DEG DEG: Muuqaalka laga helay kooxda gurmadka ee baadi-goobka iyo samatabbixinta Iran ,iyagoo adeegsanaya diyaaradda aan duuliyaha lahayn ayaa si cad ku tusaya inay si dhammeystiran u burburtay diyaaraddii uu la socday Madaxweynaha Iran.
XIGASHO Iman Jama
🎥 Muuqaalkii u dambeeyay ee telefishinka Iran uu ka baahiyay diyaaradda uu la socday Madaxweynaha Iran oo sidoo kale uu dhinac fadhiyay wasiirkiisa arrimaha dibadda, waa muuqaal ka duubay inta ay diyaaradda ka deggaysa; Biyo-xireenka Qiz Qalasi, oo ku yaalla meel u dhow xudduudka dalka Asarbayjaan, halkaa oo si wadajir ah ay maanta u fureen Madaxweynaha Iran iyo dhiggiisa Asarbayjaan, waxaana hirgeliyay biyo xireenkan labada dal.
Somaliland after and before🤣😅💪🇸🇴
Garaad jaamac Garaad cali oo ku sugan dalka sucuudiga ayaa fariin u diray madaxwaynaha soomaliya xasan sheekh maxamuud.
Madaxweyne Xassan Sheekh oo maalmo kahor hadlayay ayaa hadalkan kajeediyey Villa Somalia, isla madaxweynaha siyaasiinta waxay ku eedeynayaan wuxuu og yahay in uu haddana si guracan uga shaqeynayo, gaar ahaana galka Soomaalidii Federaalka isku waafaqsanayd ee dooratay Madaxweynaha.
2021-kiina Madaxweyne Xassan oo u qiildayaya qaar kamid ah Madaxda DG oo xariir lalahaa Dawladdaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in Xukunkii Farmaajo kuqasbayay, in ay dawladdahaas saaxiib kadhigtaan.
"Madaxweynaha wuxuu sameynayo kama duwana nin xaaskii ay kala tageen ay wali ilmo u dhalayso, wixii heshiiska lagu ahaa in la ilaaliyo baa laysku ogaa, wax kalena heshiis lagu gaaraa, ficilada madaxweynuhu waa sharci darro kabaxsan Dastuurka dalka" MW Xassan Sheekh ayaa horey u sheegay warkan September 2020-kii, xiligaas wuxuu Madaxweynuhu aad u diidanaa daahida magacaabida Ra'iisulwasaaraha oo 50 maalin uu sheegay in uu dib u dhacay.
HADDA Soomaaliya: wasaaraddaha arrimaha dibada iyo Amniga gudaha oo xiligan muhiim ah ayaa banaan 120 cisho, iyadoo Madaxweyne Xassan Sheekh uusan waxba dhib ah u arag, sheegayna in marka gacanta loo taago Ansixinta dastuurka cusub uu magacaabi doono."Madaxweynaha wuxuu sameynayo kama duwana nin xaaskii ay kala tageen ay wali ilmo u dhalayso, wixii heshiiska lagu ahaa in la ilaaliyo baa laysku ogaa, wax kalena heshiis lagu gaaraa, ficilada madaxweynuhu waa sharci darro kabaxsan Dastuurka dalka" MW Xassan Sheekh ayaa horey u sheegay warkan September 2020-kii, xiligaas wuxuu Madaxweynuhu aad u diidanaa daahida magacaabida Ra'iisulwasaaraha oo 50 maalin uu sheegay in uu dib u dhacay.
HADDA Soomaaliya: wasaaraddaha arrimaha dibada iyo Amniga gudaha oo xiligan muhiim ah ayaa banaan 120 cisho, iyadoo Madaxweyne Xassan Sheekh uusan waxba dhib ah u arag, sheegayna in marka gacanta loo taago Ansixinta dastuurka cusub uu magacaabi doono.
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi farmaajo OO
Uga mahad celiyey Shacabka reer Puntland soo dhoweyntii ay usa meeyeen sheegayna inuu tagi doono SSC Khaatumo gaar ahaan Laascaanood guumays IWM
Madaxweyne hore Shariif: “Shalay aniga Madaxweyne Xasan Shiikh iyo rag kale oo mucaarad ah halkan ayaan wada taagneyn annagoo ka horjeedno Farmaajo oo aan ku eedeyneynay hannaankii doorashada inuu afduubay , qabiilnimo ma aheyn waxa aan ku diidaneyn . Maanta wixii aan barigaa wadajir u diidaneyn wax ka culus ayaa socda, dastuur umaddu wada leedahay ayuu Madaxweynuhu leeyahay sidan rabo haleygu qoro,oo yaan leyga farafareyn, cidna kalama tashanayo."
Degdeg: Farmaajo oo ka dagay Garowe
Madaxweynihii hore ee JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe, halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula yeelan doono Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni xilli ay sii xoogeysaneyso xiisadda siyaasadeed ee wax ka bedelak Dastuurka
Sidoo kale wararka ayaa shegaya in Madaxweynihii hore ee KMG Shariif Sheekh Axmed uu isna tegayo Magaaada Garoowe
Mucaaradka Suudaan oo qabsaday Bangigii ay tiiley lacagta loo daabacayey Soomaaliya.
Laascaan:: Shacabka Ssc-Khaatumo oo Taageeray Ciidanka Ssc & Midinimada Deegaanka ….#shere
" Luul waxaa loo duugi la'yahay ( aasi la'yahay ) Saaxiibkeed ayey sugeysay" Aabaha Luul Jaziira AUN.
Xusuusin.
Habeenka kala barka bisha shacbaan.
Caaway oo axadi soo galayso waa 15ka bisha shacbaan.
Caaway oo kale nabigu scw wuxuu yiri.
وعن أبي موسى رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: إن الله ليطلع في ليلة النصف من شعبان فيغفر لجميع خلقه، إلا لمشرك أو مشاحن"
Caaway oo kale 《 ilaah wuxuu daalacdaa dhamaan intuu abuuray waana udanbi dhaafaa dhamaantood marka laga reebo labo qof.
Qof mushrik ah oo ilaah cibaadadiisa cid kale lawadaajiyey iyo qof mushaax ah cuqdadlaw qof qofkale oo islaam ah cuqdad iyo nacayb qalbiga ugu haya.》
Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa hadalkan jeediyey October 2019-kii, maalinkan wuxuu ka digayay in dibu eegista Dastuurka, dawladdu isku koobto oo deg deg lagu dhameeyo, iyadoo aan loo dhameyn, isla ficilkii maalinkaas uu ka digayay kaba daran kan maanta MW hogaaminayo.
د/ ابراهيم حميد قال( الوقت هو الرأس المالك يا ئيها الإنسان)٠٠٠
Falastiin caawa 500 oo qof ayaa hal goob lagu xasuuqay waliba isbitaal Yuhuuda ayaana wada isir sifeyn iyo waxaanan horey loo arag😓
Wixii dhaawac ahaa ee isbitaalka ku jiray way dhamaystireen iyo intii la joogtayba gantaalo ayey ku garaaceen
Dunidii carabta ayaa indhaha ka daawanaysa waxa ka socda Qaza xittaa kama hadli karaan.
Subxaana Allah Allaha Unaxriisto una gargaaro😓
🎥 Isbarbar dhiga muuqaalka hore ee Qaza iyo sida ay isku beddeshay magaalada, kaddib weerarradii duqeymaha Israa’iil oo maalintii tobanaad socda.
''Allah ha ugargaaro Falastiiniyiinta '' 😍🇵🇸🖐️
Waa boqol yuhuudiye OO dhab ah guul Insha Allah Falastiin 😍🇸🇴🖐️
Calanka🇸🇴 Soomaaliyeed 1960-kii ayaa laga qaaday Woqooyi oo la geeyey Xamar, mar kale 63 sanno ka dib isla woqooyi isaga oo laga qaaday ayuu ka degey Muqdisho.
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya: dadka ruux inaad ku afuufno OO noolayno dadkii ....
''Hamse waa kasoo darooya marba marka kasii damaysa''