Boocame media

Boocame media Kala Soco Halkan Warkasta Oo Boocame iyo nawaaxigeeda ku Saab san 💤�

Maalin Taariikhi ah iyo Dagmadi Taariikhiga Ahayd EeBoocameWaxaa Xusid Mudan in 7dii Shirwayne Ee Geeddi Socodka Maamul ...
11/01/2025

Maalin Taariikhi ah iyo Dagmadi Taariikhiga Ahayd Ee
Boocame
Waxaa Xusid Mudan in 7dii Shirwayne Ee Geeddi Socodka Maamul Dhisidda SSC-KHAATUMO lagu
Qabtay Degmada iyo Deenadda Hoos taga Afar Shir oo kamida .

Ururka ubax
H**e buba
Boocame media
Farah Mohamud Secondary School
Sheikh Ibrahim Primary School Boocame

BismillaHXubno ka tirsan Ururka dhalinyarada ubax Youth Organization oo uu hogaaminyo gudomiye Cabdulahi mohamed Ahmed  ...
30/08/2024

BismillaH

Xubno ka tirsan Ururka dhalinyarada ubax Youth Organization oo uu hogaaminyo gudomiye Cabdulahi mohamed Ahmed ayaa kormeer kusameeyay Galabta oo tarikhdu tahay 30/Aug/2024 mashruuci dhiraynta ay kafuliyen degmada boocame.

98% dhirtu sidi la rabay ayay u baxeen, yagoo durba dhererka dhirta badankeedu uu birta xayndaabka u ah gaaray.

Waxay kaloo ay xaqiijiyeeen in dhir gaadheysa 2geed ay ubaahan yihiin dib-udayac tir iyo waraab joogto ah si koriimadoodu u noqoto mid horey ukorta .
Ugu danbeyn Ururkan oo ah mid utaagan horumarinta deeganka iyo bilicdisa ayaa waxa uu kusodhamaday kormerki Galabta mid aad u wanagsan

Xafiiska afhayeenka ururka ubax________✅️

Ururka ubax

Welcome to Boocame  Al Fanaan Nimcaan Hilaac (BOCAME IS  A GREEN CITY OF SSC-KHAATUMO)Boocame media
04/08/2024

Welcome to Boocame

Al Fanaan Nimcaan Hilaac

(BOCAME IS A GREEN CITY OF SSC-KHAATUMO)

Boocame media

Hambalyo Hambalyo Gudoomiyaha cusub ee D.Boocame Mahdi Rashad Sheikh CaliBoocame media
23/07/2024

Hambalyo Hambalyo Gudoomiyaha cusub ee D.Boocame Mahdi Rashad Sheikh Cali
Boocame media

Wafti baladhan uu hogaaminayey Ugaas mohamuud ugaas cabdilaahi oo ka koobnaa Gudoomiyaha Baarlamaanka SSC-Khaatumo jama ...
20/06/2024

Wafti baladhan uu hogaaminayey Ugaas mohamuud ugaas cabdilaahi oo ka koobnaa Gudoomiyaha Baarlamaanka SSC-Khaatumo jama yaasin warsame xildhibaano iyo cuqaal
oo malmahan howlo nabadgalyo ujoogey degaanka boocame g.sool Ayaa manta kulan la qaatey odayasha besha xasan ugaas

Kullanka Ayaa darana ka wada shaqeynta nabadgalyada iyo iney ciidanka besha xasan ugaas is xakameeyan
Wax kastana wada hadal lagu dhameeyo

Sidoo kale waxaa halkaa lageeyey ciidamadda xasilinta oo qeyb ka noqon donna xasilinta degaanka

Taliyaha ciidanka pooliska ssc-khatumo jeneral siyaad abdirahmaan Ayaa sharaxey in Ay ciidanku degaanka ka shaqeyn donana nabad galyadiisa.

Mc Baba oo udhashay Dalka Congo wuxuu noqday ninkii ugu horreeyey ee fanaan noqda isagoo maqalka La' ( waxba ma maqlo, m...
06/06/2024

Mc Baba oo udhashay Dalka Congo wuxuu noqday ninkii ugu horreeyey ee fanaan noqda isagoo maqalka La' ( waxba ma maqlo, mana hadli karo) hadana heesihiisa dad badan baa dhagaysta

Boocame media

Degmada Boocame Ee Gobalka Sool.MJ Hilaaciye📸 Boocame mediaFollow page
01/06/2024

Degmada Boocame Ee Gobalka Sool.

MJ Hilaaciye📸
Boocame media
Follow page

Congratulations to all the students on completing their form four class at  Farah Mohamud Secondary School academic year...
20/05/2024

Congratulations to all the students on completing their form four class at Farah Mohamud Secondary School academic year 2023/2024.
We wish all of you to get a tremendous achievements i.a.

Saaka ayaan Sawirkan soo dhigay, Dad badan oo danaynaya Dalagan iyo kuwo Khibrad ahaan in looga faa'ideeyo u raba ba way...
14/05/2024

Saaka ayaan Sawirkan soo dhigay, Dad badan oo danaynaya Dalagan iyo kuwo Khibrad ahaan in looga faa'ideeyo u raba ba way ila soo xidhiidheen.

Beertan waxay kamid tahay Beeraha ugu waawayn Degmada Boocame, waxaana leh Nin la yidhaado Cadceed Boos Numerkiisa, oo aan soo helayna waan la wadaagay Dadkii isoo waydiiyey.

Halkaa markay joogto, waxaa iisoo baxay in Soomaalidu aysan ku wacnayn dhinaca Suuq-gayta(Marketing), oo Qofkii u yimaada uun aragto, iyo in Media-ha Soomaalidu, uusan ka qayb qaadan wax soo saarka Gudaha, taas badalkeeda waxyaabo hoose uun ay awoodda saaraan.

Dalyare iyo Buuhoodle, oo aan dhawaan tagay, Labadaba waxaan kusoo arkay Dad badan oo Maal-gashaday Wax soo saarka Beeraha waana arin bogaadin mudan, waxaanse kula sii talin lahaa inay Casriga la jaan-qaadaan oo Media-ha adeegsadaan.

Hon Haibe
Boocame media

Wax soo saarka Beeraha D.BoocameBoocame media
13/05/2024

Wax soo saarka Beeraha D.Boocame

Boocame media

Boocame :- 10-5-2024Xaflada Daahfurka Cagaarinta Degmada Boocame ee Qof iyo geedUgu horayn waxaad umahadcelinaya Allah M...
11/05/2024

Boocame :- 10-5-2024

Xaflada Daahfurka Cagaarinta Degmada Boocame ee Qof iyo geed
Ugu horayn waxaad umahadcelinaya Allah
Mashruucan waxaanu bilownay Qaaraan ururintiisa Bishi labaad waxaana ladaahfuray Bisha 5aad

Waxaan umahadcelinaya cidkasta oo kaqayb qaadatay lahaydna Maalgalinta wajiga koobaad ee Cagaarinta Degmada Boocame ee Qof iyo geed

Sidoo kale waxaan umahadcelinaya Ururka ubax Boocame oo ahaa Fuliyaha Mashruuca Cagaarinta Degmada Boocame oo kasoo Dhalaalay Shaqadii ay gacanta kuhayeen

Gabagabo :-
Waxaan Ka codsanaya cidkasta oo Nasiib uheshay in loo beero geed
✓in ay xanaaneeyaan Geedkaas
✓in ay waraabiyaan Geedkaas

Geedkaas wuxuu la midyahay ilma yar oo lakorinayo

Waxaana inoo balana Boocame oo cagaaraan wakhti Dhow

Mahadsanidin 🙏
Qore:- Abdirezak Ahmed Tunbuur

07/05/2024

Jawiga Boocame

Muqaal soosaare Abshir H. Farah

Welcome Mudane Madaxwayne
09/04/2024

Welcome Mudane Madaxwayne

Tartan aqooneed Farah Mohamud Secondary School D.Boocame Boocame media
17/02/2024

Tartan aqooneed

Farah Mohamud Secondary School D.Boocame

Boocame media

17/02/2024

Tartan Aqooneed
Dugsiga sare Ee Farah Mohamud Secondary School D.Boocame

Boocame media

16/01/2024

Boocame Ssc-khatumo

Follow page
Boocame media

23/12/2023

Dareen shacab Only SSC-KHAATUMO

Barkhad NuuriYe 📷

DAREEN SHACAB ONLY SSC-KHAATUMO Boocame media
23/12/2023

DAREEN SHACAB

ONLY SSC-KHAATUMO

Boocame media

Address

Bosasso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boocame media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share