aroos Baadiye oo hidihii iyo dhaqankii soomaalida lagu soo bandhigay🇸🇴

Gobolkee umalaynaysa inuu kadhacay arooskani?.

03/01/2025

Agaasime mingeste

03/01/2025

Dekeda Magaalada Boosaaso Oo dib u habayn balaadban lagu sameeyay, Maraakiibta waaweyn Ee Konteenarada Qaadana ay kusoo xidheen.

Address

Gaaca
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AMN Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AMN Somali TV:

Videos

Share

Category