Pharmacists Jama Ahmed Salah

Pharmacists Jama Ahmed Salah jamac

06/07/2022
Musharax gudoomiyaha ururka ardayda jaamacadda Badda Cas Mudane C/fataax Cali XasanHufnaan & hawlkarnimo Guul insha Alla...
19/03/2020

Musharax gudoomiyaha ururka ardayda jaamacadda Badda Cas Mudane C/fataax Cali Xasan

Hufnaan & hawlkarnimo
Guul insha Allah Sxp

Wakhti tagay my real brother's and friend's
03/03/2020

Wakhti tagay my real brother's and friend's

03/03/2020

An international citizen

Mid kamida sarihii dhaadheeraa ee uu R.Xassan Khayre inoo sheegay oo laga dhisay xoolo dowladeed Mulkiilaha sarta qandar...
18/02/2020

Mid kamida sarihii dhaadheeraa ee uu R.Xassan Khayre inoo sheegay oo laga dhisay xoolo dowladeed
Mulkiilaha sarta qandaraas qaate, wasiir h**e iyo Xildhibaan c/laahi maxamed nuur

Wxn halkan hampalyo maher uga  dirayaa lamaanaha iscalmaday  Wllky/Sxpky Mudane Ahmed Zaki Guumbe iyo  Marwadiisa qaalig...
16/01/2020

Wxn halkan hampalyo maher uga dirayaa lamaanaha iscalmaday Wllky/Sxpky Mudane Ahmed Zaki Guumbe iyo Marwadiisa qaaliga ah Maymun C/Lahi oo Maher koodu kadhacay Magaalada Kaladhac ee Gobalka Sanaag.
Hampalyo Hampalyo Hampalyo noqda kuwii Laguna nagaadee ubad khayrlena kala hela.

Hampalyo hampalyo Mohamed abdirahman Omar Yarisow oo Loo magacabay Xooghayaha Koowaad ee Ergayda Soomaalida New York All...
05/11/2019

Hampalyo hampalyo Mohamed abdirahman Omar Yarisow oo Loo magacabay Xooghayaha Koowaad ee Ergayda Soomaalida New York

Allaaah ha'u fududeeyo xilka culus ee Loo magacabay

Hampalyo Ra'iisal wasaare ku-xigeenka soomaaliya Mudane Mahad maxamed Guuleed iyo Ku-xigeenka Arimaha waxbarasha safaara...
27/10/2019

Hampalyo Ra'iisal wasaare ku-xigeenka soomaaliya Mudane Mahad maxamed Guuleed iyo Ku-xigeenka Arimaha waxbarasha safaarada soomaaliya ee India marwo Amal Mohamed said Allaah haydin barakeeyo Ubad Khayr qabana haydin kala siiyo

 -Day 14/10/2017  wxy aheyd maalin madow maalin ku dhawad 700 oo somali ah lawaayey wax kayar 5daqiiqo Allaah ha unaxari...
14/10/2019

-Day 14/10/2017 wxy aheyd maalin madow maalin ku dhawad 700 oo somali ah lawaayey wax kayar 5daqiiqo
Allaah ha unaxariisto walaaalihii soomaaliyeed ee ku naf waayey xasuuqii zoobe
Somalida kalena ha ku cibaaraqaateen Cadowgana How midoobeen

 Nobad iyo Nolol oo dharbaaxo kulul kudhufatay QM kadib mrkii ay ugu caga juglaysey in ay ka laabato go'aankii ay Ku cay...
05/01/2019



Nobad iyo Nolol oo dharbaaxo kulul kudhufatay QM kadib mrkii ay ugu caga juglaysey in ay ka laabato go'aankii ay Ku cayrisay HAYSOM blse Nabad iyo Nolol wey Ku gacansayrtay oo waxy tiri #(Soomaaliya_soomaali_baa_leh) oo amarkooda ayaa kasoconaaya wxyna kaliftay inuu xooghaya guud QM gacmaha hoorsado oo uu macaabo xooghaye kle isaga oo kaxun waa go'aan aan lagu dhiiran mudo dhan 28sano

 Maxaad Ku sagootineysaa sanadda 2018 maxase Ku Soodhaweyneysaa Sanadda 2019  waxan Ku saboonitinaayaa Dr.Gaas waxane Ku...
31/12/2018


Maxaad Ku sagootineysaa sanadda 2018 maxase Ku Soodhaweyneysaa Sanadda 2019
waxan Ku saboonitinaayaa Dr.Gaas waxane Ku sodhaweynaya Dr.Cali Ciise Cabdi

Asxabta dhankiina

Nabad iyo Nolol Xukumadii r.wasare khayre oo labo naakhude yelatay salfudaydna Ku kacday.Qoral kaso bxy xafiska r.wasare...
16/10/2018

Nabad iyo Nolol

Xukumadii r.wasare khayre oo labo naakhude yelatay salfudaydna Ku kacday.
Qoral kaso bxy xafiska r.wasare khayre ayaa lagu taageray gacanku dhiig laha ibnu salman iyo boqortoyadisa qoral oo u ekaa mid aan kafiirsasho lahyn una dhacay si deg deg ah ayaa laga ayaaba in ayey Somalia kuweydo saxibo badan sida turkiga oo LA og yahy maqamka uu kajogo shacbka Somalia, qadar oo waddey mashariic horumarineed iyo hoos udhac kuyamada rajadii ay qaramada midobay iyo dhaman calmku ay kaga cafinlaayen deyma dalka lagu leyhy kuwo kalane usin lahayren.
Qoralkan oo ladhafsathy cadadis iyo faragalin ay awal sucudigu kuhayey xukumada khayre mrka xumada khayre ma isweydisey sualahan

1.dalka ayaa utaliya?
2.mxy thy siyasada uu sucudigu kadamac sanyhy Somalia?
3.raali ka ahaanshaha iyo Ku taageerka dulminta suxufi Muslim ah iyo inala duudsiyo xaqiisii?
Wxa ayey balan qaday kuna dharatey khayre iyo xukumadi inay musmaasuqa ciribtireyso danaha diintana dhowreyso bilaa caleyk soomaaliyey musuqmaasuq kaweyn ayaa jira in si foolxun loo dilo qof Muslim ah kadibna lataageero qofki wxa diley wxn halkan baaq uga diraayaaa khayre mudane r.wasare waa fashilantee sidhqsiyo ah xilka iskaga casil waayo mnta waa lagu jecelhy oo laguu ducayn barise waa lagu nici oo lagu habaari

Xasuus qaran Cawa wxa mudo sanada laga joga musiibdii qaran ee zoobe ee lagu xansuqay inkaban 1100qof ay kudhinten kuma ...
13/10/2018

Xasuus qaran
Cawa wxa mudo sanada laga joga musiibdii qaran ee zoobe ee lagu xansuqay inkaban 1100qof ay kudhinten kuma dhawacmeen wxn dhaman umada islamka ah kacodsanaya iney usoduceyan intii kegeeryotey musibadaas kuu dhacday dad aan wxba galabsan

Wxa mugdi galay xidhiidhkii udhaxeyey turkiga iyo sucudiga isaga oo udhowday inuu turkigu uu xidhiidhka ujaro sucudiga k...
12/10/2018

Wxa mugdi galay xidhiidhkii udhaxeyey turkiga iyo sucudiga isaga oo udhowday inuu turkigu uu xidhiidhka ujaro sucudiga kadib mrkii lawaayey suxufi sucudiyan ah oo ay cid ugu dambeysay isaga oo siigalaya qusuliyada sucudiga ee dalka turkiga suxufigan oo mid inta badan dhaleecayya siyaasada boqortoyada sucuudiga
Baritano hordhac ah oo ay sameyeen sarakisha turkiga ayaa sheega in ay arkeen muqaalo iyo sawiro muujinaya ayado suxufi jamal ay dad carab ah ugeysanayaan jirdil yadoo LA,aamin sanyahy inuu jirdilka kadib lakharijieyey.
Taas oo kacareysiisey madaxda turkiga aydo awalba madaxweyne ordugaan uu dhayalsana siyasada salman iyo wilkisa.
Su,aashu waa haddu maxadweyne ordugaan uu xidhiidhka ujaro boqortoyada sucudiga waa maxay mowqifka lagudboon maxadweyne soomaaliya mohamed abdulahi farmaajo
1.inuu lasafto turkiga
2.inuu lasafto sucudiga
3.inuu dhexdhexaad kaqaato oo mrka daciif galo xidhiidhka Somalia iyo turkiga
Waa mxy mowqifka lagudboon Nabad & Nolol???!!!!
Jawaabtu waadhankiina
Plse share siidheh si asxabta kale ay fikirkoda uga soodhiibtan

MUdane m.weyne farmaajo ayaa Ku rajaweyn inuu  jabiyo record ayey h**ey ujabinwayeyn madaxdii kah**eysay recordkas oo ah...
09/10/2018

MUdane m.weyne farmaajo ayaa Ku rajaweyn inuu jabiyo record ayey h**ey ujabinwayeyn madaxdii kah**eysay recordkas oo ah uu marlabaad lodorto hominta dalka taas oo Ku dhixan dhowr arimod oo larabo inuu kasobaxo wxna kamida ah
1.gaarsinta dalka one cord one ford
2.sameynta maxkamad qaran oo dasturi ah
3.dabacaada lacag cusub oo shilin soomaali ah
4.dhisida ciidan qaran oo lawarega amaanka dalka
5.cafinta deymihi dalka looheystey

NaBad iyo Nolol
Eng.Al Amana

04/05/2018

Asc hbn wngsn dhamaaan umada Islaamka ah

Address

Boosaaso

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252907232445

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pharmacists Jama Ahmed Salah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Pharmacists Jama Ahmed Salah:

Videos

Share

Category


Other Video Creators in Boosaaso

Show All